-
Masar Iyo Itoobiya Oo Qarka Usaaran Inay Dagaalamaan.W/Q Cabdi Yasin Yool
Imikaan Rabaa Inaan Hadlo ???.Masar iyo Itoobiya Oo Qarka Usaaran Inay Dagaalamaan.
Waxaa cirka isku shareeray Dagaalka af-ka ee udhaxeeya dalalka Masar iyo Itoobiya .kadib markii Itoobiya .kabaxday wadahaladii Sadex goosad...
Monday, March 16, 2020
-
Dalka Hindiya Meelo Kamida Oo Kaadida Lo’da Loo Isticmaalayo Ka Hor Tagga Xanuunka Coronavirus!
Hindiya(Berberatoday.com)-dadka hindiya ayaa waxay labadii maalmood ee udanbeeyay aad uga cabsi qabeen xanuunka coronaverus oo aduunka si xawli ah ugu baahaya
Qaarkamid ah culimada hindiya ayaa shaaciyay daraasad ay ku ogaadeen...
Monday, March 16, 2020
-
Kaluumaysatada Berbera Oo Cabanaya Kaluumaysato Carbeed Oo Badii Iyo Suuqii Iibka Kaluunkaba Cidhiidhi Ku Galiyay”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Kaluumaysatada Berbera Oo Cabanaya Kaluumaysato Carbeed Oo Badii Iyo Suuqii Iibka Kaluunkaba Cidhiidhi Ku Galiyay"Daawo Warbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/jVdliz_rrGQ?t=89
 ...
Wednesday, March 11, 2020
-
Maxamed Bashe Xaaji Xasan waxaan leeyahay JACAYL AAN LAGULA WADINI WAKHTI GAAGA YUU LUMIN. WQ: Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)
WQ: Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)
Maxamed Bashe X. Xasan waxaan leeyahay JACAYL AAN LAGULA WADINI WAKHTI GAAGA YUU LUMIN.
Ogow reer koonfureedka midnino doonkoodu ma dhaafsiisna sheekooyinka fadhi ku dirirka Muqdisho...
Tuesday, March 10, 2020
-
“Shacbiwaynaha Reer Saaxil Dabed Iyo Gudaba Waxaan Kula Talinayaa Inay Isgarab Taagaan MAYER Cabdishakuur Cidin Oo Shaqadaynu Udooranay Kasoo Baxay Far Qudhi Fool Madhaqdo”Axmed Nuur Jaamac Aadan
Waxaan ku Hanbalyeeynayaa Gudoomiye Cabdishakuur cidin Horumarka Baaxada Leh Ee Kawado Degmada Berbera Waxaa Indhahayga Soo jiitay Barandayaashii iyo Sandaqadii Guryaha Ka Hor Dhisnaa Oo Foolxumo Badan Ku Hayey Bilicda Magaalada M...
Sunday, March 8, 2020
-
S.N.M, Intii Kasoo Hadhay- Maxay Ku Doorsadeen Somaliland-tii Ay Usoo Halgameen. Caqliga Ma Gashaa Inay Wada Carab Beelaan Mar Qudha !Abdirizak Ahmed Jama
S.N.M, intii ka soo hadhay- Maxay ku doorsadeen Somaliland-tii ay usoo halgameen. Caqliga ma gashaa inay wada carab beelaan mar qudha !
Marka ugu horeysa umaddu waxay qiraysaa sharafta iyo karaamada ay u hayaan mujaahidiintii u...
Saturday, March 7, 2020
-
Daawo Muuqalka Barnaamij Dhamaystiran Bandhigii Buuga War Jire Iyo Hadaladii Ay Ka Yidhaahdeen Madaxdii Iyo Masuuliyiintii Kasoo Qeyb Galay Doorkii Axmed Siciid Cige Ee Suxufinimo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Barnaamij Dhamaystiran Bandhigii Buuga War Jire Iyo Hadaladii Ay Ka Yidhaahdeen Madaxdii Iyo Masuuliyiintii Kasoo Qeyb Galay Doorkii Axmed Siciid Cige Ee Suxufinimo
https://youtu.be/Ct5...
Saturday, March 7, 2020
-
Xigaha Geeska Iyo Heesta Berberi Way Tiriigatoo Horey Utalaabsatay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Xigaha Geeska Iyo Heesta Berberi Way Tiriigatoo Horey Utalaabsatay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/75ZwG7WqjTE?t=73
Berberatoday.com...
Friday, March 6, 2020
-
Shirkada Imaaraatiga Ah Ee Five Z Livestock LLC Oo Fashilantay Oo Dib Usoo Celisay Xoolo Ay Ka Rartay Dekeda Berbera 11/1/ 2020.W/Q Abdirahman Fidhinle
Waxaa mareegaha Somaalida ka akhrisateen in dhawaan Xoolo gaadhaaya 3016 oo neef Dekeda Berbera dib lagu soo celiyey kadib markay ku bakhtiyeen Doonidii xoolo gaadhay 1684 oo neef. Arintani waxay god madow ku riday bar bil...
Thursday, March 5, 2020
-
Will President Farmajo follow up his apology with serving justice.?Mohammed Yousu
Will President Farmajo follow up his apology with serving justice.?
Following the presidential meeting in the Ethiopian premiers office between the President Farmajo and President Biihi , the relations b...
Tuesday, March 3, 2020
« Previous Page — Next Page »