|
Articles
-
“Maxamuud Xaashi Noloshiisa Intii Uu Siyaasiga Ahaa Hal Jaanis Buu Helay Kaasina Kii Siilaanyo Ayuu Ahaa,, Waxaanu Si Shakhsi Ah Ucunay In Ka Badan Labaatan Mashruuc Oo Lagu Caawiyay Dalkaa Yar Een La Aqoonsan”Khadar Cabdi Cali
Waxaan arkayay dhalinyaro ku taageeraysa baraha bulshada siyaasi maxamuud xaashi oo waliba taageero maaha ee leh waa madaxwaynaha 6 aad.
Maxamuud xaashi noloshiisa intii uu siyaasiga ahaa hal jaanis buu helay kaasina kii siilaa...
Friday, October 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sunta Daawooyinka Iyo Khatarta Aafada Dahsoon Ee Somaliland Loo Iib Keeno!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin laga diyaariyay dawooyinka dalka la keeno iyo khatarta caafimaad ee ku lamaan. Midkamida Dhakhaatiirta aqoonta uleh arimaha caafimaadka ayaa daboolka ka qaaday indalka la keeno dawooyin copn ah ...
Thursday, October 17, 2019
-
Nabada ceel Afweyn -. qoraa:- Maxamed baashe
KA DAAYA GAWAANTA
GEED-SARE WAABKA!!!
Horta saw colaadda Ceel-afweyn ee la furdaamin kari waayey, markii hore, kama ay dhex hulaaqin Baho oo Biciide ka tirsan iyo Iddarays oo Sacad Yoonis ah?
Haddii labadaas raas hadda garte...
Saturday, October 12, 2019
-
Daawo:- Koob la Dhex dhigay Ciyaartoydii hore ee Gobolka Togdheer oo uu Maalgaliyey HCTV
Koob la Dhex dhigay Ciyaartoydii hore ee Gobolka Togdheer oo uu Maalgaliyey HCTV
...
Saturday, October 12, 2019
-
Muuse Iyo Dowladii Laga Filayey !!! Qore:- (Mukhtar-Africa)
Waxa la yiri: Nin Soomaali indheer-garad hore ah (IHU)oo wiilal badan leh baa markuu gaboobey oo dardaarankiisii joogey isugu yeedhay wiilashiisii. Wuxu yiri nin waloba intaas oo laamood oo dhuur ah ii keen. Markii wiilashii mid w...
Monday, October 7, 2019
-
Daawo:- Maayarka Cusub Ee Soltelco Badelaya Iyo Qorshayaasha Cajiibka Ah Ee Uu Dejistay Inuu Sharaftii Caasimadda Hargeysa Ku Soo Celiyo.
Hargaysa( Berberatoday.com):-Maayarka Cusub Ee Soltelco Badelaya Iyo Qorshayaasha Cajiibka Ah Ee Uu Dejistay Inuu Sharaftii Caasimadda Hargeysa Ku Soo Celiyo.
Halkan Hoose Ka Daawo
...
Sunday, October 6, 2019
-
Waa fursad muhiim u ah Xisbiyadda Mucaaradka iyo Ummaddu ku difaacayan Sharafta Qaranka iyo qiimaheedda ka dhii damac –jaban ee Kaligii taliyaha Djabuuti iyo daaqudyadiisa ?Abokor I Mohamud.
Waa fursad muhiim u ah Xisbiyadda Mucaaradka iyo Ummaddu ku difaacayan Sharafta Qaranka iyo qiimaheedda ka dhii damac –jaban ee Kaligii taliyaha Djabuuti iyo daaqudyadiisa ?
Waa foolxumo weyn ina dul-hoganaysa waxa ku dhaq...
Saturday, October 5, 2019
-
50 Sano Ka Hor Yaa Dilay Madaxweynihii Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke?Dhagayso Xog Xasaasi Ah Uu Bixiyay Askari Joogay Maalintii Dilku Ka Dhacay Laascaanood Oo Uwaramay Wariye Axmed Siciid Cige 1994
Hargeysa(Berberatoday.com)-50 Sano Ka Hor Yaa Dilay Madaxweynihii Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke?Dhagayso Xog Xasaasi Ah Uu Bixiyay Askari Joogay Maalintii Dilku Ka Dhacay Laascaanood Oo Uwaramay Wariye Axmed Siciid Cige 19...
Tuesday, October 1, 2019
-
“Bina,aadamka Ruuxu Haduu Mar Been Usheego Mar Labaad Ma Khaldi Karo Taariikhda Ayaa Qoraysaa, Markaa Reer Waddani Waxan Leeyahay Cayda Ha Laydinka Badsado”Ex Mayer Cabdalle Maxamed Carab(Sandheere)”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-"Bina,aadamka Ruuxu Haduu Mar Been Usheego Mar Labaad Ma Khaldi Karo Taariikhda Ayaa Qoraysaa, Markaa Reer Waddani Waxan Leeyahay Cayda Ha Laydinka Badsado"Ex Mayer Cabdalle Maxamed Carab(Sandheere)"Daawo M...
Saturday, September 28, 2019
-
SHIMBIRAHA IYO DADKA KEE BAA GAR DARAN.W/Q YASSIN ISMAIL
Coomaadayaal baa Caruur Laayay, Ma Cibaaro Hor Laa? Mise Waa Cidhibtii Camalkeena?
Shimbiraha ugaadhsada ee waawayn ee la isku yidhaa Vultures, ee ay la
Mid yihiin, coomaadaha, gorgorka, Sala Madhlaha, baaska, haad-ka-adag...
Friday, September 27, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|