Gollaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Liisamada Ganacsiga
June 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada gollaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta ansixiyeen xeerka liisamada ganacsiga dalka.
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland