Maamulka Gobolka Awdal Iyo Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Oo Ka Hadlay Dilka Arday Katirsanaa Jaamacada Oo Askari Ciidanka Booliska Ahi Toogtay”Daawo Muuqaal
July 6, 2021 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Awdal, Gudoomiyaha Jaamacada Prof Saleebaan Cabdi Guuleed Iyo qaarkamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa ka hadlay dil ka Dhacay Jaamacada Camuud kadib markii Arday Katirsanaa Jaamacada Camuud uu galabta askari katirsan ciidanka booliska ee ilaalada jaamacadu toogtay kaasi oo geeriyooday.
