-
Daawo Muuqalka”Cabdikariin Axmed Mooge Oo Si Adag Uga Hadlay Maalgashiga Dekeda Berbera Iyo Saldhiga Ciidan Iyo Hadalada Isburinaya Ee Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiir Sacad”Waddanka Been Lagu Wadi Maayo… ”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa waxaa uu si adag uga Hadley marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martey jidkii shalay la dhagax dhigay ee Berbera Corridor isla markaana waxaa uu su,aalo badan bulsh...
Friday, March 1, 2019
-
Curdin-dhadhiye: Maanso Ka Hadlaysa Bahalnimadii Loo Geystay Caasho Ilyaas Oo 12 Jir Aheyd Gaalkacayana Lagu Kufsaday Laguna Khaarajiyay!Abwaan Siciid Maxamud Gahayr
Maansadani waxa ay soo baxday 27kii Feberweri 2019ka, waxay ka hadlaysaa gabadh yar oo 12 jir ah, oo kufsi, dil iyo xadgudub loogu geystay magaalada Gaalkacayo, xarunta Gobolka Mudug. Jidhdilka iyo naxariis-darrada dhacday waxa la...
Friday, March 1, 2019
-
“Dunida Kale Kolkay Wax Dhamaadaan Baa Loo Dabaal Degaa Laakiin Xageena Kolkaynu Dhagax Dhignaba Xaflad Baynu Samaysanaa. Malaha Inagu Wax Qabadkaba Waxaynu Unaqaan Dhagax Meel La Dhigo. Walee Wadad Berbera Iyo Wajaale War Baa Yaal”Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa faalo ka Bixiyay Dhagax dhiga Wadada Berbera Corridor ee Wajaale Iyo Berbera isaga oo aqoonyahanku sheegay in aduunyada la dabaal dago marka mashaariicdu dhamaadaan ee ...
Thursday, February 28, 2019
-
Madaxweyne Cadalaad Samee Oo Xukuumadada Dib Ugu Noqo ..” Siyaasi Cabdicasiis Samaale
Boorame (berberatoday.com)_ SIyaasi Cabdi Casiis Maxamed Samaale oo ka hadlaayey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu talooyin culus u soo jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa
Siyaasi Samaale ayaa w...
Wednesday, February 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Iskaashatada Gaadiidka Iskarogooyinka Ee DALDHIS Ee Berbera Oo Xeer Hosaad Ay Isku Maamuli Doonaan Gacan Taag Ku Ansixiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Iskaashatada Gaadiidka Iskarogooyinka Ee DALDHIS Ee Berbera Oo Xeer Hosaad Ay Isku Maamuli Doonaan Gacan Taag Ku Ansixiyay
https://youtu.be/YTm2tPUgT7Y
&...
Tuesday, February 26, 2019
-
Daawo Muuqalka”Arday Yar Oo Reer Berbera Ah Oo Gabay Qiimo Leh Ku Cabiraya Qiimaha Iyo Waxtarka Waxbarashadu Uleedahay Bina,aadamka
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Arday Yar Oo Reer Berbera Ah Oo Gabay Qiimo Leh Ku Cabiraya Qiimaha Iyo Waxtarka Waxbarashadu Uleedahay Bina,aadamka
https://youtu.be/WaZ8ACRU3ms
...
Sunday, February 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Horumarka Ka Socda Magaalada Berbera Ee Mayar Cabdishakuur Cidin Hormoodka Uyahay Iyo Jidadka Laamiga Casriga Ah Ee Ilaa Bada Galay+Dalxiisyaashii Oo Kusoo Qulqulaya Xeebata Batalaale
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Horumarka Ka Socda Magaalada Berbera Ee Mayar Cabdishakuur Cidin Hormoodka Uyahay Iyo Jidadka Laamiga Casriga Ah Ee Ilaa Bada Galay+Dalxiisyaashii Oo Kusoo Qulqulaya Xeebata Batalaale
&n...
Saturday, February 23, 2019
-
Somaliland Ma Guur Guurto Mana Guhaado Ruux Maalay, Ladnayaystay Inaad Tidhaah Lur Iyo Waa Kuu Lugooyo!W/Q Amb.Sami Muse
Laba nin oo saaxib ahaa ayaa waxay kala maqnaayeen in muddo ah. Kadib waxay iskaga hor yimadeen meel wado ah. Markasay isku naxeen farxad darteed. Midbaa salaamay ninkii kale ee saxiibkii ahaa, wuxuuna ku yidhi: “Saaxib ii waran...
Saturday, February 23, 2019
-
Qaabkee loo sammaystaa Qorshe Nololeed?W/Q Farxaan Maxamed (Rakad)
Toban Talo oo Qorshaha Nolosha ah:-
Noloshu waxay u baahan tahay qorshayaal joogto ah si ay u gaadho hadafkeeda iyo Himiladeedaba taasina waxay u baahan ta...
Friday, February 22, 2019
-
Xisbiga Wadani Mucaaradnimadii Saxda ahayd Waa ka Habowsan Yahay ee Tolow Yaa Fahansiiya ?W/Q Abokor I Mohamud
Xisbiga Wadani Mucaaradnimadii Saxda ahayd Waa ka Habowsan Yahay ee Tolow Yaa Fahansiiya ?
Wadani sidda uu wax ku wada Mucaardnimo waa ka duw...
Friday, February 22, 2019
« Previous Page — Next Page »