-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Quluubta Dadka Lushay Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediiyay Shaqaalaha Caafimaadka Cisbataalka Weyn Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Quluubta Dadka Lushay Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediiyay Shaqaalaha Caafimaadka Cisbataalka Weyn Ee Hargeysa
https://youtu.be...
Sunday, December 9, 2018
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Faalo Ka Bixiyay Odhaahda siyaasiyiinta Somaliland Walaacna Ka Muujiyay Siday Uwax Usocdaan Dalka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo Ka mid ah siyaasiyiinta miisaanka leh ee aqoonta fogleh, Kana Tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, horena Musharax Madaxweyne uga noqday, kuna soo tabcay Xisbinimaddii i...
Thursday, December 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Golaha Deegaanka Iyo Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Kulan La Qaatay Gudiyada Xaafadaha Berbera Iyo Nuxurka Wixii Laga Wada Hadlay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Golaha Deegaanka Iyo Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Kulan La Qaatay Gudiyada Xaafadaha Berbera Iyo Nuxurka Wixii Laga Wada Hadlay
https://youtu.be/TWUPP4Xv4Is
&nb...
Thursday, December 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qiso Jacayl Oo Gaadhay In Jidhka Laysu Jarjaro Oo Haweenaydiina Nin Kale Loo Guriyay Sanado Kadibna Dib Laysu Hantay Iyo Tahriib Laysu Maray Oo Guurka Danbe Fududaysay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qiso Jacayl Oo Gaadhay In Jidhka Laysu Jarjaro Oo Haweenaydiina Nin Kale Loo Guriyay Sanado Kadibna Dib Laysu Hantay Iyo Tahriib Laysu tahriibay Oo Qeyb Ka Ah Sheekada
Halkan Hoose Ka D...
Thursday, December 6, 2018
-
Akhriso Qisada”Haweenay Damacday Inay Madoobayso Timaheeda Oo Nolsheedu Halis Gashay !
Paris(Berberatoday.com)-Dad aad u tiro badan gaar ahaana haweenka ayaa waxay adeegsadaan waxyaabo badan oo lagu qurxiyo timaha waxaana ka mid ah dawada Madoobaysada, mana oga dadka isticmaala badankoodu dhibaatada caafimaad ee ay ...
Tuesday, December 4, 2018
-
Cumar Cagjar hadalkiisu waa mid ku qotoma Siyaasad iyo Marmaroojinteeda?Abokor Mohamud abokorm@hotmail.co.uk
Cumar Cagjar hadalkiisu waa mid ku qotoma Siyaasad iyo Marmaroojinteeda?
Waxa uu doonaya sidii dib loogu soo gelin laha Amaanka gudaha ee Ismaamulka dhulka Somaalida Itoobiya haysato Ciidamdii Maamulkii hore Aas asaha ka ...
Tuesday, December 4, 2018
-
Casharada Laga Baran Karo Heshiisyadii Laga Gaadhay Khilaafyadii Cakirnaa Ee U Dhaxeeyay Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumadii Madaxwayne Rayaale Ee Suurto Galiyay Qabsoomida Doorashooyinka!!
Casharada Laga Baran Karo Heshiisyadii Laga Gaadhay Khilaafyadii Cakirnaa Ee U Dhaxeeyay Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumadii Madaxwayne Rayaale Ee Suurto Galiyay Qabsoomida Doorashooyinka!!
Dib u curashadeenii
Xeerkiyo dastuurkii...
Tuesday, December 4, 2018
-
Mudo kordhin aan Dastuurka Waafaqsaneyn macnaheedu waa khiyaamo shacab oo noqonaysa” dhabarka ii xoq aan kuu xoqee” . qalinkii A/rahman Fidhinle UK
1- Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay ka gaabiyeen dar-dar gelintii qodoban soo socda:
A) Habraacii wadashaqeyneed ee ay la yeelan lahayeen Golaha Baa...
Monday, December 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Uu Kaga Qaybgalay Dalka Ingiriiska
London(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ku sugan Dalka Ingiriiska Ayaa ka Warbixiyay Shir Caalamiya oo uu kaga qaybgalay london
Sidoo kale Gudoomiye Aadan ayaa faa...
Monday, December 3, 2018
-
Xaflad Aroos Oo Labadii Ruux Ee Iscalmaday-ba Ka Maqan Yiihin Oo Ka Dhacday Borama
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada Boorama ee gobolka Awdal waxa ka dhacday xaflad aroos oo aanay joogin arooskii iyo aroosaddii midna. Hase ahaatee waxa xafladda arooska keligeed loo qabtay gabadh kale oo sheegtay in aroosaddu u ...
Sunday, December 2, 2018
« Previous Page — Next Page »