|
Articles
-
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Ka Jawaabay Su,aalo Muhiima oo Bulshadu Weydiisay”Daawo Muuqaal
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Ka Jawaabay Su,aalo Muhiima oo Bulshadu Weydiisay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/oigWH83UAb0
Berb...
Wednesday, January 1, 2025
-
Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka Ah ee Wadani Xirsi Cali Xasan oo Hargeysa Ka Dhacay
Maanta magaalada Hargeisa waxa ka dhacay isku-soo-bax Haween hogaaminayey, oo ay kaga soo horjeedeen guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Waddani, Xirsi Cali X. Xassan.
Haweenkaas, ayaa ku eedeeyay guddoomiye Xirsi inuu shakhsiy...
Monday, December 30, 2024
-
Garacad Iyo Jigjiga 1,267.9 oo Kiiloomitir Ayay Isu Jiraan Halka Berbera Iyo Jigjiga Ay Isu Jiraan 316.2 Kiiloomitir. Ganacsi Kuma Shaqeeyo Jacayl Iyo Nacaybe Waa Dan Iyo Horumarin
Garacad iyo Jigjiga 1,267.9 oo Kiiloomitir ayay isu jiraan halka Berbera iyo Jigjiga ay isu jiraan 316.2Kiiloomitir.
Adhiga Ahminka ah ee la keeno Sayladda Burco, calaa neef waxa la siistaa 90-120 USD. Marmarka qaar 140 USD...
Monday, December 30, 2024
-
“Maalintaan Xilka La Wareegay Waxaan Naftayda Ka Mamnuucay Dulmiga, Musuqmaasuqa, Khiyaamada, Eexda Iyo Ka Habrashada Xaqa.”Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
“Maalintaan Xilka La Wareegay Waxaan Naftayda Ka Mamnuucay Dulmiga, Musuqmaasuqa, Khiyaamada, Eexda Iyo Ka Habrashada Xaqa.”Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/115Cdx5-0yU
&nb...
Monday, December 30, 2024
-
Dawlada Mareykanka oo Dalkeeda Kasoo Mastaafurisay Gacan Ku Dhiigle Korneyl Tuke oo Gabood Falo Ka Galay Shacabka Somaliland
Dawladda Maraykanka ayaa si rasmi ah dalkeeda uga soo mastaafurisay Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ahaa Taliyihii Guutada Shanaad ee Ciidamadii
Soomaaliya ee qaabilsanaa gobolka Gabilay.
Sida ay Wakaallada Warark...
Tuesday, December 24, 2024
-
Marwada Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Booqasho Ku Timi Dekeda Berbera
Marwada Madaxweynaha Somaliland Farduus Maxamed Rooble ayaa maanta Gobolka Saaxil safar kutimi iyadoo Booqasho kutagtay Dekeda Berbera Waxaana Gobolka Iyo Dekeda kusoo Dhaweeyay Maamulk Gobolka Saaxil Iyo Maareeyaash...
Monday, December 23, 2024
-
“Taariikhda Ceergaabo Muran ma Gasho”Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje
" Taariikhda ceergaabo muran ma gasho " .
Ceergaabo marka 21 km galbeed waqooyi looga dhaqaaqo waxaa ku taala buurta dheer ee surud loo yaqaano , buurtaas siraadley waxaa ku yaalaa jabadkii Sheekh Isaxaaq ku aroostey wada...
Sunday, December 22, 2024
-
Laascaanood Waxay Marti Galin Doontaa Go’aamo Guuldaro Ku ah Jiilka Jiilkiisa oo Nairobi Laga Soo Waariday”
Magaalada Laascaanood oo Waxaa ku soo Waajahan Wafti Balaadhan oo ka socda Beesha Absame oo isagu jira salaadiin Culumo iyo Ganacsato kuwaasi oo sida Fariin kasoo Baxday Shirar Hoose oo Bishan iyo Bishii Hore ka socd...
Sunday, December 22, 2024
-
Warka Ceerigaabo Iyo Hub la qabtay! Waxa qoray Jama Feyte.
Warka Ceerigaabo & Hub la qabtay! Waxa qoray Jama Feyte.
Puntland oo qabatay hub tira badan oo Gaadhi , Xamuul ah lagu Soo qariyay, waxana lagu qabtay, tuulada Jimbac, dhinaca Bosaaso ayuu ka yimi Sida warka...
Saturday, December 21, 2024
-
Shaqaalaha Shirkada DP World ee Dekeda Berbera oo Mar Kale Soo Bandhigay Cabashooyin la Xidhiidha Xuquuqo Asaasiya oo Kaga Maqan Shirkada Ay Ushaqeeyaan”Daawo Muuqaal
Shaqaalaha Shirkada DP World ee Dekeda Berbera oo Mar Kale Soo Bandhigay Cabashooyin la Xidhiidha Xuquuqo Asaasiya oo Kaga Maqan Shirkada Ay Ushaqeeyaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/IfoaPtkz1u4
...
Saturday, December 21, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|