-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Faarax Murtiile Oo Somaliland Yuhuud Ku Tilmaamay Muxubo Somali Weynimo Ah Garowe Kaga Tiraabay
Garowe(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanka Faarax Murtiile Oo Somaliland Yuhuud Ku Tilmaamay Muxubo Somali Weynimo Ah Garowe Kaga Tiraabay
M/weyne taw dheh
Tag Hargaysa oo duul
Gabay dhiigga taabtiyo
Maansooyin tiriy...
Sunday, January 27, 2019
-
Halkan Ka Dhagayso Wareysi Uu Wakhti Hore La Yeeshay Axmed Siciid Cige Duuliye Sare Axmed Maxamed Xasan(Axmed Dheere)Oo Ah Pilotkii Damiirkiisu Diiday Inuu Shacabka Somaliland Miig 17 ku Bam Gareeyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Dhagayso Wareysi Uu Wakhti Hore La Yeeshay Axmed Siciid Cige Duuliye Sare Axmed Maxamed Xasan(axmed Dheere)Oo Ah Pilotki Damiirkiisu Diiday Inuu Shacabka Somaliland Miig 17 ku Bam Gareeyo
ht...
Friday, January 25, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dawlada Hoose Ee Berbera Iyo Urur Qurba Jooga Oo Laba Gaadiidka Gargaarka Deg Deg Ah Ku Wareejjiyay Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dawlada Hoose Ee Berbera Iyo Urur Qurba Jooga Oo Laba Gaadiidka Gargaarka Deg Deg Ah Ku Wareejjiyay Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil
https://youtu.be/doy4NkpUlf4?t=330
&...
Tuesday, January 22, 2019
-
Cilmi Baadhis”Hurdada Ka Badan 9 Saacadood Ee Hooyada Uurka Leh, Waxay Dhibaato Ku Noqotaa Imaha Uurka Ku Jira !!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Deraasad dhawaan lagu daah-furay Dalka Maraykanka ayaa waxa lagu caddeeyay in Hurdada xad dhaafka ah ee ay seexdaan Hooyooyinka Uurka leh ay dhibaato u keeni karto ilmaha uurka ku jira.
Deraasaddan ay...
Monday, January 21, 2019
-
“DAYAARADAHA SUNTA HAWADEENA KU BUUFIYA OO AAN INAGA BAAL QAADIN HABEEN IYO MAALIN.W/Q YASSIN ISMAIL
DAYAARADAHA SUNTA HAWADEENA KU BUUFIYA OO AAN INAGA BAAL QAADIN HABEEN IYO MAALIN.
Dadkii hore iila socday dabcan way ka War hayaan waxan aan ka hadlaayo, kuwase hada nala qabsanaaya Waa mawduuc beryahanba aan ka hadlaayay ...
Friday, January 18, 2019
-
“Wuxuu Shalay Diidanaa Ninkii Maanta Doonayoow, Waxaad Ka Dagaalantaa Dantaadoo Qudha Ahaa”Abwaan Daaha Gaas. “Daawo Muuqal
Abwaan Daaha Cabdi Gaas Oo Tiriyay Maanso Cusub Oo Uu Ku Dhaliilayo Hab-dhaqanka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo kamida Hal Abuurka Reer Somaliland ayaa soo saaray maa...
Friday, January 18, 2019
-
Shirkada Kafaalo Oo Berbera Kusoo Kordhisay Hiigsi Iyo Himilo Loo Baahnaa
Berbera(Berberatoday.com)-Kafaalo Busness waa shirkad ganacsiyeed ay abaabuleen dhalinayaro isku tagtay oo reer Berbera ah iyagoo isu geeyay fikir iyo maal wixii ay hayeen shirkada kafaalo waxay qabataa adeeg dhawr ah oo kala ah 1...
Wednesday, January 16, 2019
-
Nin Magaciisu Yahay Dhako Bawdo Jilib Boqon Oo Magaciisu Fajac Iyo Amakaag Ku Noqday Bulshada Uu Lacagta Zaadkiisa Uga Diro Iyo Faahfaahin Uu Ka Bixiyay Sababta Uu Afartan Magac Ula Baxay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhako Bawdo Jilib Boqon oo ah nin dhawaantan aad loo hadal-hayey afartan magac oo ugu qoran Zaadka Taleefanka, ayey Somnewstv u suuragashay inuu wax ka weydiiyo sababta afartan magac ee taleefankiisa zaa...
Wednesday, January 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hees Laga Sameeyay Gabaygii Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees Lagu Xidhay Iyo Fanaanka Sir Maxamud Cumar Yare Oo Ku Heesaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gabaygii dhawaan lagu xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees ee uu ku dhaliilay Xukuumada, kuna soo bandhigay tacadiyada ka jira Xabsiyada Somaliland, ayaa laga sameeyay Hees uu ku luuqaynayo Fanaanka...
Wednesday, January 16, 2019
-
Jaamacado dalka Jarmalka ku yaala ayaa u ogolaaday ardayda Somaliyeed in ay dalkooda ku diyaariyaan Shahaadada labaad ee Caafimaadka (Master of medicine )
Hadii aad tahay dhakhtar doonaaya in uu ku takhasuso oo qaato shahaadada labaad ee Caafimaadka (MD) adiga oo kala dooranaaya Maadooyinkan hoose waxaanu kaa caawin...
Saturday, January 12, 2019
« Previous Page — Next Page »