-
Madaxweyne, Madbacadda Qaranku waa Halbowlaha Xafidaadda & Daabacaadda Dhukumantiga Dawladda !!
Madaxweyne, Madbacadda Qaranku waa Halbowlaha Xafidaadda & Daabacaadda Dhukumantiga Dawladda !!
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi waxaan u soo jeedinayaa in Madbacadda Qaranku tahay Xafiis Halbowle u ah ...
Wednesday, April 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Liverpool Oo 5-2 Ku Garacaadey Roma Iyo Wacdarihii Uu Dhigay Maxamed Saalax
Liverpool(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Liverpool Oo 5-2 Ku Garacaadey Roma Iyo Wacdarihii Uu Dhigay Maxamed Saalax
https://youtu.be/e4GzAExu2Nc
Berberatoday.com...
Wednesday, April 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maareyihii Hore Ee Hamaha Keydka Shiidaalka Berbera Dr Cismaan Cabdi Barkhadle(Shiine)Oo Xukumada Ugu Baaqay Inay Gacanta Dawlada Kusoo Celiso Maamulka Haamaha Si wax Looga Qabto Shiidaala Wasakhaysan Ee Dalka Aafeeyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyihii Hore Ee Hamaha Keydka Shiidaalka Berbera Dr Cismaan Cabdi Barkhadle(Shiine)Oo Xukumada Ugu Baaqay Inay Gacanta Dawlada Kusoo Celiso Maamulka Haamaha Si wax Looga Qabto Shiidaala ...
Tuesday, April 24, 2018
-
“Yaa Garanaya Taariikhda Mayar Cabdishakuur Cidin Awoowgii Xasan Oo Bartiiqa Iyo Shamaamka Biyo Guure Kasoo Gura,Taariikhdaas Fog Umalayn Maayo Nin Garanayaa Inuu Maanta Halkan Fadhiya”Abwaan Aadan Tarabi Oogle Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Yaa Garanaya Taariikhda Mayar Cabdishakuur Cidin Awoowgii Xasan Oo Bartiiqa Iyo Shamaamka Biyo Guure Kasoo Gura,Taariikhdaas Fog Umalayn Maayo Nin Garanayaa Inuu Maanta Halkan Fadhiya"Abwaan Aadan Tarabi...
Monday, April 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wiil Yar Oo Ku Nool Magaalada Ceerigaabo Oo Baadi Goob Ugu Jira Eheladiisii Oo Aanu Garanayn Meel Ay Ku Nool Yihiin Iyo Sababta Keentya
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wiil Yar Oo Ku Nool Magaalada Ceerigaabo Oo Baadi Goob Ugu Jira Eheladiisii Oo Aanu Garanayn Meel Ay Ku Nool Yihiin Iyo Sababta Keentya
https://youtu.be/QBuC4cVeI0w?t=187
...
Monday, April 23, 2018
-
Faaleyn iyo Falanqeyn kooban “Waxqabadka xukumada120 kii maalmood ee la soo dhaafay”!. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Dawladnimadu waa shaqo la qabto ee maaha hadaaq iyo hadal meel lala fadhiisto, ujeedada 1-aad ee dawladnimadu waa in la abuuro Cadaalad, Sinaan, kobcinta maamul wanaaga si kor loogu qaado adeegyada ass-aasiga ah ee bulshada u...
Sunday, April 22, 2018
-
Qabyada dagalka taala way badan tahay Qoraa:- Eng Yasin Cabdala Jama
Qabyada dagalka taala way badan tahay
Waxaan in badan ku mashquulsanaa oo aan is waydiinayay wixii aan somaliland ku arkay ee isa soo tarayay hadii ay wanaag iyo horumar ahayd , iyo hadii inta ku lidka ahba ay tahay, maxay noqdee...
Sunday, April 22, 2018
-
Akhriso :- Saami Qaybsiga Beelaha Ee 100 Digreeto Oo Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Sida Beelaha Loogu Kala Sed Buriyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay magacaabay masuuliyiin ka mid ah xukumaddiisa kuwo kalena xilka ka qaaday.
Madaxweyne Biixi oo si habaqle ah u magacaabaya xukumaddiisa ayay bulshadu indhaha ku...
Sunday, April 22, 2018
-
War Deg Deg Ah”Ganacstada Dekeda Berbera Badeecadaha Kala Soo Daga Oo Gabi Ahaanba Shaqadii Joojiyay Saaka Iyo Sababta Keentay
Berbera(Berberatoday.com)-Ganacsatada badecadaha kala duwan kala soo daga Dekeda Berbera oo ayaa gabi ahaanba joojiyay shaqadii cashuurta iyo kala soo bixida badeecadaha kala duwan kadib markii amar culus ay shirkada dekeda Berber...
Sunday, April 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Muwaadin Sheegay Inuu Basaborka Somaliland Oo Fiiseysan Kaga Dagay Magaalada Dubai Ee Isutaga Imaaratka Carabta
Dubai(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Muwaadin Sheegay Inuu Basaborka Somaliland Oo Fiiseysan Kaga Dagay Magaalada Dubai Ee Isutaga Imaaratka Carabta
https://youtu.be/jW5fa4ZmKH8?t=81
Berberatoday.c...
Saturday, April 21, 2018
« Previous Page — Next Page »