Articles
-
Dib U Milicso Mid Ka Mid Ah Khubadihii Taariikhda Galay Ee Marxuum Cigaal Jeediyay Wakhtigii Dagaalada Sokeeye!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah Khudbadihii Taariikhda galay ee uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal umadda u jeediyey wakhtigii dagaallada sokeeye dalka ka qarxeen 1994-kii ee uu sida gaa...
Saturday, September 8, 2018
-
Xildhibaan Xamse Yuusuf Xoorxor Oo Uhore U Ahaa Xildhibaan Degmo Dalka Sweden Oo Sanadkan U Ordaaya Xildhibaan Baarlamaan Isaga Oo Hantay Quluubta Shacabka Gobolka Uu Ka Sharaxyahay
Sweden(Berberatoday.com)-Dalka sweden waa dal dimuquraadiya oo ka mida dalalka ugu horeeya nidaamka axsaabta badan.waxaa hada doorashada ku tartamaya todoba xisbi oo afar kamida laysku yidhaahdo xulufo.aliens.oo kala ah modarate.c...
Friday, September 7, 2018
-
Dhagayso”Wariye Axmed Saciid Cige Oo Tabinaya Warbixin 40 Sano Ka Hor China Iyo Somaaliya Furitaankii Wadada Isku Xidha Burco Iyo Beledweyne Sanadii 1978-kii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka uu shiinuhu mashaariicda waaweyn ka fuliyey, waxaana ka mid ah dhismaha waddooyin isku xidha Burco Iyo Beledweyne taasoo dhererkeedu dhan yahay 967 KM.
Mashruucaa...
Wednesday, September 5, 2018
-
Maxkamada Degmada Berbera Oo Xukun Ku Riday Afar Qof Oo Shaqaale Ka Ahaa Saldhiga Milateri Ee Berbera Oo Ugaadhsi Sharcidaro Ah Ku Sameeyay Duurjoog
Berbera(Berberatoday.com)-Maxkamadda degmada Berbera ayaa waxa ay xukun ku ridday afar qof oo ka mid ah lix qof oo u xidhnaa eedo la xidhiidha ugaadhsi sharci-darro ah.
Dadkan la xidhay oo shan ka mid ahi u dhasheen dalka Pakis...
Tuesday, September 4, 2018
-
“Cadaalad Daro Way Jirtaa Oo Aniga Ayay Igu Dhacday Oo Somaliland Oo Dhana Idaawanaysay. Korneyl Caarena Cadaalad Daro Way Ku Dhacday,Laakiin Maaha Inuu Qoriqaato Oo Dagaal Wax Ku Doono”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(BErberatoday.com)-"Cadaalad daro way jirtaa oo aniga ayay igu dhacday oo Somaliland oo dhana i daawanaysay. Korneyl Caare, cadaalad daro way ku dhacday, lkn maaha inuu qoriqaato oo dagaal wax ku doono, Somaliland wadahada...
Tuesday, September 4, 2018
-
“Ismaaciil Buubaa Waxa Uu Igu Yidhi Mar Aanu Jabuuti Isku Aragnay 1993-gii Dagaal Sokeeye Waa Lagama Maarmaan Hadii Qaran Nimada Somaliland Laga Noqdana Sucuudigu Wuxu Ina Siinayaa 12 Million Oo Dollar”Siyaasi Aadan Ingiriis Oo Sir Weyn Fashiliyay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Ismaaciil Buubaa Waxa Uu Igu Yidhi Mar Aanu Jabuuti Isku Aragnay 1993kii Dagaal Sokeeye Waa Lagama Maarmaan Hadii Qaran Nimada Somaliland Laga Noqdana Sucuudigu Wuxu Ina Siinayaa 12 Million Oo Dollar"Si...
Monday, September 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cali Guray Shalay Iyo Maanta Iyo Shirkada Dp World Ee Dekeda Berbera Maamusha Muxuu Ka Kala Yidhi
Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cali Guray Shalay Iyo Maanta Iyo Shirkada Dp World Ee Dekeda Berbera Maamusha Muxuu Ka Kala Yidhi
https://youtu.be/wtg33Rtm6m4?t=8
Berberatoday.com...
Sunday, September 2, 2018
-
“Haddaad Aragto Dhulbahante Iyo Habaryoonis Leh Waa Nala Haystaa, Inta U Saraysa Ayaa Cuqdada Qaaday, Waxaana Guul Darastay Siyaasiyiinta Oo Aan Anigu Ka Mid Ahay” Wasiir Saleeeban Cali Koore
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa digniin culus u diray dad uu sheegay inay isku dayayaan inay nabadgelyada iyo xasiloonida waxyeeleeyaan.
Wasiirka Wasaaradda Biyaha...
Saturday, September 1, 2018
-
Safiir Baashe Morgan Oo Diidan Inuu Safiirka Cusub Ee Imaaraadka Ku Wareejiyo Xilka Safaraada + Ex Madaxweyne Siilaanyo Uu Ergo Ugu Kaxaystay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Kala Khabbaynta Saamiyadii Uu Ku Qarsaday Dp World
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey dalka Imaaraadka carabta oo dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, u bedelay dalka Kenya Baashe Cawil (Morgan), ayaa ka war...
Friday, August 31, 2018
-
Mugdiga iyo mad-madowga ku gedaaman qorshaha horumarineed ee Heshiiskii DPW iyo Somaliland wada galeen May 2016. qalinkii A/rahman Fidhinle UK
Qorshaha horumarineed ee Shirkada DPW u dhigtay Dekeda Berbera waxaa ku jira mugdi iyo mad-madow fara badan. Heshiiska balaadhinta Dekeda Berbera ee ay isla qaateen Xukuumada Somaliland iyo qareenada Shirkada DPW taariikhdu mark...
Friday, August 31, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|