-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Faneed Uu Marti Kuyahay Fanaanka Maxamud Xuseen Sulub(Halwed)Iyo Taariikhdiisa Fanka Iyo Xiliguu Bilaabay
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Faneed Uu Marti Kuyahay Fanaanka Maxamud Xuseen Sulub(Halwed)Iyo Taariikhdiisa Fanka Iyo Xiliguu Bilaabay
https://www.youtube.com/watch?v=OxYmUk9cUu8&feature=share
...
Tuesday, December 18, 2018
-
Siyaasiyiin Culus Oo La Saadaalinayo Inay Safka Hore Kaga Jiraan Isku Shaadhaynta Uu Soo Wado Madaxweyne Biixi Iyo Mucaaridka Oo ka Soo Dhex Muuqan Doona
Hargeysa(Berberatoday.com)-iyadoo ay hadda u dhamaatay Muddo sannad ahi Jiritaanka Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa si weyn loogu dhegtaagayaa xogo mudooyinkii u dambeeya la hadal hayay oo shee...
Monday, December 17, 2018
-
kuwa maanta leh Abwaan Hadraawi hala caawiyo iyo waxba looma qaban miyaanay kawarhayn inuu yahay ninkii diiday lacagtii milgaha lahayd ee madaxweyne Cigaal ku maamuusay”W/Q Cabdi Maxamud muuse Uk
marka hore allah ha caafiyo abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laakiinse taariikhdu iyadaa is qortee miyaanay ogayn kuwa leh maanta abwaanka waxba looma qaban ee xukumada ku dhaliilayaa inuu hadraawi diiday oo waliba doonay ...
Sunday, December 16, 2018
-
Faaleyn and Falanqeyn ku saabsan waxqabadkii xukuumada Somalilaan oo sanadkii kowaad u dhamaaday . qalinkii A/Rahman Fidhinle UK.
Waxqabadkii xukuumada sanadku udhamaaday ee laga baahiyey warbaahinta ayaa ahaa Geed Sare waab ku koobnaa dhinacyada Hurumarinta beera...
Saturday, December 15, 2018
-
Xogo La Helay Oo Kashifay Qodob Halis Ku Ah Somaliland Uu Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Heshiis Kula Galay Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Hunguri Ka Haya Badda Somaliland Xabashida
“Xogahan Ayaa Lagu Sheegay Inuu Farmaajo Damacsan Yahay, Kana Mid Tahay Qorshayaasha Ay Abiy Ahmed Ka Wada Hadleen Inuu Ku Wareejiyo Qaybo Ka Mid Ah Goobaha Ugu Mihiimsan Gobolada Awdal Iyo Salal.
December(Berberatoday.co...
Friday, December 14, 2018
-
Masuul Katirsan Xibsiga Kulmiye Oo Dhawaac U Geystay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Wajigana Kaga Dhuftay Mobil Iphone Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa dhawaac Fudud oo isha dusheeda ah u geystay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabd...
Thursday, December 13, 2018
-
Somaliland Maxay Ku Bedelatay Bixinta Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaraatka Carabta Laga Siiyay Berbera Maxaase Laga Faa,iidayaa”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Somaliland Maxay Ku Bedelatay Bixinta Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaraatka Carabta Laga Siiyay Berbera Maxaase Laga Faa,iidayaa"Daawo Warbixin Warbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/7sMLqCsBTcU?t=3
&...
Wednesday, December 12, 2018
-
Dadka Kudhaqan Deegaamada Xeebta Galbeedka Gobolka Saaxil Uu Fara Baas Kuhayo Waraabe Dad Qaad Ahi
Berbera(Berberatoday.com)-Dadka Xoolo Dhaqatadda ah Ee Waqooyiga Xeebta Ceel-Sheekh,Fuguxo,Biyo-Cas,Haddeyta Ilaa Cabdi-Geedi Waxa Fara Baas Ku hayya Waraabe Ku Mamey Dhiiga Dadka Kaas oo Habeen Walba Weerar Ku Hayya.
Waxa ji...
Wednesday, December 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Tirada Shaqaale Ajaanib Ah Oo Maanta Laga Mastaafuriyey Somaliland Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Dalka ka Mastaafurisay 3 Qof oo u dhashay Dalka Pakistan, kuwaasi oo la sheegay in Shaqooyinka ay Dalka u joogeen ay yihiin kuwa ay qaban karaan Muwaadiniinta.
S...
Wednesday, December 12, 2018
-
Maxay Tahay Sababta Itoobiya Oo Xeeb Iyo Bad Toona Lahayn Usameysanayso Ciidan Badeed?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Markii ay Eritrea xornimada qaadatay sanadkii 1993-kii, Itoobiya waxay noqotay dal aanan lahayn xeeb iyo bad toona, waxayna qaadday tallaabadii la filan karay oo ahayd in la kala diro ciidammadii badd...
Tuesday, December 11, 2018
« Previous Page — Next Page »