-
Dawlada Maraykanka Oo $17.5 Milyan Magdhow Usiinaya Haween Muslimiin Ah Oo Xijaabka Khasab Lagaga Saaray
Booliiska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa lacag dhan $17.5 milyan ku bixinaya dacwad ay so gudbiyeen laba haween Muslimiin ah oo lagu qasbay inay xijaabka siibaan mar ay sawirro ka qaadayeen booliiska laga shakisan yah...
Tuesday, April 9, 2024
-
Ma Taqaan Magaalada Yar ee Ku Dhasheen Hogaamiyayaashii Siyaasada Iyo Madaxdii Ciidamada Soomaaliya”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Ma Taqaan Magaalada Yar ee Ku Dhasheen Hogaamiyayaashii Siyaasada Iyo Madaxdii Ciidamada Soomaaliya"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/aUCuILNg2FU
...
Sunday, April 7, 2024
-
XUSUUS-QORKA.MAANTA 6.4.1994 XASUUQII RWANDA 100 MAALMOOD IYO DILKII 800.000 kun.(Sideed Boqol oo Kun) Qalinkii Cal-mahad Yuusuf
XUSUUS-QORKA.MAANTA 6.4.1994
XASUUQII RWANDA 100 MAALMOOD IYO DILKII 800.000 kun.(Sideed Boqol oo Kun)
Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf
Waxay ahayd 6. April 1994 oo Maalintu Arbaca ahayd. Jawiga guud ee Magaalada Kiga...
Saturday, April 6, 2024
-
Gudoomiyeyaasha Soo Maray Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Intay Jirtay.
Gudoomiyeyaasha Soo Maray Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Intay Jirtay.
1 ibraahin Maygaag Samatar
2 Axmed Cabdi Xaabsade
3 Cabdiraxmaan Xuseen Beeshaani
4 Axmed Aadan Qaybe
5 Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ...
Thursday, April 4, 2024
-
Dadka Taariikhda Akhriyaa Waxay Isku Raacsan Yihiin In Cabdifataax Al-sisi Yahay Nin Caqli Badan Dhagarta Maleega Yaqaana”W/Q Cabdi Yasin Yool
Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-sisi habeenii uu Inqilaabay Maxamed Mursi ,waxaan joogay oo ka daawanayey Xaafada Taasic ee Madinatu Nasr ee Bariga Qaahira.
Dadka taariikhda akhriyaa waxay isku raacsan yihiin in Cabdifa...
Monday, April 1, 2024
-
AHUN Axmed Maxammed-Gacayte Yuusuf (1948-1988)
AHUN Axmed Maxammed-Gacayte Yuusuf (1948-1988)
Axmed Gacayte Yuusuf sannadkii 1948 ayuu ku dhashay magaalada Hargeysa, xaafadda xiddigta halkaas ayuu ku kacaamay oo waayihiisii dhallaannimo ku qaatay, kolkii uu hanaqaaday...
Saturday, March 30, 2024
-
Wariye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir oo Kawaramay Dhac Iyo Tuugo Hargeysa Kala Kulantay.
Maafiyada Hargaysa ka dilaacday iyo moogaanta bulshada iyo haayada amaanka .
Waxay ahayd 2:00 duhurnimo markii aan soo galay xaafada aan ka deganahay Magaalada Hargaysa baaburka aan wataa waa nooca yar ee loo yaqaana Viroza waa x...
Friday, March 29, 2024
-
Wax Ka Baro Taariikhda Mujaahid Axmed Waraabe oo Kamid Ahaa 3 Halyey ee Afduubay Diyaaradii Somali Airlines
AHUN mujaahid Axmed waraabe,
Wuxuu sadex ku ahaa labadii nin ee naftooda.uhuray sharafta iyo xoriyada somalila d,
1984.kuwaasoo Afduuvay diyaaradii somali Airline kana dajiyay.caasimada Ethiopia,
Mufakir kii Cawil Cadami.AHUN o...
Wednesday, March 27, 2024
-
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya”Daawo Muuqaal
Warbixin Tilmaantay in Dekadda Berberi Ay Dhinacyo Badan Kaga Horrayso Dekadda Muqdisho Somaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wT_0xpOSpzk
&nbs...
Wednesday, March 27, 2024
-
Dalka Senegal Maxbuuskii Madaxwayne Ka Noqday Iyo Qisadiisa”Daawo Muuqaal
Doorashadii dalka Senegal waxa ku guulaystay Bassirou Diomaye oo noqonaya Madaxweynihii ugu da’da yaraa ee dalkaas soo mara wuxu jiraa 44 Sano.waaxda dabagalka canshuuraha dalkaas ayuu ka shaqayn jiray,
Todobaad ka hor ayaa xab...
Tuesday, March 26, 2024
« Previous Page — Next Page »