-
“Aniga Iyo Ina Biixi Meel Aanu Tagno Garan Mayno Xisbiga Higaanka Dalka Qabta Taladan Waanu La Shaqaynay”Gudoomiye Wasiir Maxamed Kaahin”Daawo Muuqaal
"Aniga Iyo Ina Biixi Meel Aanu Tagno Garan Mayno Xisbiga Higaanka Dalka Qabta Taladan Waanu La Shaqaynay"Gudoomiye Wasiir Maxamed Kaahin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/i0Zxw37QgIs
&nbs...
Sunday, November 17, 2024
-
Wariye Axmed Siciid Cige oo Kawaramay Taariikh Nololeed Marxuum Madaxweyne Axmed Siilanyo oo Xalay Geeriyooday
T A C S I Geerida Axmed siilaanyo
ilaahay ha u naxariisto Madaxweynihii hore ee jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa 15.11.2024 ku geeriyooday gurigiisa magaalada hargeysa .
Aamina-weri...
Saturday, November 16, 2024
-
Booliska Somaliland oo Sheegay Inay Qabqabteen 9 Ruux oo Ku Eedaysan Inay Kaadhadhka Codaynta Iibsanayeen
Kaadhadh la iibsanayo oo gacanta lagu dhigay.
Ciidamada Booliska JSL oo sheegay in ay qabteen sagaal eedaysane oo ku hawlanaa iibsashada kaadhadhka Codaynta.
"Ciidamada Booliska JSL ee Magaalada Hargaysa ayaa hawlgal ay ...
Tuesday, November 12, 2024
-
Hutelkii 3-aad oo Kamida Hutelada Hayat oo Hargeysa Iyo Burco-ba Hore Uga Furnaa oo Maanta Berbera Laga Daahfuray”Daawo Muuqaal
Hutelkii 3-aad oo Kamida Hutelada Hayat oo Hargeysa Iyo Burco-ba Hore Uga Furnaa oo Maanta Berbera Laga Daahfuray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qNu1Dqk5s7I
...
Monday, November 11, 2024
-
Wakiilkii Hore ee Somaliland ee dalka Isutaga Imaaratka Carabta Ambsador Hassan Yasin Hirad oo Kamida Saraakiisa Xisbiga Wadani oo Kawaramay Siduu U Arko Doorashooyinka Kasocda Somaliland”Daawo Muuqaal
Wakiilkii Hore ee Somaliland ee Dalka Isutaga Imaraatka Carabta Ambsador Hassan Yasin Hirad oo Katirsan Saraakiisha Xisbiga Wadani oo Wareysi Siiyay Berberatoday.com oo Kawaramay Qaabka Usocdaan Doorashooyinka Somaliland Iyo Filas...
Monday, November 11, 2024
-
Idaacada VOA Laanteeda Afsomaliga oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Musharax Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Su,aalo Adagna Lagu Weydiiyay”Daawo Muuqaal
Idaacada VOA Laanteeda Afsomaliga oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Musharax Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Su,aalo Adagna Lagu Weydiiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NNo2-wJjY38
&...
Monday, November 11, 2024
-
Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka Iyo Kormeerka Doorashooyinka Qaranka JSL oo Ganaax Lacageed Duldhigay Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye.
Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye.
&nbs...
Saturday, November 9, 2024
-
Saamaynta Tarxiilka Trump Ku Dhawaaqay !Kamil Ahmed Nasir
Saamaynta tarxiilka Trump ku dhawaaqay !
[caption id="attachment_135347" align="aligncenter" width="1024"] WASHINGTON, DC - SEPTEMBER 19: Republican presidential nominee former U.S. President Donald Trump speaks at the Israeli ...
Wednesday, November 6, 2024
-
Wax Ka Ogow Muwaadin Goobtaada Cod Bixinta Doorashada
Ogow Goobtaada Codbixinta !
Muwaadin, si aad u ogaato goobtaada codbixinta aad ka codeyn doonto maalinta doorashada Madaxtooyada & Xisbiyada Qaranka JSL 13-ka November 2024, fadlan garaac *318# oo geli lamba...
Wednesday, November 6, 2024
-
Xisbiga Wadani oo Ubalan Qaaday Ciidamada Kala Duwan ee Dalka Inay Mushahar Ahaan Usiin Doonaan 400$ Halka Ay Hada Qaataan 150$’Daawo Warbixin Laga Soo Sheegtay Barnaamijka Siyaasadeed ee Xisbiga
Xisbiga Wadani oo Ubalan Qaaday Ciidamada Kala Duwan ee Dalka Inay Mushahar Ahaan Usiin Doonaan 400$ Halka Ay Hada Qaataan 150$'Daawo Warbixin Laga Soo Sheegtay Barnaamijka Siyaasadeed ee Xisbiga
https://youtu.be/0Lgwaw-zzl0
...
Wednesday, October 30, 2024
« Previous Page — Next Page »