|
Articles
-
Maxay Iska Shabahaan Mayor Cabdishakur Cidinka Berbera Iyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğanka Turkiga”Qore , Abdirahman Mahmoud (Abdi ingriis
Maxay iska shabahaan Mayor cidinka Berbera iyo Erdoganka madaxweynaha ka ah Turkey 1994-1998 ayuu Erdogan ka noday Istanbul Mayor hadaba intaa ka hor siday ahayd Istanbul. sidee ayuuna wax uga qabtay Waxay ahayd magaalo meelkasta ...
Wednesday, January 22, 2020
-
Daawo Muuqalka”Masuul Katirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi U Ololaynaya Midnimada Somaliya!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Cismaan Abuukar Dube oo katirsaa xisbi xakimka kulmiye ee talada Somaliland haya ayaa magaalada muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed uu ku sheegay in uu ka shaqayn doono raadinta midnimad...
Monday, January 20, 2020
-
“Xadhigaygii Waxa Uu Ahaa Xaqdaro Xaaraan Ah Iyo Kiis Aan Jirin Oo La Buunbuuniyaay,Waxa Layaab Ah Inaan Xabsiga Hargeysa Ugu Tagay Muwaadin 24 Sanadood Loogu Xukumay Facebook-ga Ayaad Wax Ku Qortay”Ramaax Cali Hayste
Berbera(Berberatoday.com)-Maxamud Cali Saleeban Ramaax Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid oo Wareysi Kusiiyay Tv-ga Star magaalada Berbera ayaa Kawar Bixiyay xadhigiisii iyo waxyaabihii layaabka lahaa uu kusoo arkay Xabsiga,
...
Friday, January 17, 2020
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Guud Ee Wakaaladaha Dekedaha Somaliland Oo Deeganka Gambadhe Ee Gobolka Sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Qalalan(Dry Port)
Sool(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Guud Ee Wakaaladaha Dekedaha Somaliland Oo Deeganka Gambadhe Ee Gobolka Sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Qalalan(Dry Port)
https://youtu.be/QfjN-xT8Qmg?t=19
&nbs...
Tuesday, January 14, 2020
-
Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Deganka Gambadhe Ee G.sool Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Deked Qalalan Dry Port
Gambadha(Berberatoday.com)-Mareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Ayaa Deganka Gambadhe Ee G.sool Ka Dhagax Dhigay deked qalalan Dry Port oo la dhigi doono badeecadaha kala duwan ee kasoo daga Dekedaha Somaliland ee...
Tuesday, January 14, 2020
-
Reer Bakayle ayaa reer Dibigaale Dayn ka qaatay!! W/Q Sacad Cali Kaahin Balaaki
Beri ay abaari dhacday ayay reer Bakayle shireen oo waxay is waydiiyeen sidii ay u raadsan lahaayeen waxay abaartan kaga baxaan oo amaah ah" reer bakayle waxay yidhaahdeen waar reer Dibigaale inoo geeya aynu amaah kasoo qaadanee" ...
Monday, January 13, 2020
-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan Oo Fanka Somalida Ka Sheekeeyay Isagoo Dalka Jarmalka Kunool
Munich(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan Oo Fanka Somalida Ka sheekeeyay Isagoo Dalka Jarmalka Kunool
https://youtu.be/yYhh1cysJ0g?t=800
Berberat...
Monday, January 13, 2020
-
”Madaxweyne Muuse Hooyadey Buu Caayey Oo Caagad Buu Igu Dhuftay , Waan Qarinaayey Haddase Waan Sheegaya ..”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(berberatoday.com)-Eng. Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga UCID, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu hooyadii caayay caagadna uu ku tuuray, dhawaan xilli ay madaxtooyada joogeen.
Wareysi uu BBC ...
Monday, January 13, 2020
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka Iyo Agaasimaha Shaqo Qaran Oo Booqasho Kutagay Dekeda Berbera Iyo Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Warbixin Siiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka Iyo Agaasimaha Shaqo Qaran Oo Booqasho Kutagay Dekeda Berbera Iyo Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Warbixin Siiyay
https://youtu.be/XNrnBn9I8cs
...
Monday, January 13, 2020
-
Madaarka Hargeysa Xanibaada Bulshada Kaysta, Werwerka Shirakadda Diyaaradaha Iyo Aamuska Xumuukadda Muuse Biixi”Warbixin Xasan Ogaal
Madaarka Hargeisa oo labadii cisho ee u dambeeyay xanibaadi ku timi Diyaaradihii kala duwanaa ee iman jiray, iyada oo si caadi ah diyaaraduhu uga gooshaan, Magaalooyinka jaarka la ah Hargeysa , sida Muqdisho, Jigjiga, iyo Jabuuti,...
Monday, January 13, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|