-
Eng Cabdi Cali Barkhad Oo Soo Bandhigay Qalab Lagaga Hortagayo Gubashada Suuqyada Iyo Guryaha”Daawo Muuqaal
Eng Cabdi Cali Barkhad Oo Soo Bandhigay Qalab Lagaga Hortagayo Gubashada Suuqyada Iyo Guryaha"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0zHHGZRGBhk
...
Tuesday, February 11, 2025
-
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Komishanka Doorashooyinka Qaranka u xaqiijiyey Inay Doorashooyinku Ku Dhici Doonaan Waqtigii Loo Muddeeyey .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiramxaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Maxamed Aw Cali Cabdi ayaa maanta (10.02.2025) kulan muhi...
Monday, February 10, 2025
-
Warshada Laydhka Ee Berbera oo Markale Gacanta Loo Galiyey Mashruuc Soller oo Ay Bixinayo World Bank Kaas Uu Ku Kacaya Lacag Dhan 20 Milyan oo Doller
Warshada Laydhka Ee Berbera oo mar kale gacanta loo galiyey mashruuc Soller oo ay bixinayo World Bank kaas uu ku kacaya lacag dhan 20 Milyan oo Doller
Mashruucan ayaa waxa lagu caawiyey shacabka Berbera,
Cabash...
Monday, February 10, 2025
-
Mashruuca Free Zone-ka Aaga Cashuuraha Ka Caagan oo Fashilmay”W/Q Axmed Cabdi Muuse
Xunbo wayne 2.
Mid ka mida mashaariicda fashilmay waxa ka mida Aaga Cashuuraha Ka Caagan (Freezone) ka oo qorshihii loo maalgaliyey ahaa In Ay soo Degaan Shirkadaha waawayn Ee D...
Sunday, February 9, 2025
-
“Xoor Baa Libaax Cunay Miyaad Golaha Keenteen, Khadar Guunaw Hindida Berbera Joogtay Anagaa Keenay Ay anoo Shaqeynayeen.Adigana Hilibkii Ciro Kuu Qaaday Ayaa Kugu Yaraaday”Oday Cali Ibrhaahim Xamuumi.
"Xoor Baa Libaax Cunay Miyaad Golaha Keenteen, Khadar Guunaw Hindida Berbera Joogtay Anagaa Keenay Ay anoo Shaqeynayeen.Adigana Hilibkii Ciro Kuu Qaaday Ayaa Kugu Yaraaday"Oday Cali Ibrhaahim Xamuumi.
https://youtu.be/eL2-lKCaB...
Thursday, February 6, 2025
-
Xisbiga Kulmiye oo Xaqiijiyay In Ciidankii Ilaalada U Ahaa Madaxweynihii Hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Dhamaan Laga Qaaday oo La Geeyay Madaxtooyada
Xisbiga Kulmiye ayaa xaqiijiyay in dhammaan ciidankii ilaalinayay madaxweynihi hore ee Somaliland Muuse Biixi, xukuumaddu galabta ka qaaday oo lagu soo celiyay madaxtooyada.
Kulmiye ayaa sheegay in shacabka Somaliland ilaas...
Wednesday, February 5, 2025
-
Dr Ugaas Maxamud Ducaale Saleebaan Talaabo oo Si Adag Ugu Jawaabay Xildhibaan Khadar Guun Taariikhda Gobolka Saaxil Iyo Halgankiina Ka Sheekeeyay”Daawo Muuqaal
Dr Ugaas Maxamud Ducaale Saleebaan Talaabo oo Si Adag Ugu Jawaabay Xildhibaan Khadar Guun Taariikhda Gobolka Saaxil Iyo Halgankiina Ka Sheekeeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tjUwhDpVv6k
 ...
Tuesday, February 4, 2025
-
Madaxtooyada Somaliland oo Ku Amartay Ciidankii Madaxtooyada ee Ilaalada U Ahaa Madaxweyne Muuse Biixi Inay Xeryohooda Kusoo xeroodaan
Madaxtoyadda Somaliland ayaa Amar ku bixisay inay ku soo xaroodaan xeryahoodi Ciidamadii ilaalada u joogay Guriga Madaxweynihi hore Somaliland Muuse biixi Cabdi,Arintan ayaa ku soo beegmaysa Xilli Madaxweyne hore Muuse...
Tuesday, February 4, 2025
-
“Cabdiraxmaan Cirooy Berbera Ragii Lahaa Way Joogaan, Hankaygu Aniga Mayernimo Wuu Ka Weynyahay”Xildhibaan Axmed Xaaji Cali Caynabo”Daawo Muuqaal
“Cabdiraxmaan Cirooy Berbera Ragii Lahaa Way Joogaan, Hankaygu Aniga Mayernimo Wuu Ka Weynyahay"Xildhibaan Axmed Xaaji Cali Caynabo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YHhaxrTFnSg
...
Sunday, February 2, 2025
-
Xamaaliinta Dekeda Berbera oo Lacag Uga Xaniban Tahay Waraaq Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Shirkada Dp World Ka Sugeyso.
Geelayaasha ka xamaasha Dekada Berbera ayaa cabashadoodu taagnayd sanadihii udanbeeyay waxaanay xubno kamid ahi warbaahainta usheegeen in Markabka qamadiga ukeena Warshada Alwadniya ee samaysa Daqiiqda xili kasta oo ...
Friday, January 31, 2025
« Previous Page — Next Page »