-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Quluubta Shacabka Somaliland Ku Diirsadeen Ee Marxuum Cigaal Ku Yidhi Madaxwaynaha Jabuuti Ka Taliya.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Khudbadii Quluubta Shacabka Somaliland Ku Diirsadeen Ee Marxuum Cigaal Ku Yidhi Madaxwaynaha Jabuuti Ka Taliya.
https://youtu.be/FGq1qKU2Qm4?t=2
 ...
Saturday, April 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shirkada SBI Ee Axmed Cismaan Geele Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Eedo Madaxtooyada Somaliland Ugu Yimi , Faah Faahina Ka Bixisay Damaca Madaxweynaha Jabuuti Iyo Deynta Ay Shirkadu Ka Aamaahatay Baan Jabuuti Kuyaala
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeen u Hadley Ganacsade Axmed Cismaan Geele ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid Madaxtooyada Somaliland , isla markaana waxaa uu faah faahin ka bixiyey k...
Friday, April 5, 2019
-
Arrinka Ganacsade Axmed Geelle Iyo Madaxweyne Geele!Prof Cabdi Cali.
Muxu ku keenay Ina Cumar Geelle booqashada iyo ictiraafka Muqdisho ayaa leh, Hargeysana aqoonsiga waan kala dagaalamayaa, lugna soo dhigi maayo, maxaa yeelay taasi waxbay u taraysaa!!! haddana, dhinaca kale, wax kasta ha ii fuliso...
Friday, April 5, 2019
-
Amin Arts Oo Sawir Ka Sameeyey Xiisada Ganacsade Axmed Geelle Iyo Dawlada Jabuuti Iyo Doorka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Farshaxanka Caanka ee Amin Arts ayaa waxaa uu sawir gacmeed macno badan sameynaya uu ka sameeyey Xiisada ka dhex taagan Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo dawlada Jabuuti
Berberatoday.com...
Thursday, April 4, 2019
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Oday Maxamed Diiriye Xasan(Waran)Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Maxamed Diiriye Xasan Oo Ku Magac Dheeraa WARAN Oo Caawa Hargeysa Ku Geeriyooday Marxuumku Waxa Uu Aabihii Ahaa Gudoomiyaha Haayada Khayriga Ah Ee NAKHIIL FOUNDA...
Saturday, March 30, 2019
-
Goleyaasha Deegaanada Nidaamkee Sharcigu Uqeexay #Kaladirista Gole Deegaan!
Bal Ufiirso qodobkan ,oo iswaydii go,aan Madaxweyne kasoo saaro kala Diristooda imisa talaabo ayaa ka horeya oo xeerku jideyey in laqaado?hadii sabtida 30 march 2019 mudo xileedkii loo kordhiyey dhamanayo. wasarada arimaha guduhu ...
Friday, March 29, 2019
-
Qiso xanuun badan: Laba arrimood filo hadii aad guursato qof ajanabi ah
Qiso xanuun badan: Laba arrimood filo hadii aad guursato qof ajanabi ah
Image captionAxmed Cabdiqaadir Cagma dhige iyo xaaskiisa
Soomaalidu waxay ka mid tahay bulshooyinka aduunka sida wayn u ilaaliya hanaank...
Thursday, March 28, 2019
-
Waa Kuwee Gabdhaha Ugu Qaalisan Ee Soomaaliya Guurkooda Loo Tartamaa?!! (Xog)Waxaa qoray: Suldaan Nayruus
Dad badan ka ma war hayaan in ay jiraan gabdho rag badan ay baadigoobaan oo wakhti iyo lacag ba ay u huraan sidii ay ku heli lahaayeen xogtooda oo dhammaystiran, habka loo la xiriiri karo iyo hannaanka ugu fudud ee lagu hanan karo...
Wednesday, March 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Berbera Oo Xilkii La Wareegay Iyo Masuuliyiin Ka Socday Wasaarada Oo Ka Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Berbera Oo Xilkii La Wareegay Iyo Masuuliyiin Ka Socday Wasaarada Oo Ka Qeyb Galay
https://youtu.be/6GGrjteDgEE
&n...
Tuesday, March 26, 2019
-
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Si Farshaxnimo Leh Usoo Dhigay Sheeko Duurxula Oo Murti Badani Ku Lamaantahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan hoose ka akhriso Sheekadan duur-xulka ah ee uu bogiisa Facebookga ku soo qorey Siyaasi Jamaal Cali Xuseen:hadaad dulucda sheekada fahamto aday kuu taalaa
“Beri baa waxaa jiray nin Darawal a...
Monday, March 25, 2019
« Previous Page — Next Page »