Somaliland: Ganacsatadda Oo Laga Qayb Gelinayo Mashruuca Xakamaynta Nafaqo Darrida
July 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga daahfuray barnaamij ganacsatadda dalka lagaga qayb gelinayo xakamaynta mashruuca nafo daridda.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici, oo xafiiskiisa uu hoos yimaado barnaamijka nafa darida ayaana daahfuray barnaamijkaasi.

Waxaanu sheegay Saylici, in si looga baxo nafaqo darrida in loo baahan yahay la hello cuntooyin dheeli tiran oo nafaqo leh.