-
Gudoomiyayaasha Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Ee Gobolka Saaxil Xildhibaano Ka Kala Tirsan Guurtida Iyo Deegaanka Berbera Oo Qaadacay Xiliga Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanada Dalka Komishanku Usteeyay Iyo Sababta”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyayaasha Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Ee Gobolka Saaxil Xildhibaano Ka Kala Tirsan Guurtida Iyo Deegaanka Berbera Oo Qaadacay Xiliga Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanada Dalka Komishanku Usteey...
Monday, August 24, 2020
-
“Waar Aniga Ilaahay Cilmi La’aanbuu Igu Siiyay Xoolaha, Ee Idinkana Ilaahay Cilmiga Haydinku Siiyo”.Ganacsade Maxamed Jabuutaawi.
Laascanod(Berberatoday.com)-Hal Ku dhig Caqiidada Ku Salaysan, oo isna Uu tusaale u Yahay, Ganacsade Maxamed Jabuutaawi, hadalkiisii maadda u ekaa ee uu Jaamacadda Nugaal ka jeediyay.
Wuxuu Ardayda ku yidhi ” Waar aniga I...
Friday, August 21, 2020
-
Mujaahid Kamid Ahaa Haldoorkii SNM Oo Qoyskiisii Xabsiga Loo Taxaabay Oo Ka Hadlay Tacadiga Iyo Cadaalad Darada Lagu Hayo”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid ka mid ahaa halgamayaashii ururkii Snm ee xorooyaya jamhuurtida Somaliland kana mid ah xubnii ku dhaawacmay dagaaladaasi kuwa waayay laxaadkiisii ayaa ka hadlay tacadi iyo awood sheegasho lagu h...
Friday, August 21, 2020
-
Xukumada Sudan Oo Shaqadii Ka Caydhisay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Debeda Dalkaas Oo Ka Hadlay Xidhiidh Dawladiisu La Sameyn Doonto Israa,il Iyo Waxay Xukumada Somaliland Ka Baran Karto
Khartoum(Berberatoday.com)-Dawlada dalka Sudan ayaa shaqadii ka caydhisay afhayeenkii Wasaarada Arimaha Debeda ee Xukumada Khartoum Haydar Badawi kadib markii uu ka hadlay arimo diblomaasiyadeed aan loo igman xukumadiisuna aanay r...
Wednesday, August 19, 2020
-
Musharaxiinta Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Shuruudo Adag Oo Culays Maaliyadeed Wata Lagu Xidhay Iyo Ragii Soo Hanqal Taagayay Oo Loo Quus Gooyay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxiinta Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Shuruudo Adag Oo Culays Maaliyadeed Wata Lagu Xidhay Iyo Ragii Soo Hanqal Taagayay Oo Loo Quus Gooyay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/rnL3i6VqZ0E
&...
Wednesday, August 19, 2020
-
“Anigu Qurba Joog Ayaan Ahey Laakiin Waxan Qirayaa Wuxuu Berbera Ka Qabtay Maayar Cabdishakuur Cidin”Axmed-nuur Jaamac Aadan
Magacaygu waa Axmed-nuur Jaamac Aadan oo ah qurba joogta reer saaxil ee dalka Jarmal ku sugan waxaan maanta doonayaa inaan cod dheer baaq ugu diro shacabka aan jecelahay ee gobolka saaxil, waxaan ugu baaqayaa bulshadayda nimaan ku...
Monday, August 17, 2020
-
Xildhibaan Cabdiqaadi Ismaaciil Jirde Oo Ka Waramay Maalintii Noloshiisa Ugu Yaabka Iyo Naxdinta Badnayd”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadi Ismaaciil Jirde Oo Ka Waramay Maalintii Noloshiisa Ugu Yaabka Iyo Naxdinta Badnayd"Daawo Muuqal
https://youtu.be/c5oINw6Fi-w?t=92
 ...
Saturday, August 15, 2020
-
Milicsiga Muj Gadhawayne Oo Ka Warbixinaya Dagaalo Qadhaadhadh Oo Ciidamadii SNM Iyo Taliskii Siyaad Bare Ku Dhexmaray Deegaanada Wajaale Iyo Kalabaydh. T
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Cabdillahi Xuseen Dhagawayne Oo Kamid ahaa saraakiishii hogaaminaysay Urukii Snm ee taliskii siyaad Bare ka Xoreeyay Gayiga Somaliland oo ka warbixinaya Taariikhdu markay ahayd 05/12/19...
Saturday, August 15, 2020
-
Daawo Muuqalka”Horumarka Ay Dekeda Berbera Ku Talaabsatay Mudaduu Xilka Hayay Maareye Siciid Xasan Cabdillahi Iyo Shaqada Rarka. Rogida Habeen Iyo Maalinba Ah+Dhoofka Xoolaha
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Horumarka Ay Dekeda Berbera Ku Talaabsatay Mudaduu Xilka Hayay Maareye Siciid Xasan Cabdillahi Iyo Shaqada Rarka. Rogida Habeen Iyo Maalinba Ah+Dhoofka Xoolaha
https://youtu.be/XSUshJcYk...
Wednesday, August 5, 2020
-
Daawo Muuqalka”Berbera Iyo Sidii Looga Ciida Loogana Tukada Salaada Ciidal Udxada
Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Berbera Iyo Sidii Looga Ciida Loogana Tukada Salaada Ciidal Udxada
https://youtu.be/hkXP8FH9Dxg
Berberatoday.com...
Friday, July 31, 2020
« Previous Page — Next Page »