-
“Mohamed Salah wuxuu ku dayasho Wanaagsan u yahay Muslimiinta sida aniga oo kale”
‘Maxammad Salaax ! horay u soco! horay u soco!
Waxaan maqlay qaylidan xilliggii cayaryahan Maxamed Salaax uu goolal ka dhaliyay kooxda Roma habeenkii Talaadada ahayd cayaartii nus dhammaadka ahayd.
Carruurtayda oo kala Xan...
Friday, April 27, 2018
-
Daawo :Shirkadda Hema Books Oo Xarun Cusub Ka Furatay Magaaladda Burco ee xaruta gobolka Togdheer
Daawo :Shirkadda Hema Books Oo Xarun Cusub Ka Furatay Magaaladda Burco ee xaruta gobolka Togdheer…April 27.18
...
Friday, April 27, 2018
-
Daawo:- Xil wareejintii gudoomiyaha baanka somaliland iyo goodoomiye xisbiga wadani ka tirsan oo Baanka loo magacaabey
Daawo:- Xil wareejintii gudoomiyaha baanka somaliland iyo goodoomiye xisbiga wadani ka tirsan oo Baanka loo magacaabey
https://youtu.be/syioDZvpCmo...
Thursday, April 26, 2018
-
Gudoomiye Cirro oo Kormeer xaqiiqo raadina ku galabixiyey…….
Gudoomiye Cirro oo Kormeer xaqiiqo raadina ku galabixiyey…….
...
Thursday, April 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Ururka Ganacsatada Sofaa Berbera Ka Furteen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Ururka Ganacsatada Sofaa Berbera Ka Furteen
https://youtu.be/p8EFIO5EErs
B...
Thursday, April 26, 2018
-
Umadda Somliland waa waxgarad xog-ogaal ah W/Q Abdirizak Ahmed Jama
Abdirizak Ahmed Jama
Umadda Somliland waa waxgarad xog-ogaal ah
Qoraalkani wuxuu shaaca ka qaadayaa dareenka dhabta ee umadda Somliland wakhtigan. Iyadoo ay adag tahay, in safxad qudha lagu soo koobo heshiiskan yaabka leh ee Som...
Thursday, April 26, 2018
-
Shirkada Somaliland investment Company waa Xisaab-socod (account) Casriyeysan oo khatartiisa leh.qalinkii A/rahman fidhinle UK
Shirkada Somaliland investment Company kuma laha dalka gudihiisa Rusqad iyo Liisan qaanuuni ah sidaa daraadeed habraacii iyo nidaamka loo maray ee lagu sameeyey Shirkadan Somaliland investment Company waxay baalmarsan tahay Xe...
Thursday, April 26, 2018
-
War Deg Deg Ah”Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex(Hargeysa)Oo Xukun Ku Riday Boqor Cismaan Buurmadow Iyo Boqorka Oo Iminka Loo Dhaadhiciyey Xabsiga Weyn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodi –Jeex Hargeysa ayaa waxaa ay maanta xadhig dhan 5 shan sanno ah ku xukuntey Boqor Cismaan awmaxamud Buurmadaw oo dhawaan Xabsiga la dhigay balse damaanad ku joogay magaala...
Thursday, April 26, 2018
-
Berbera”Magaalo Xil Raadsashadu Macruuf Ka Tahay Laakiin Aanay Xoola Raadsashadu Muhim Ka Ahayn”W?Q Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed
Berbera
1 magaalo gelinka hore taraafika la wada moodo
(jaakeedka shaqada ee ay dekedda u gashadaan oo kii taraafikada u eeg dartii)
gelinka danbena magaalo jin la wada moodo.
( gaawaadhida ay wataan oo muraayaduhu u...
Wednesday, April 25, 2018
-
Maxay Ku Timi Magacaabista Gudoomiyaha Baanka Somaliland oo aan Lahayd aqoon Baan iyo Cilmi Dhaqaale midna?. Madaxweyne “…Talo Caruureed Tabaalo xun bay leedahay”
Maxay Ku Timi Magacaabista Gudoomiyaha Baanka Somaliland oo aan Lahayd aqoon Baan iyo Cilmi Dhaqaale midna?. Madaxweyne "...Talo Caruureed Tabaalo xun bay leedahay".
Hargeysa(Xogreebnews)-Somalidu waxay ku maahmaahd...
Wednesday, April 25, 2018
« Previous Page — Next Page »