-
Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Xadhiga Kajaray Waddo Mihiima Oo Maamulka Dawlada Hoose Ka Hirgaliyeen Xaafada Burco Sheekh
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayarka Berbera Iyo Gudoomiyaha gobolka Saaxil Oo Xadhiga Kajaray Waddo Mihiima Oo Maamulka Dawlada Hoose Ka Hirgaliyeen Xaafada Burco Sheekh
https://youtu.be/c_Tk2hNV36M
...
Monday, October 15, 2018
-
Mashaariicda La marin habaabiyey ee ku lifaaqnaa Heshiiskii DPW kula Wareegtay Dekeda Berbera : qalinkii Arahman fidhinle UK.
Ma...Weecsin iyo Beegsin.... mise...Aloos iyo agaasin danbe oo ummadda u hadha !! Ma qaybsi iyo qataabsi... Mise qadhaabsi iyo qudh-qudho joogto ah ? Ma...Midigays iyo Odeys mise Gown iyo maquuno kale !! Boowe …Malaa...
Monday, October 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mareeyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi Oo Cadeeyay Xiliga Rasmiga Ah Ee La Bilaabayo Dhismaha Dekeda Cusub Iyo Xiligay Dhamaanayso
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mareeyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi Oo Cadeeyay Xiliga Rasmiga Ah Ee La Bilaabayo Dhismaha Dekeda Cusub Iyo Xiligay Dhamaanayso
https://youtu.be/TVBB6FCVqC4
...
Sunday, October 14, 2018
-
Sheekh Aadan-Siiro Oo Mar Kale Madaxweyne Muuse Biixi Usoo Jeediyey In Laga Fiirsado Heshiiska Saldhigga Ciidan Ee Imaaraadka Ee Berbera Iyo Khatartiisa
“Ninka Illaahay La Doono Inuu Khayr Ummadda U Hoggaamiyo Wuxuu U Sameeyaa Wasiir Wanaagsan..”Sh, Aadansiiro.
“Madaxweynaha Waxaanu Leenahay, Shaqo Walba U Samayso Dadka Ugu Aqoonta Badan Ee Aan Kuu Habraneyn…”sh, Aada...
Friday, October 12, 2018
-
“Tukaraq Nabadgelyadeedu Waa Mar Ciidanka Qaranku Soo Taabto Xadka Somaliland,Oo Garoowe Ay Ka Dhacdo I BIXIYOW I BIXI”Cali Guray,
GAROOWE: I BIXIYOW I BIXI;
Faan waynaayeey! hadmaan idhi Tukeraq nabadgelyadeedu waa mar Ciidanka Qaranku soo taabto xadka Somaliland oo mar Garoowe ay ka dhacdo I BIXIYOW I BIXI haddii kale ciidanka dib ha looga soo celiyo...
Friday, October 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dawlada Itoobiya Oo Aan Ka Qeyb Qaadan Saxeexii Maanta Madaxtooyada Ka Dhacay Ee Heshiiska Balaadhinta Dekada Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliland waxaa maanta lagu qabtey xaflad loo sameeyey saxeexa balaadhin ay shirkada Dp World ku sameynayso dekada magaalada Berbera oo march 2017 lagu wareejiyay.
Saxee...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Af Carabi Ku Khudbadeeyey Munaasibadii Balaadhinta Dekada Berbera Ee Madaxtooyada Hargeysa Lagu Qabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Af Carabi Ku Khudbadeeyey Munaasibadii Balaadhinta Dekada Berbera Ee Madaxtooyada Hargeysa Lagu Qabtay
https://youtu.be/0WGsSQQxOCA?t=92
...
Thursday, October 11, 2018
-
Proffesor Cabdi Cali ” Sidee Baanu Isku Soo Galnay Madaxweyne Muuse Biixi…. ” + Akhirso Taariikh Xiiso Badan
Gabayga Doqon-dila
ee uu tiriyay Jamaal Cali Xuseen, wuxu i xasuusiyay sidii aanu isku soo galay m/weynaha; iyadoo xaaladdiisu adag tahay oo ay eryanayaan wasiirkii maaliyadda iyo kii madaxtooyada ayuu maalin maalin m...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Shirkada DP World Oo Wad Jir Udhagax Dhigay Dhismaha Dekedii Cusbeyd Oo 400MT Ah Iyo Xalad Balaadhan Oo Dekeda Berbera Lagu Qabtay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Shirkada DP World Oo Wad Jir Udhagax Dhigay Dhismaha Dekedii Cusbeyd Oo 400MT Ah Iyo Xalad Balaadhan Oo Dekeda Berbera Lagu Qabtay
...
Wednesday, October 10, 2018
-
ufiirso Liiska hantidii qaranka ee lagu wareejiyey il-duuf sharci iyada oo aan loo cuskan xeer nidaamiye dawladeed. qalinkii A/Rahman fidhinle UK.
Maadaama Madaxweyne Muse Biixi Abdi uu qiray in aanay dalka jirin Xeerka iskaashiga dawlada iyo ganacsiga gaar ka ah ( PPP Act ).
A)- Maadaama aanay jirin Xeerarka iyo xeegaanada Maalgelinta Madaniga ah ee lagu wareejin lahaa K...
Wednesday, October 10, 2018
« Previous Page — Next Page »