Madaxweynaha Dalka Haiti Oo Lagu Dilay Weerar Gurigiisa Ay Ku Qaadeen Koox Hubaysani
July 7, 2021 - Written by admin
Haiti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Haiti, Jovenel Moïse, ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday hoygiisa gaarka ah, sida lagu sheegay bayaan uu soo saaray ra’iisul wasaaraha ku meel gaadhka ah ee dalkaasi Claude Joseph.
Mr Joseph wuxuu sheegay in guriga Madaxweynaha ay weerareen niman hubeysan oo aan haybtooda la garanayn abaaro 01:00 waqtiga ee maxaliga ah ee dalkaasi