Articles
-
War Deg Deg Ah”Taag Cusub Oo Xukumada Somaliland Usoo Iibisay Dekeda Berbera Oo Hada Soo Xidhay Iyo Magaciisa Oo Lagu Xusay Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal+Daawo Sawirada
Berbera(Berberatoday.com)-Waxaa goordhaweyd galabta fiidkii Soo Gaadhay Dekeda Berbera Taag cusub oo Xukumada Somaliland usoo iibisay Dekeda magaalada Berbera si lagu soo xidho maraakiibta Kala duwan ee dekeda badeecadaha kala ...
Monday, August 13, 2018
-
Dhagayso”Idaacada BBC-da Oo Wareysi Adag La Yeelatay Gudoomiyaha Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Nasir Xaaji Cali Shire Iyo Su.aalo Adag Oo Laga Weydiiyay Eedihii Musuqmaasuqa Ee Ay Gudididaas Ujeedisay Wasiiro Hore Iyo Shirkado Gaar Loo Leeyahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhagayso"Idaacada BBC-da Oo Wareysi La Yeelatay Gudoomiyaha Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Nasir Xaaji Cali Shire Iyo Su.aalo Adag Oo Laga Weydiiyay Eedihii Musuqmaasuqa ...
Monday, August 13, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dhalinyarada,Waayeelka Iyo Waxgaradka Magaalada Berbera Oo Madaxweyne Muuse BIixi Ku Hambalyeeyay Go,aanka Uu Haamaha Shiidaalka Berbera Gacanta Dawlada Ugu Soo Celiyay,Goobo Kaloo Mihiima Oo Maqana Utilmaamay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dhalinyarada,Waayeelka Iyo Waxgaradka Magaalada Berbera Oo Madaxweyne Muuse BIixi Ku Hambalyeeyay Go,aanka Uu Haamaha Shiidaalka Berbera Gacanta Dawlada Ugu Soo Celiyay,Goobo Kaloo Mihiima ...
Sunday, August 12, 2018
-
War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Haamihii Keydka Shiidaalka Berbera Gacanta Dawlada Kusoo Celiyay Laalayna Heshiisyo Xukumadii Siilanyo Shirkado Iyo Shaqsiyaad Gaar Ah Ku Naasnuujin Jirtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-178/082018, uu maanta ku shaaciyey in xukuumaddu La-wareegidda Hantida Dawlad...
Saturday, August 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Faallo Qiimo Badan Ka Bixiiyay Mihiimada Suugaantu Uleedahay Somalida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka qayb galay madal lagu soo bandhigayay suugaan ayaa waxa uu si qoto dheer uga sheekeeyay mihiimada ay leedahay Suugaantu, Waxaanu madasha ku soo bandhigay gabay aad uga...
Friday, August 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shirkada Dp world Oo Sun Khatar Ah Todobaadkan Ku Aastey Gudaha Dekada Berbera Iyo Jiif Caaqil Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Qeylo Dhaan Culus Ka Soosaaray
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shirkada Dp world Oo Sun Khatar Ah Todobaadkan Ku Aastey Gudaha Dekada Berbera Iyo Jiif Caaqil Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Qeylo Dhaan Culus Ka Soosaaray
https://youtu.be/QO3Qw1s_Nxk?t=2...
Friday, August 10, 2018
-
Musuqii iyo Maroorkii Maxamuud Xaashi Cabdi: Qaybta 2aad. W/Q Siciid Gahayr.
Milicsiga Guryaha iyo hantida gaarka ah Ee Maxamuud Xaashi Cabdi
Intii uu Maxamuud Xaashi ahaa Wasiirka wasaaradda Duulista, waxa uu lacag dhan $700,000 (toddoba boqol kun oo doollar) ku iibsaday guri ku yaalla Xaafadda Sha...
Thursday, August 9, 2018
-
Shirkada DP World Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Isku Mariwaayay Dib Udhigida Mudo Sanad Ah Dhismaha Dekedii Cusbeyd Iyo Axmed Siilanyo Oo Dalka Uyimi Inuu Madaxweyne Muuse Arinkaas Ka Dhaadhiciyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nimanka Magaca shirkada DP World sita ee Dekeda Berbera sifaha sharciga baalmarsan ay Xukumadii Madaxweyne Siilanyo ugu wareejisay Maamulka iyo maalka Dekeda berbera sida jujuubka ah horaantii sanadkii 2...
Wednesday, August 8, 2018
-
Musuqii iyo Maroorkii Maxamuud Xaashi Cabdi: Qormada 1’aad. W/Q Siciid Maxamud Gahayr
“Inta aan martabad gaadhayeen, Maatir noqonaayo
Ee maanku gabay iyo tix iyo, maanso tirinaayo
Ama aan maqaal qoriba karo, maaggu waa farale
Is-muquunin baa noo axdiya, mawdka oon dhicinne”
Gabayga Murdiso, 9kii Seb...
Wednesday, August 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Oo Warbixin Cajiiba ka Diyaarisay Dhoofka Xoolaha Xajka Ee Malaayiinka Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Xoolihii ugu badan oo ku dhow hal milyan iyo badh neef ayaa ka dhoofaya dekedda magaalada Berbera, iyadoo loo iib geenayo Sacuudi Arabiya. Xoolaha Soomalida oo dhowaan loo furay sayladda ugu weyn ee Sacuu...
Tuesday, August 7, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|