|
Articles
-
Daawo Muuqalka”Kulan Is Xogwareysiya Oo Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka Iyo Sulaadiinta Gobolka Saaxil Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Ufadhiyeen Magaalada Berbera Iyo Ujeedada Waxa Lagu Gorfaynaayay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kulan Is Xogwareysiya Oo Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka Iyo Sulaadiinta Gobolka Saaxil Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Ufadhiyeen Magaalada Berbera Iyo Ujeedada Waxa Lagu Gorfaynaayay
...
Tuesday, November 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyhii Hore Ee Haamaha Shiidaalka Sheekh Saleeban Siciid Cali Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Qalab Haamah Shiidaalku Leeyihiin Uu Dad Gaara Soo Siiyay”Madaxweyne Xukumadaadu Waxad Moodaa Inay Ku Jirtom Labadii Sano Ee Udanbeeyay Sidaad Wax Uwado”
Berbera(berberatoday.com)-Sheekh Saleeban Siciid Cali oo xilal kala duwan ka soo qabtay Xukumadii Madaxweyne Siilayo soo noqday Maariyihii haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Agaasimihii guud ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ayaa Madax...
Tuesday, November 5, 2019
-
”Dalku Waxuu Marayaa Xaaladii Ugu Xumeyd , Lagamana Qarsan Karo Indhaha …”Dr Gaboose Oo Dhaliilo Culus Dusha Usaaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-”Dalku Waxuu Marayaa Xaaladii Ugu Xumeyd , Lagamana Qarsan Karo Indhaha …”Dr Gaboose Oo Dhaliilo Culus Dusha Usaaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa"Daawo Muuqal
https://youtu.b...
Tuesday, November 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Kaluumaystada Berbera Oo Ka Qeyliyay Kaluumnaysato Ajinabiya Oo Kaluunkii Bada Guranaya Iyo Goob Ay Kaluunka Ku Keysan Jireen Oo Haayad Waddani Udhistay Oo Wasaaradu Kala Wareegtay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kaluumaystada Berbera Oo Ka Qeyliyay Kaluumnaysato Ajinabiya Oo Kaluunkii Bada Guranaya Iyo Goob Ay Kaluunka Ku Keysan Jireen Oo haayad Waddani Udhistay Oo Wasaaradu Kala Wareegtay
 ...
Monday, November 4, 2019
-
Lafa-Gur Sharci oo la Xidhiidha Qaraarka Maxkamadda Sare ay ka soo saartey Khilaafka u dhaxeeya Dugsiyada Gaarka loo leeyahey iyo Wasaarada Waxbarashada & Sayniska oo Lagu Muransanaa. W/Q Garyaqaan : Yuusuf Biixi Muxumed
Lafa-gur Sharci :
Lafa-Gur Sharci oo la Xidhiidha Qaraarka Maxkamadda Sare ay ka soo saartey Khilaafka u dhaxeeya Dugsiyada Gaarka loo leeyahey iyo Wasaarada Waxbarashada & Sayniska oo Lagu Muransanaa.
Halkan waxa aan ...
Friday, November 1, 2019
-
Warqad Furan oo ku Socota Macallinka ka Cabanaya in Dhul Laga Qaaday, Dowladda Hoose ee Hargeysa iyo Xildhibaan Nacnac W/Q Cabdalle Yasin Ballo
“Ilma Biixi dhulka ku waayi maayaan Madaxweynaha ayaad isku hayb tihiin, macallinkuna dhul ku heli maayo qoyska Madaxweynaha ayaa dhul igu haysta, labaduna…”Qore: Cabdalle Ismaaciil Yaasiin (Baallo)
Waxa maalmihii ugu...
Friday, November 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maxaa Ka Fula Kalfadhiyada Golaha Deegaanka Berbera Ay Ku Qorsheeyaan Mashaariicda Horumarineed Ee Degmada Berbera Iyo Deegaamada Hoos Yimaada Ee Xildhibaanada Laga Soo Doorto
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maxaa Ka Fula Kalfadhiyada Golaha Deegaanka Berbera Ay Ku Qorsheeyaan Mashaariicda Horumarineed Ee Degmada Berbera Iyo Deegaamada Hoos Yimaada ee Xildhibaanada Laga Soo Doorto
...
Friday, November 1, 2019
-
Halkuu Ka Taagnaa Maraxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal In Tolkii Hantida Qaranka Qaataan Ama La Siiyo”Akhriso Qiso Layaable Oo Arintaas La Xidhiidha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warqadani Waxa Qoray Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Isaga aoo Haayadaha Sharciga Ku Amraya In Inaadeerkii Weli Daa.uud Cigaal Laga Joojiyo Lagana Cancelo Guri Dawladeed Oo Lasiiyay Uu K...
Tuesday, October 29, 2019
-
“Si kastaba, wax kasta oo qaldama Muuse ayaa 100% masuliyadeeda leh, sida uu hadii wax qabsoomaan ba 100% u sheegan lahaa. W/Q Maxamed Haruun Biixi
Qaylada Somaliland ee maalmahan u dambeeyay wax ay u badnayd laba amuurood – gudigii doorashada oo in kasta oo dhawaan xal laga gaadhay, oo waliba sidii xukuumaddu rabtay, amaba Muuse uu rabay lala qaatay, hadana dib ugu noqotay...
Tuesday, October 29, 2019
-
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Mucjisadii Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi!!!.
Iyaddoo aynu ka wada-war-qabno waxqabadka bilaha ah ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ka fuliso, laamaha dawlada ee dalka, iyo mashaaricaha kala duwan ee isdaba-jooga ah, waxaa haddana aad isoo jiitay masuul kamid ah Xukuumada ...
Monday, October 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|