-
Xamaaliinta Dekeda Berbera oo Lacag Uga Xaniban Tahay Waraaq Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Shirkada Dp World Ka Sugeyso.
Geelayaasha ka xamaasha Dekada Berbera ayaa cabashadoodu taagnayd sanadihii udanbeeyay waxaanay xubno kamid ahi warbaahainta usheegeen in Markabka qamadiga ukeena Warshada Alwadniya ee samaysa Daqiiqda xili kasta oo ...
Friday, January 31, 2025
-
Salwan Momika oo Ahaa Murtad Hore Kitaabka Quraanka Ah Ugu Gubay Dalka Sweden oo Toogasho Lagu Khaarajiyay
Salwan Momika oo ah qaxooti ka soo jeeda Ciraaq oo kitaabka quraanka kariimka ah hore ugu gubay dalka Sweden ayaa maanta Toogasho aan cid loo qaban loogu dilay dalka Sweden
...
Thursday, January 30, 2025
-
“Waxan Ahay Gabyaa Iyo Macalin Muddo badan Ereygiisa U Adeegsanayey Helitaanka Nolol Sharfan oo Uqalanta Dadkiisa. Taagi Meel Ay Idhigtaba, Weligay Gorgortan Kama Gelin Udamqashada Dadkayga, Hadii Wed Idaayo Waxan Isu Soo Taagayaa Doorashada Golaha Wakiilada 2026-ka”Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
"Waxan ahay gabyaa iyo macalin muddo badan ereygiisa u adeegsanayey helitaanka nolol sharfan oo u qalanta dadkiisa. Taagi meel ay i dhigtaba, weligay gorgortan kama gelin u damqashada iyo la damqashada dadkayga. Waxseen dareemay...
Thursday, January 30, 2025
-
“Maxaa Soo Baxaya Markay Bayle Arkaan Imaaraatkaa Wax La Weydiisanayaa”W/Q Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto
"Maxaa soo baxaya marka Bayle ay Imaaraat ka wax la weydiisanayaa arkaan.
Ma wasiirkii Soomaaliya oo hadana Soomaaliland wax u doonaya!!!!
Wiil dhalinyaro ah oo alshabaab ah oo uu tababari jiray macallin Maraykan a...
Monday, January 27, 2025
-
Safar Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Dareenada Iyo Danaha Ku Gadaaman”Faalo
Safarka Madaxweyne Cirro, Sawirka La Raadinayo iyo Qorshahooda Yool Habaabinta ah.
Shalay Waxa Hargeysa ka baxay Wafti Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi kaas oo u dhoofay D...
Monday, January 27, 2025
-
Daawo Muuqaalka Ambabaxa Safarka Madaxweyne Cabdiraxmaan ciro ee Dalka Isutaga Imaraatka Carabta
Daawo Muuqaalka Ambabaxa Safarka Madaxweyne Cabdiraxmaan ciro ee Dalka Isutaga Imaraatka Carabta
https://youtu.be/huJ00Zx6wHg
Berberatoday.com...
Sunday, January 26, 2025
-
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Wefti uu Higaaminayo oo U Ambabaxay Safar Dalka Imaaraatka Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu baxay dalka Isku-taga Imaaraadka Carab...
Sunday, January 26, 2025
-
Madaxweynaha Somaliland ayaa Taliyeyaal Cusub u Magcaabay Ciidanka Militeriga Iyo Booliska ee Somaliland Kuwii Horena Xilalka Ka Qaaday
𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐭𝐨 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 23/01/2025 u...
Thursday, January 23, 2025
-
Madaxweyne cabdiraxmaan Ciro oo Xeer Kusoo Saaray Mushahar Kordhinta Ciidamada Dalka ee Kala Duwan 50% Sidoo Kale Wuxu Amaray In Bu.da Indhaha Laga Diwaan Galiyo Ciidamada”Daawo Muuqaal
Madaxweyne cabdiraxmaan Ciro oo Xeer Kusoo Saaray Mushahar Kordhinta Ciidamada Dalka ee Kala Duwan 50% Sidoo Kale Wuxu Amaray In Bu.da Indhaha Laga Diwaan Galiyo Ciidamada"Daawo Muuq
https://youtu.be/JC13_Fw_SWM
&n...
Wednesday, January 22, 2025
-
“Sonkortu Waa Shaydaan, Waana In Dawladdu Cashuur Badan Kusoo Rogtaa Waayo Uma Roona Dadkeena Yar Iyo Weynba..”Dr Axmed Xaashi”Daawo Muuqaal
"Sonkortu Waa Shaydaan, Waana In Dawladdu Cashuur Badan Kusoo Rogtaa Waayo Uma Roona Dadkeena Yar Iyo Weynba.."Dr Axmed Xaashi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8PuHf725m2Q
&nbs...
Sunday, January 19, 2025
« Previous Page — Next Page »