-
Warbaahin Caalamiya Oo Sheegtay In Somaliland Door-bidayso Inay xidhiidh La Yeelato Isreal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbaahinta Dunida badhkood ayaa Saadaaliyey inay Suurto-gal tahay in Somaliland heshiis Diblumaasiyadeed la gasho isla-markaana ay aqoonsato Dawladnimada Isreal.
Warbaahinta qaarkood ayaa sheegay...
Tuesday, November 10, 2020
-
Mashruuc Xukumadu Ku Samaynayso Biyo Xidheen Oo Barakicin Doonaa Shan Boqol Oo Beerood Oo Shacab Masaakiin Ahi Leeyihiin Iyo Siyaasiga Cabdicasiis Samaale Oo Qandaraas Lagu Siiyay
Mashruuca Biyo-Xidheenka ah Ee Madaxtooyadu Ka Samaynayso Gabiley iyo Shan Boqol oo Beerood Oo oo Shacab Masaakiin ah Lagaga Qaadanayo Dhulkoodii
Waxaynu Wada ognahay in Madaxtooyada Somaliland ka Samaynayso Deegaanka Gobol...
Monday, November 9, 2020
-
Magacyada Duuliyeyaashii Diyaaradihii Duqeeyey Hargaysa 1988 Iyo Qabaa’ilka Ay Kasoo Jeedaan Akhriso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xigmad uu reebay madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Mandela ayaa ahayd” Forgive, but never forget their names”, oo nuxur ahaan noqonaysa, in cadowgii dhibta kuu geystay aad saamixi karto, hasayeesh...
Friday, October 23, 2020
-
Fanaan Maxamed Siciid Bk Oo Si Rasmi Ah Ushaaciyay In Uu Ka Fadhiistay Fanka Iyo Sababta”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka maxamed siciid Bk oo kamid ah dhalinyrada mudooyinkii danbe kusoo caan baxday fanka danbe kana mid ahaa xubnihii kusoo shaac baxay kooxda xidigaha geeska ayaa maanta shaaciyay in uu ka fadhiista...
Thursday, October 22, 2020
-
Maxay ku kala duwan yihiin Jaamacadaha Gaarka loo leeyahay iyo Jaamacadaha Dawladu maalgeliso – qalinkii A/rahman fidhinle UK
Aqoontu waa ruuxiyaadka hogaamiya binu-adamka taas oo shaqsiga horumarkiisa ku hagta kuna hanuunisa. Waxabarashadu waa xuquuq aas aasiya waxaanay kobcisaa oo balaadhisaa caqliga iyo karaamada shaqsiga, waxay qaabeysaa nolosha qofk...
Sunday, October 18, 2020
-
Sucaad Carmiya Odowaa Oo Soodhaweyn Iyo Xaflado Isbarkan Loogu Sameeyay Deegaamada Suuqsade,Galoolay Iyo Dubur”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Sucaad Carmiye Odowaa oo hore ushaacisay inay tahay Musharax gole Wakiileed oo Gobolka Saaxil ah ayaa waxa Soodhaweyn iyo Xaflad loogu Sameeyay Deegaanka Suuqsade ee Bariga Degmada Sheekh Sidoo kale Wax...
Friday, October 16, 2020
-
Safiirkii Hore Ee Imaaraatka Somaliland Ufadhi Jiray Ambasador Xasan Yasin Hirad Oo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye Ku Bogaadiyay Caydhinta Golaha Dhexe Laga Saaray Xubno Door Mihiima Ka Qaatay Faashilka Mashaariicdii Imaaraatka Ee Somaliland Laga Fulin Lahaa Iyo Baaq Uu Udiray Imaaraatka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore Imaaraadka ufadhi jiray Somaliland Ambasado Xasan Yassin Hirad ayaa kubogaaiyay Xisbiga Kulmiye kasaarista ay Golaha Dhexe kasaareen Rag badan oo qayb ka ahaa fashilka ...
Saturday, October 10, 2020
-
Magacyada 241 Xubnood Oo Kamid Ah Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Shaaciyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulmiye ayaa shaaciyay magacyada 241xubnood oo kamid golaha dhexee ee lagu soo doortay shirwaynihii afraad ee xisbiga kuwaasi oo ka koobnaa 280xubnood
Sidoo kale 39xubnood oo kamid ah golaha dhexe xis...
Saturday, October 10, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Caddeeyay Inaanu Mar Sadexaad Isu-soo Taagi Doonin Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta markii dib loogu cumaamaday Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye kadib caddeeyay in aanu mar danbe isu-soo taagi doonin guddoomiyenimada xisbiga t...
Monday, October 5, 2020
-
Shacabka Deegaanka Xeedho Oo Masaafo 20KM Ah Xeebta Galbeed Kaga Beegan Berbera Oo Waxqabad La,aan Ka Cabanaya Baaqna Udiray Maamulada Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Shacabka Deegaanka Xeedho Oo Masaafo 20KM Ah Xeebta Galbeed Kaga Beegan Berbera Oo Waxqabad La,aan Ka Cabanaya Baaqna Udiray Maamulada Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera"Daawo Muuqal
https://...
Tuesday, September 29, 2020
« Previous Page — Next Page »