-
Daawo:- Qoyska ugu taajirsan aduunka iyo dhaqaalaha halkey a keeneen + xeerarka uyaala ee awoowgood dhigey
Daawo:- Qoyska ugu taajirsan aduunka iyo dhaqaalaha halkey a keeneen + xeerarka uyaala ee awoowgood dhigey
https://youtu.be/HjbU6oTKiko...
Thursday, March 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Markii Labaad Gaadiid Casriya oo Qashin Gurka Si Habaysan Uga Qeyb Qaadan Doona Hawl Galiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Gaadiid Casriya Oo Qashin Gurka Ka Qeyb Qaadan Doona Hawl Galiyay+Fariin Ay Bulshada Reer Berbera Udireen
...
Wednesday, March 6, 2019
-
Wadadii Rajada ee Berbera Corridor waxay ku soo ururtay in laynoo kab kabo hadaba dhismaha Dekedana ka filo in laguu kab kabo. qalinkii A/rahman fidhinle UK
inaga oo bud-dhig iyo baleysin la inoogu garaabo uga dhigayna hadaladii iyo hawraartii maalmahan loo adeegsanaayey Heshiiskii b...
Wednesday, March 6, 2019
-
Daawo Muxaadarada Todobaadka,Goormaa Dhulka Gaalada laga Hijroon karaa? Sheekh Xassaan
Daawo Muxaadarada Todobaadka,Goormaa Dhulka Gaalada laga Hijroon karaa? Sheekh Xassaan
...
Saturday, March 2, 2019
-
Laba Sanadood ka dib -dhamaan Mashaariicdii ku lifaaqnaa mashruuca DPW ma waxay ku soo urureen Waddo la dhaqax dhigaayo?. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Markaad dhugato nuqulkii heshiiskii DPW iyo JSL wada galeen sanadkii 9/5/2016 –Waxaa isfahanka Heshiiska qaybtiisa kowaad ee “Memorandum Of Understand ” uu cadeynayaa in mudnaanta kow...
Saturday, March 2, 2019
-
Daawo:Barnaamij ku saabsan cudurada ku dhaca hab-dhiska dhiig wareega
Daawo:Barnaamij ku saabsan cudurada ku dhaca hab-dhiska dhiig wareega
...
Saturday, March 2, 2019
-
Laba Sanadood ka dib -dhamaan Mashaariicdii ku lifaaqnaa mashruuca DPW ma waxay ku soo urureen Waddo la dhaqax dhigaayo?. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Markaad dhugato nuqulkii heshiiskii DPW iyo JSL wada galeen sanadkii 9/5/2016 -Waxaa isfahanka...
Saturday, March 2, 2019
-
Daawo Muuqalka”Cabdikariin Axmed Mooge Oo Si Adag Uga Hadlay Maalgashiga Dekeda Berbera Iyo Saldhiga Ciidan Iyo Hadalada Isburinaya Ee Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiir Sacad”Waddanka Been Lagu Wadi Maayo… ”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa waxaa uu si adag uga Hadley marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martey jidkii shalay la dhagax dhigay ee Berbera Corridor isla markaana waxaa uu su,aalo badan bulsh...
Friday, March 1, 2019
-
Curdin-dhadhiye: Maanso Ka Hadlaysa Bahalnimadii Loo Geystay Caasho Ilyaas Oo 12 Jir Aheyd Gaalkacayana Lagu Kufsaday Laguna Khaarajiyay!Abwaan Siciid Maxamud Gahayr
Maansadani waxa ay soo baxday 27kii Feberweri 2019ka, waxay ka hadlaysaa gabadh yar oo 12 jir ah, oo kufsi, dil iyo xadgudub loogu geystay magaalada Gaalkacayo, xarunta Gobolka Mudug. Jidhdilka iyo naxariis-darrada dhacday waxa la...
Friday, March 1, 2019
-
“Dunida Kale Kolkay Wax Dhamaadaan Baa Loo Dabaal Degaa Laakiin Xageena Kolkaynu Dhagax Dhignaba Xaflad Baynu Samaysanaa. Malaha Inagu Wax Qabadkaba Waxaynu Unaqaan Dhagax Meel La Dhigo. Walee Wadad Berbera Iyo Wajaale War Baa Yaal”Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa faalo ka Bixiyay Dhagax dhiga Wadada Berbera Corridor ee Wajaale Iyo Berbera isaga oo aqoonyahanku sheegay in aduunyada la dabaal dago marka mashaariicdu dhamaadaan ee ...
Thursday, February 28, 2019
« Previous Page — Next Page »