-
Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Oo Soo Saaray Qoraal Uu Guud Ahaan Shacabka Somaliland Iyo Xukumadaba Ugu Mahad Naqayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Dega Saaxil, Togdheer Iyo Maroodijeex Ee Ciismu Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo dhawaan markii aabihii Geeriyooday lagu boqray magaalada Hargeys...
Tuesday, September 29, 2020
-
“Maanta Waxay Ku Beegan Tahay 15 Sano Ka Hor Maalintii Loo Dareray Doorashada Golaha Wakiilada Ee Maanta Jooga Oo Ku Taariikhaysan 29 Sept, 2005.W/Q Mohamed Gaceyte
Maanta waxay ku beegan tahay 15 sano ka hor maalintii lo dareray doorashada mudanayasha Golaha Wakiilada ee maanta jooga oo ku taariikhaysan 29 Sept, 2005.
Mudo xileedka la doortay wuxuu ahaa 5 sano, Sharciyan mudadii loo...
Tuesday, September 29, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Qasriga Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ku Qaabilay Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo 14 Bishan Sempter loo Caleema saaray Suldaanka Guud ee...
Monday, September 28, 2020
-
Aqoonyahanad Sucaad Carmiye Odowaa Oo Xaflada Balaadhan Ku Shaacisay Musharaxnimadeeda Golaha Wakiilada Iyo Taageerayaal Badan Oo Usacaba tumay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahanad Sucaad Carmiye Odowaa Oo Xaflada Balaadhan Ku Shaacisay Musharaxnimadeeda Golaha Wakiilada Iyo Taageerayaal Badan Oo Usacaba tumay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/tWoGdZgoIok
&...
Saturday, September 26, 2020
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Balan Qaaday Inay Beerayaan 30 Kun Oo Geed 2500 Kamida Saaka Qeybiyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Balan Qaaday Inay Beerayaan 30 Kun Oo Geed 2500 Kamida Saaka Qeybiyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/dMhsAvrnYSQ
Berberatoday.com...
Thursday, September 24, 2020
-
Daawo Muuqalka”Xafladii Qado Sharafta Aheyd Ee Xaaji Cali Xoorxor Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobolada Saaxil. Maroodijeex Iyo Togdheer Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Kooshin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xafladii Qado Sharafta Aheyd Ee Xaaji Cali Xoorxor Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobolada Saaxil. Maroodijeex Iyo Togdheer Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Kooshin
ht...
Wednesday, September 16, 2020
-
Aas Qaran Oo Xabaalaha Baqiic Ee Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Iyo Madaxda Iyo Shacabka Somaliland Oo Aan Ukala Hadhin Ka Qeyb Galka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Allah Ha Unaxariistee waxa Xabaalaha Baqiic ee galbeedka Hargeysa Aas Qaran loogu sameeyay Suldaankii Guud ee Beelaha Ciise Muuse Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo 10.09.2020 ku geeri...
Monday, September 14, 2020
-
Taariikhda Nololeed Iyo Waxbarasho Ee Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin”Waxa Qoray Axmed Siciid Cige
Ilaahay ha u naxariistee Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin wuxuu ku dhashay magaalada berbera sanadkii 1942 . hooyadii magaceedu waa Qaali Barre Cilmi .
Suldaan Cismaan wuxuu waxbarashadiisii hoose iyo dhexe iyo sareba k...
Sunday, September 13, 2020
-
Taagii Labaad Oo Haayada Dekedaha Somaliland Soo Iibisay Iyo Xaflada Bada Korkeeda Loogu Sameeyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Taagii Labaad Oo Haayada Dekedaha Somaliland Soo Iibisay Iyo Xaflada Bada Korkeeda Loogu Sameeyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/68PJHrnlPyg
Berberatoday.com...
Saturday, September 12, 2020
-
Qurba Joogta Beelaha Ciise Muuse Oo Tacsi Ka Diray Geerida Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin
Ifrah Jama Haji Elmi
Mohamed Saleebaan Suldan Ali kooshin
Anab Omar Mohamed Guled
Abdillahi Omar Hussein Shaqale
Xildhiban Hussein Wadadyare
Hodan Mohamed Good
Safia Mohamed Good
Salma Mohamed Good
Khad...
Friday, September 11, 2020
« Previous Page — Next Page »