Articles
-
Xabaal Wadareedyo Cusub Oo ay Roobabkii Dhawaan Da’ay soo saareen+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee wasaaradda caddaaladda Jsl Md. Xuseen Maxamed Maxamud oo ay wahelinayaan saraakiisha waaxda baadhista xasuuqa ayaa soo eegay xabaal waradeedyo uu soo saaray roobkii ka da'ayay maalmaha...
Tuesday, August 7, 2018
-
War-bixin Sheegtay In Sannadkii U Dambeeyay 12 Dhallinyaro Soomaali Ah Lagu Dilay Magaalada London
London(Berberatoday.com)-12 kii bilood ee la soo dhaafay waxaa magaalada London lagu dilay 12 dhalinyaro Soomaali ah, waxayna taas ka dhigan tahay in bil kasta celcelis ahaan la dilayay hal Wiil oo Soomaali ah.
Tirada guud ee d...
Sunday, August 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maxjarka Xoolaha Lagu Caafimaadiyo Ee Aljaabiri Oo Kumanaan Kun Oo Xoolihii Moosimka Xajku Kujiraan Oo Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera Biyihii Ka Jaray Xiligan Cimiladu Kulushahay Ee Xagaga Ah Iyo Xoolihii Oo Haraadan+Lacagtii Biyaha Oo Xoolaha Lagu Kordhiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maxjarka Xoolaha Lagu Caafimaadiyo Ee Aljaabiri Oo Kumanaan Kun Oo Xoolihii Moosimka Xajku Kujiraan Oo Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera Biyihii Ka Jaray Xiligan Cimiladu Kulushahay Ee Xaga...
Wednesday, August 1, 2018
-
“Sadex Habeen Iyo Sadex Maalmood Doonta Ayaa Nala Sabaynaysay Afar Habeen Iyo Afar Maalmoodna Bada Ayaanu Dabaalanaayay Oo Xeebta Ceel Daraad Ayaan Kasoo Caarayay”Yuusuf Cabdi Cige Bidhi Oo Kamid Laba Kaluumaysatada Reer Berbera oo Mudo 7 Maalmood Bada Ku Cadilaa”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"Sadex Habeen Iyo Sadex Maalmood Doonta Ayaa Nala Sabaynaysay Afar Habeen Iyo Afar Maalmoodna Bada Ayaanu Dabaalanaayay Oo Xeebta Ceel Daraad Ayaan Kasoo Caarayay"Yuusuf Cabdi Cige Bidhi Oo Kamid Laba Kal...
Sunday, July 29, 2018
-
“Seddexda La Dilay Laba Anaa Dhalay, Midna Adeer Baan U Ahay Oo Walaalkay Baa Dhalay Soddon Caruura Oo Ka Uweyni Tobban Jir Yahay Bay Igaga Tageen Oo Masuuliyadoodu Isaaran Tahay, Arintaas Waxan Uga Samrayaa Somaliland Yay Liicin”Oday Jaamac”Daawo Muuqal
Ceeryaan(Berberatoday.com)-Oday Jaamac "Seddexda la dilay laba anaa dhalay, midna adeer ban u ahay soddon caruura oo ka u weyni tobban jir yahay bay igaga tageen oo masuuliyadoodu i saaran tahay"
"Nabadgaliyo jaceyl, deganaan...
Sunday, July 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wariyaha BBC-da Ee Bashkash Jug Soodhacay Oo Warbixin Ka Diyaariyay Xasuuqii Ay Ciidmadii Xooga Dalka Somaliya Ka Geysteen Hargeysa Iyo Taariikhda Taalada Diyaarada Dagaalka Ee Badhtamaha Hargeysa Saaran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wariyaha BBC-da Ee Bashkash Jug Soodhacay Oo Warbixin Ka Diyaariyay Xasuuqii Ay Ciidmadii Xooga Dalka Somaliya Ka Geysteen Hargeysa Iyo Taariikhda Taalada Diyaarada Dagaalka Ee Badhtamaha ...
Saturday, July 28, 2018
-
“Ayadoo Aan Reer Saaxil Intoobadani Ucodayn Siilaanyo Hadana Kulmiyii Saaxil Wuxuu Uxil Udhiibay 10 Nin Halka Muuse Biixi Oo Reer Saaxil Badideedu Ucodaysay Uu Kulmiyihii Saaxil Cabdilaahi Abokor Oo Qudha Uxi Udhiibay ?W/Q Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
Ayadoo aan reer saaxil intoobadani u codayn siilaanyo hadana kulmiyii saaxil wuxuu u xil u dhiibay 10 nin halka muuse biixi oo saaxil badideedu u codaysay uu kulmiyihii saaxil cabdilaahi abokor oo qudha u xil u dhiibay ?
--------...
Saturday, July 28, 2018
-
“GACAN HAADIS INUU JIRRO, GARTAY INA CALI WARAABAW”W/Q MOHAMED GACAYTE
Gar iyo daw ayuu u yeeshay Faysal inuu Farmaajo iyo Gaas difaaco, waayo dantiisa ayaa ku jirta. Lkn sida uu bulshada u fahansiin lahaa in dagaalka Tukaraq ay bari ka yihiin ayaa seegtay, oo wuxuu yidhi Faysal "Farmaajo iyo Gaas wa...
Friday, July 27, 2018
-
Maxaad Ka Ogtahay Magaca Saxda Ah Ee Raysal Wasaaraha Itoobiya, Da’diisa Iyo Diinta Uu Haysto: Akhriso Xogo Ka Duwan Inta La Sheego
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Weriye ka socda talefishanka BBC qaybtiisa afka ingiriisiga, gaar ahaan wararka Afrika ayaa dhowaan booqday deegaanka uu asal ahaan ka soo jeedo raysalwasaraha dalka Itoobiya, si uu xog dheeraad ah ug...
Thursday, July 26, 2018
-
“Dhawaaqa Xildhibaan Bidhiidh Waa Mid Geesinimo Iyo Waaya Aragnimo Ku Dheehantahay Waxana Uu Fariin Uyahay Saaxiibadiisa Golaha Ay Kusoo Wada Jireen Ee Uhaqal Tagaya Inay Soo Noqdaan Mar Kale”Maxamud Maxamed Jaamac Dhegaweyne
Go'aan geesinimo, waaya aragnimo, muhanninimo iyo bisayl ka muuqdo weeye, go'aanka uu maanta ku dhawaaqay Xildhibaan Maxamuud Cabdilaahi Aw Adan. Xildhiban Bidhiidh Berbera oo ahaa mashiinada wareejiya maskaxda hagta gollaha deega...
Monday, July 23, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|