-
“Qaadku Inuu Qaribanyahay Oo Shay Qadhaadhyahay Qodobaad Ku Garataa Neef Qiimo Weynoo Qarsh Adag Ku Kacayoo Qoys Iyo Ku Filan Labo Ruux Aad Qalilaydiyo Saaxibkaa Laan Uu Qaniiniyo Qori Waad Udiidaa”Abwaan Cabdi Ciise Siyaad”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-"Qaadku Inuu Qaribanyahay Oo Shay Qadhaadhyahay Qodobaad Ku Garataa Neef Qiimo Weynoo Qarsh Adag Ku Kacayoo Qoys Iyo Ku Filan Labo Ruux Aad Qalilaydiyo Saaxbkaa Laan Uu Qaniiniyo Qori Waad Udiidaa"Abwaan...
Wednesday, August 28, 2019
-
Xafiisyadii Wakiilada Shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara Ee Berbera Oo Gabi Ahaanba Albaabada Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay
Berbera(Berberatoday.com)-Gabi ahaanba waxa saaka albaabada loo xidhay xafiisyada Wakiilada Markiibta Koonteenarada Xambaara ee berbera ee loo yaqaanay (Shipping lines) oo ah shirkado isku xidha Somaliland iyo dunida inteeda k...
Wednesday, August 21, 2019
-
Geedi socodkii Qorsheyaasha Higsiga qaranka dhalinyarada JSL ee (2017-2021 ESSP) oo Xukuumadu ku fashilantay . qalinkii A/rahman fidhinle UK Abdirahman Mohamoud
Daraasad dhawaan lagu lafo guray Xaaladaha dhalinyarada JSL ayaa waxaa ka soo baxday in Somaliland dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 30 jirka lagu qiyaasay 65%. Ardeyda dhigata dhamaan dugsiyada Somaliland ayaa gaadhay 1...
Monday, August 19, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya
Makkah(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa uu Gacantiisa Ku Riixaya Kursiga ...
Saturday, August 10, 2019
-
Daawo:-Kulankii Maanta Ee Golaha Wakiilada Ayaa Waxa Hadheeyay Qaylo Iyo Sawaxan
Kulankii Maanta Ee Golaha Wakiilada Ayaa Waxa Hadheeyay Qaylo Iyo Sawaxan
https://youtu.be/MuwJr_Wac8E...
Wednesday, August 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyaro Isxilqaamay Oo Reer Berbera Ah Oo Kun Oo Kiish Oo Sibidha Iyo 2000$ Oo Lagu Dayri Doona xabaalaha Degmada Sheekh Ku Wareejiyay Mayarka Degmadaas
Sheekh(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinyaro Isxilqaamay Oo Reer Berbera Ah Oo Kun Oo Kiish Oo Sibidha Iyo 2000$ Oo Lagu Dayri Doona xabaalaha Degmada Sheekh Ku Wareejiyay Mayarka Degmadaas
https://youtu.be/HtTKuhT01rY?t=...
Friday, August 2, 2019
-
“Gobolka Saaxil Baadidiisii Kuraasta Baarlamaanka Ayuu Soo Ceshanaysaa”Mohamoud M. Jama. Berbera.
" Saaxil Baadideedii bay soo ceshanaysaa"
Saami qaybsiga kuraasta gollaha wakiiladda ee hada jira, waxa lagu qaybiyey lixdii degmo doorasho ee lixdankii uu ingiriisku ka tagay oo isu rogay gobolo oo ahaa 33 kursi waxaana lagu d...
Wednesday, July 31, 2019
-
Doorasho 4 Bilood ku dhacaysaa ma jirtee Xaalku waa jug-jug oo meeshaada joog ! Waar yaan la caayin caqliga shacabka. qalinkii A/rahman fidhinle UK.”
"Doorasho 4 Bilood ku dhacaysaa ma jirtee Yaan la caayin caqliga Shacabka !! . qalinkii A/...
Wednesday, July 31, 2019
-
Qorshaha Farmaajo: Waxyeelo Waxtar Dhasha W/Q Muuse Faarax Jaambiir
Qorshaha Farmaajo: Waxyeelo waxtar dhasha
Muuse Jaambiir
Soddon sano ka hor, 17.July.1989 waxa xeebta Jasiira ee magalada Muqdisho ka dhacay xasuuq fool xun. Waxa taliskii Maxamed Siyaad Barre sabab la'aan ku dillay 47 qof...
Tuesday, July 23, 2019
-
Siciid Sheekeyaw dacawo meeshay macal uga bartay ayay macaluul ugu bakhtidaa”Cadaawe Cali Faarax London Uk
Markii aan akhriyay qoraalka uu soo malmaluuqay ninka sheegtay Suxufiga ee Siciid Sheekeeye ayaan aad iyo aad uqoslay sababtoo ah Siciid Sheekeeye Lama Gudboonayn in isaga oo kale oo la ogaa musuqmaasuqii iyo gacan qabashadii uu...
Monday, July 22, 2019
« Previous Page — Next Page »