-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya
Makkah(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa uu Gacantiisa Ku Riixaya Kursiga ...
Saturday, August 10, 2019
-
Daawo:-Kulankii Maanta Ee Golaha Wakiilada Ayaa Waxa Hadheeyay Qaylo Iyo Sawaxan
Kulankii Maanta Ee Golaha Wakiilada Ayaa Waxa Hadheeyay Qaylo Iyo Sawaxan
https://youtu.be/MuwJr_Wac8E...
Wednesday, August 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyaro Isxilqaamay Oo Reer Berbera Ah Oo Kun Oo Kiish Oo Sibidha Iyo 2000$ Oo Lagu Dayri Doona xabaalaha Degmada Sheekh Ku Wareejiyay Mayarka Degmadaas
Sheekh(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinyaro Isxilqaamay Oo Reer Berbera Ah Oo Kun Oo Kiish Oo Sibidha Iyo 2000$ Oo Lagu Dayri Doona xabaalaha Degmada Sheekh Ku Wareejiyay Mayarka Degmadaas
https://youtu.be/HtTKuhT01rY?t=...
Friday, August 2, 2019
-
“Gobolka Saaxil Baadidiisii Kuraasta Baarlamaanka Ayuu Soo Ceshanaysaa”Mohamoud M. Jama. Berbera.
" Saaxil Baadideedii bay soo ceshanaysaa"
Saami qaybsiga kuraasta gollaha wakiiladda ee hada jira, waxa lagu qaybiyey lixdii degmo doorasho ee lixdankii uu ingiriisku ka tagay oo isu rogay gobolo oo ahaa 33 kursi waxaana lagu d...
Wednesday, July 31, 2019
-
Doorasho 4 Bilood ku dhacaysaa ma jirtee Xaalku waa jug-jug oo meeshaada joog ! Waar yaan la caayin caqliga shacabka. qalinkii A/rahman fidhinle UK.”
"Doorasho 4 Bilood ku dhacaysaa ma jirtee Yaan la caayin caqliga Shacabka !! . qalinkii A/...
Wednesday, July 31, 2019
-
Qorshaha Farmaajo: Waxyeelo Waxtar Dhasha W/Q Muuse Faarax Jaambiir
Qorshaha Farmaajo: Waxyeelo waxtar dhasha
Muuse Jaambiir
Soddon sano ka hor, 17.July.1989 waxa xeebta Jasiira ee magalada Muqdisho ka dhacay xasuuq fool xun. Waxa taliskii Maxamed Siyaad Barre sabab la'aan ku dillay 47 qof...
Tuesday, July 23, 2019
-
Siciid Sheekeyaw dacawo meeshay macal uga bartay ayay macaluul ugu bakhtidaa”Cadaawe Cali Faarax London Uk
Markii aan akhriyay qoraalka uu soo malmaluuqay ninka sheegtay Suxufiga ee Siciid Sheekeeye ayaan aad iyo aad uqoslay sababtoo ah Siciid Sheekeeye Lama Gudboonayn in isaga oo kale oo la ogaa musuqmaasuqii iyo gacan qabashadii uu...
Monday, July 22, 2019
-
Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Riyo Isku Wareystay Iyo Tix Gabaya Oo Laysugu Jawaabay Akhriso”
Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Riyo Isku Wareystay Iyo Tix Gabaya Oo Laysugu Jawaabay Akhriso"
Riyaan ku arkay odaygii cigaal ina abiiboowe "
Wuxuu yidhi ilaahay dartii ol...
Sunday, July 21, 2019
-
30 Guuradii Xasuuqii Axmaqnimada Ahaa Ee Xeebta Jazeera Lagu Gumaaday Shacabka Somaliland 17 July 1989 Oo Maanta Ku Beegan Iyo Maydii Oo Aan weli Cadaalad Helin
Sawirkani Waa Cumar Muuse Mire Oo Ah Ninka Kaliya ee Xasuqaas Ka Badbaaday Muwaadin taageer in maxkamad caalami ah la soo hortaago debiilayaashii iyagoo gashan shaadhkii dowladii somaliya iyo ciidankii xoogga dalka soomaa...
Wednesday, July 17, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mudaharaado Gil-Gilay Magaaladda Ceerigaabo Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Weeraray Firxadka Jabhadii Caare+Xaaladda Ceerigaabo Hada Siday Tahay
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mudaharaado Gil-Gilay Magaaladda Ceerigaabo Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Weeraray Firxadka Jabhadii Caare+Xaaladda Ceerigaabo Hada Siday Tahay
https://youtu.be/UZVTfwB...
Wednesday, July 10, 2019
« Previous Page — Next Page »