Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Shaacisay Wakhti Ay Ku Dhawaaqayso Natiijada Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland.
July 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyha Maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa shaaciyay wakhtiga ay ku dhawaaqayaan natiijada rasmiga ah ee golaha wakiilada somaliland.
Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada sare ayaa madaxda xisbiyada, wasiirada ay khusayso, ururada bulshada iyo madaxwaynaha somaliland ku war galisay in ay kala soo qaybgalaan u dhawaaqista natiijada golaha wakiilada oo ay umudaysay maalinta bari ah taariikhduna tahay 07/07/2021 kuna beegan khamiista