-
Daawo Muuqalka”Nin Carabeed Oo 50 Dal Socod Ku Soo Maray Isaga Oo Awar Wata Oo Somaliland Soo Gaadhey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ninkan Oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdi Wali ayaa waxaa uu ka soo jeeda dalka Yemen waxaana uu socod ku soo maray isaga oo wata Neef Awar ah 50 dal waxaana uu dhawaan soo gaadhay Magaalada Hargeysa ee Somal...
Saturday, April 20, 2019
-
“Muuse Waa Ka Mid Dadkii Hantida Qaran Iyo Danta Guudi Ku Maqnayd Ee. Ma Ahayn Maanta Inuu Hablo iyo Maato Ka Oohiyo”Maxamed Baashe Xaaji Xasan
“Hantidii danta guud ahayd mid dhisnayd iyo dhulba ee Ingiriisku ka tegey, dawladihii rayadka iyo tii milateriga ahaana ka nabad gashay ee ay weliba dayactiri jireen, waxa diirtay oo qallaylka ku xagtey xukuumadihii Muuse Biixi ...
Saturday, April 20, 2019
-
Kiimikada sumeysan ee ay hawada ku sii daayaan Wershadaha Batroolka safeeyaa waxay fahmo guur ku ridaan caruurta yar yar. qalinkii A/rahman fidhinle UK.
Wershedaha Batroolka Safeeyaa waxay keenaan dhibaatooyin badan oo saameeya noolaha degaanka laga dhiso wershedahaas.
Wasakhda iyo hadhaaga sunta ah ee ...
Thursday, April 18, 2019
-
Daawo Muuqalka”Macalin Khabiir Ku Arimaha Badaha Oo Ka Dayriyay Xaaladay Ku Sugantahay Jaamacada Cilmiga Bada Berbera Uu Sheegay Inay Xidhmayso
Berbera(Berberatoday.com)-Khabiir Sare Engneer Xuseen Axmed Khayre oo kamida ahaa Macalimiinta Jamacada Cilmiga Bada Berbera Mudo dheerna ka soo shaqeeyay arimaha Badaha kana tirsanaa Ciidamadii Bada Somaliya darajada Korneylna ka...
Wednesday, April 17, 2019
-
“Waxan Sheegayaa Inaanay Jirin Wax Dheeraada Oo Dawlada Hoose Ee Berbera Dawlada Dhexe Ka Hesho,Berberi Hogaamin Wacan Ayay Heshay Waanan Bogaadinayaa”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"Waxan Sheegayaa Inaanay Jirin Wax Dheeraada Oo Dawlada Hoose Ee Berbera Dawlada Dhexe Ka Hesho,Berberi Hogaamin Wacan Ayay Heshay Waanan Bogaadinayaa"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqaal
...
Tuesday, April 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xadhkaha Kajaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Berbera Maamulka Golaha Deegaankana Aamaanay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xadhkaha Kajaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Berbera Maamulka Golaha Deegaankana Aamaanay
https://youtu.be/TR06w5uS1HQ
https://youtu...
Tuesday, April 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Oo Kawar Bixiyay Mashaariicda Xadhiga Laga Jaray Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Mayarka Berbera Aamaanay
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu amaaney horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatay dawlada Hoose ee magaalada Berbera .
Madaxweynaha ayaa cadeeyey in aaney jiri...
Tuesday, April 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi Oo Ka Warbixiyay Horumarka Dekeda Berbera Ku Talaabsatay Mudadii Uu Majaraha Uhayay Iyo Qalabyada Kusoo Kordhay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareeyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi Oo Ka Warbixiyay Horumarka Dekeda Berbera Ku Talaabsatay Mudadii Uu Majaraha Uhayay Iyo Qalabyada Kusoo Kordhay
...
Monday, April 15, 2019
-
“Madaxweyne Beesha Deerayahan Miyaad Ka Safaynaysaa Xukumadaada”Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
Madaxwayne mMuuse Biixi Cabdi marka hore waa ku salaamayaa marlabaadka wali waxaanu is waydiinaynaa madaxwaynuhu wuxuu idiinku yimi ayadoo beesha deerayahan xasan xilalkan ka haysa wadanka badhasaabka goboka togdheer ramaax Maaree...
Monday, April 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Wershad Sifayn Doonta Baatroolka Oo Laga Hir Gelin-doono Magaaladda Berbera+Sawiro
Berbera(BErberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay wershad sifayn-doonta baatroolka qaydhin oo dibeda dalka ka iman doona taasoo ...
Tuesday, April 9, 2019
« Previous Page — Next Page »