Cabdirasaaq Gorayo Oo ka Waramay Qaabkii Loo Dilay, Doorka Uu ku Leeyahay Wasiir Axmed Muumin Seed Iyo Magacyada Kooxdii Loo Adeegsaday!
July 3, 2021 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Cabdirasaaq Gorayo oo dhawaan koox dhalinyaro oo loosoo adeegaday magaalda boorama ugu gaysteen dhaawacyo culus oo halis ayaa ka waramay cida ka danbaysay weerarkan lagu dhaawacay iyo magacyada dhalinyaradii loosoo adeegsaday.
