-
Daawo Muuqalka”Maxaabiis Laga Soo Daayay Jeelka Ciqaabtiisu Darantahay Ee Jeel Ogaadeen Oo Kawaramay Cadaabta Iyo Ciqaabta La Mariyay
Jigjiga(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maxaabiis Laga Soo Daayay Jeelka Ciqaabtiisu Darantahay Ee Jeel Ogaadeen Oo Kawaramay Cadaabta Iyo Ciqaabta La Mariyay
https://youtu.be/AimvVRSYXnQ?t=233
https://youtu.be/AKWe4Xaqpmk?...
Thursday, August 30, 2018
-
Xukumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Dalka Keenayso Shiidaal Jaban Oo Dawladu Leedahay Iyo Haamaha Shiidaalka Oo Dagdag Loogala Wareegi Doono Shirkadihii Madaxweynuhu Ruqsada Kala Noqday”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Dalka Keenayso Shiidaal Jaban Oo Dawladu Leedahay Iyo Haamaha shiidaalka Oo Dagdag Loogala Wareegi Doono Shirkadihii Madaxweynuhu Ruqsada Kala Noqday"Daawo Warbixin M...
Tuesday, August 28, 2018
-
Madaxweynihii Hore Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Hub Laga Helay Gurigii Uu Daganaa
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Dowladd deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xabsiga loo taxaabay, sida uu sheegay Xeer illaaliyaha guud ee dalka Itoobiya. Cabdi Maxamuud Cumar oo laga xir...
Monday, August 27, 2018
-
Berbera”Cabsi Laga Qabo In Mar Kale Shidaalkii La Xayiray Ee Xabagta Lahaa Dib Ugasoo Baxo Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Sababta Soo Sareysa Oo La Ogaaday
Berbera(Berberatoday.com)-Sanadkan Horaantiisii ayay ahayd markii dalka la keenay shiidaal wasakhaysan oo xabag leh kaas oo waxyeelo iyo khasaare bahsanugaystay gaadiidka Yaryar ee Batroolka ah
Hadaba Khatartii Shidaalka Xun oo...
Monday, August 27, 2018
-
“Macquul Ma Aha In WADDANI Xisbigaaga Noqdo, Caarrena Sarkaalkaaga Noqdo” Siciid Maxamuud Gahayr.
Macquul Ma Aha In WADDANI Xisbigaaga Noqdo, Caarrena Sarkaalkaaga Noqdo” Siciid Maxamuud Gahayr.
Ninka la yidhaahdo Caarre ee meeraysanaya Qardho waxa uu ku doodayaa in uu caddaalad-darro ka dagaallamayo. Haddana isagii a...
Monday, August 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Aabaha Dhalay Saddexdii Wiil Ee Lagu Dilay Ceeryaan, Kana Kafaalo Qaaday Korinta Ubadkii Ay Ka Tageen.
Hargeysa(Berberatoday.com)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley oday Jaamac Maxamuud Ismaaciil oo ah aabihii dhibaatadu ka soo gaadhay dagaalkii ka dhacay Ceeryaan e...
Monday, August 27, 2018
-
Milicsiga Heerka Aqooneed iyo Hadimada Maamulaha Madaarka Cigaal: Maqaalka Kowaad W/Q Maxamed Beddel
Iyada oo Somaliland tahay dal dimuqraaddi ah, waxa aan cabbiri doonaa dareenkayga ku aaddan waxqabadka iyo waxyeellada dhallinyaro ay xukuumaddii hore u samaysatay dadka Hargeysa/Sallaxley/Balli-mataan, oo caan ku ah “Jin-dagaag...
Saturday, August 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Haayada Khayriga Ah Ee Nakhiil Foundation Oo Kaashanaysa Bisha Cas Ee Imaraatka Carabta Oo Xoolo Nool Uqashay Una Qeybisay Dadka Danyarta Ah Ee Kudhaqan Deegaamada Daarasalaam Iyo Ilimaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Haayada Khayriga Ah Ee Nakhiil Foundation Oo Kaashanaysa Bisha Cas Ee Imaraatka Carabta Oo Xoolo Nool Uqashay Una Qeybisay Dadka Danyarta Ah Ee Kudhaqan Deegaamada Daarasalaam Iyo Ilimaha...
Friday, August 24, 2018
-
Xukumada Somaliland Oo Garoonka Diyaradaha Hargeysa Ee Cigaal Ku Qabatay Laba Wasiir Oo Baxsad Ah Oo Katirsanaa Xukumadii Dhacday Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ku qabtay laba xubnood oo ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar, ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.
Labadan wasiir ayaa kala...
Thursday, August 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xaaji Cali Xoorxor Oo Umadaha Islaamka Iyo Shacabka Somalilandba Udiray Hambalyo Ciidal Udxada La Xidhiidha
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xaaji Cali Xoorxor Oo Umadaha Islaamka Iyo Shacabka Somalilandba Udiray Hambalyo Ciidal Udxada La Xidhiidha
https://youtu.be/syqPGlfMw64
Berberatoday.com...
Tuesday, August 21, 2018
« Previous Page — Next Page »