-
Akhriso Taariikhda Shaqo Iyo Suxufinimo Ee Wariye Marxuum Cawil Dahir Salaad Iyo 25 Caruura Uu Ifka Kaga Tagay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dabayaaqadii siddeetanmeeyadii ayuu ale ha u naxariistee weriye Cawil Daahir Salaad ka shaqeynayay raadiyaha dowladda Soomaaliya ee Radio Muqdisho.
Markii uu dalka Soomaaliya burburka galay wuxuu weri...
Sunday, December 23, 2018
-
“Shirkii Jabuuti Wuxuu Ahaa Mid Lagu Shirqoolayey Somaliland”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu maanta ka Hadley shirkii dooda ahaa ee dhawaan aqoon yahanada Somalida ugu qabsoomay dalka Jabuuti .
Siyaasi Cadami ayaa waxaa uu shirkaas ku tilmaamay mid l...
Sunday, December 23, 2018
-
Immam Qassali Aya odhan Jiray Dadku way Hurdan Lakin Markay dhintan Ayay Hurdada Ka Kici doonan WQ Askar Mahamed Askar
Manta Waxaynu Ka Hadli Doona FECE BOOK sido Naftada Noloshada U burburinayo Kana dhigayo Qof Mala Yacni Ah on Lahayn wax Xigmada Noloshisona tahay mid Dad Kale Hogaminayan Marka Kowad waxaynu Ku J...
Saturday, December 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Cilaajyada Dibu Raxmaan Sheekh Jaamac Wadaad Oo Tilmaamo Ka Bixiyay Sixirka Iyo Qaabkay Saaxiriintu U Adeegsadaan Bulshadana Uga Digay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Cilaajyada Dibu Raxmaan Sheekh Jaamac Wadaad Oo Tilmaamo Ka Bixiyay Sixirka Iyo Qaabkay Saaxiriintu U Adeegsadaan Bulshadana Uga Digay
https://youtu.be/jZoaO1-C9gs
...
Saturday, December 22, 2018
-
”Muuse Biixi Jiga Jiga Ii Raac Baan Ku Yidhi ..”Madaxweynaha Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulankii uu madaxweyne Muuse Biixi la yeeshay arimihii ay kaga wada hadleen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KeGPOZNkUQ...
Friday, December 21, 2018
-
Daawo Sawirada”Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Mustafe Cagjar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta magaalada Wajaale kula kulmay madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cagjar
...
Friday, December 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Muqdisho Oo Fashilisay Khiyaamo Qaran Oo Xukuumadii Siilaanyo Shuraako Kula Ahayd
Muqdisho(Beerberatoday.com)-Xaliimo Maxamed Ismaaciil oo lagu naanayso Xaliimo Yarey oo ah Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Somaliya ayaa sheegatay in Xukumadii Madaxweyne Siilanyo ay usoo gudbin jirtay Xildhibaanada Golayaasha...
Friday, December 21, 2018
-
“Guurtidu Waa Inay Noo Kordhisaa Muddo Kordhin Raali Laga Hayey ….” Xildhibaan Qabiile
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa talo u soo jeediyey Golaha Guurtida, waxaanu ugu baaqay in aanay xiisad iyo xaalad kale oo khilaaf keenta aanay buurin ...
Thursday, December 20, 2018
-
Dagaalka Hargeysa Iyo Muqdisho Ee Aaladda Twitterka Iyo Wejiyada Caanka Ah Ee Ku Difaaca Luuqadaha Kala Duwan Qaddiyadda Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inkastoo ay inta badan dadka Soomaalida ahi siyaasadda kaga faalloodaan baraha bulshada, haddana aaladda twitterka ayaa ah fagaare ay inta badan ku dooddaan dadka aqoonyahanka ah ee siyaasadda lafo-guraa...
Thursday, December 20, 2018
-
Xildhibaanada Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Madaxweyne Cusub Udoortay Masuul Farmaajo Ku Xidhan
Baydhaba(Berberatoday.com)-Musharax Cabdicasiis Xasan Maxamed oo kamid ahaa musharixiinta xilka madaxweyne ee Koonfur galbeed ayaa ku guuleystay doorashada ka dhacday magaalada Baydhabo.
Tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaa...
Wednesday, December 19, 2018
« Previous Page — Next Page »