Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Furay Shir-weynaha Qaran Ee Sakadda.
June 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay shirweynaha qaran ee Sakadda kaasi oo muddo laba maal-mood ah ka soconaya magaalada Hargaysa oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafta Jamhuuriyadda Somaliland.



