-
DaawoMuuqalka”Toobabare Arsene Wenger Oo Mudo 22 Sanadood Ah Layliyaayay Kooxda Arsenal Oo Ku Dhawaaqay Inuu Iscasilay
London(Berberatoday.com)-Ka dib 22 sannadood, kooxda kubadda cagta dalka ingiriiska ee Arsenal, ayaa maanta goor dhawayd ku dhawaaqay in Arsene Wenger uu kooxda ka tagayo xili dhamaadka sannadkani oo ku beegan bisha soo socota ee ...
Saturday, April 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Shirkadaha Maamula Haamaha Shiidaalka Berbera Cali Yasin Oo Qirtay Inay Dalka Keeneen Shiidaal Wasakhaysan Oo Xabag Leh Raali Galina Ka Bixiyay Isaga Oo Ka Galgashay Inay Shirkad Ahaan Magdhaw Ka Bixyaan Khasaaraha Gaadhay Gaadiidka Yaryar Ee Batroolka Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Shirkadaha Maamula Haamaha Shiidaalka Berbera Cali Yasin Oo Qirtay Inay Dalka Keeneen Shiidaal Wasakhaysan Oo Xabag Leh Raali Galina Ka Bixiyay Isaga Oo Ka Galgashay Inay Shirk...
Friday, April 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Shirkada HASS Patroleum Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Talaabo Ka Qaado Shirkaddo Ay Sheegtay Inay Dalka Keenen Shidaalka Wasakhaysan Oo Xabag Leh
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa, () Shirkadda Shidaalka ee Hass Petroleum ayaa shacabka Somaliland u cadaysay in aanay dalka keenin shidaal tayadiisu aad u hoosayso.
Shirkadda HASS Patroleum waxa ay xukuumada Somaliland ugu...
Friday, April 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo La Wareegtay Kawaan Casriya Oo Xoolaha Lagu Qali Doono Oo Dawlada Imaaraatku Berbera Ka Hirgalisay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukumada Somaliland Oo La Wareegtay Kawaan Casriya Oo Xoolaha Lagu Qali Doono Oo Dawlada Imaaraatku Berbera Ka Hirgalisay
https://youtu.be/_qA9NW3Dpsk
Be...
Thursday, April 19, 2018
-
“Haddaan Anigu Madaxweyne Iyo Noqon Lahaa Muuse. Marwadayda Reerkay Tahaan Mudanka Siin-laaye. Waxa Moorgan Ii Noqon Lahaa Mac Iyo Jeegaane. Madaxtooyadaa Noqon Lahayd Meelan Leeyahaye.”Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)
Haddaan anigu madaxweyne iyo noqon lahaa muuse.
Mijin iyo waxaan Cuni lahaa laba marduuf qaadka.
Mirqaankaan habeenkii dabeed suuqa miran-laaye.
Muuqeeda gabadhaan arkaba waysku mari-laa.
Haddaan anigu madaxweyne iy...
Thursday, April 19, 2018
-
“Daawo Muuqalka”Cabdiraxmaan Ciro Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Dusha Usaaray Xukumadihii Kala Danbeeyay Ee Kulmiye”Siilanyo Waa Danbiile Qaran Ee Maxkamad Ha La Soo Taago Muuse Biixi-na Ha Is Casilo”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka Hadley heshiiska dekada Berbera oo ay shalay dawlada Imaraadku sheegtay in dawlada Somaliya ogeyd .
Gudoomiye Ciro ...
Thursday, April 19, 2018
-
Haamaha shidaalka ma marki xukumadu gacanta ku haysay mise iminko shirkado gacanta ku hayaan ayaynu ku dhibanahay W/Q Cabdi Cilmi Guuleed
Haamaha shidaalka ma marki xukumadu gacanta ku haysay mise iminko shirkado gacanta ku hayaan ayaynu ku dhibanahay.
intaan xusuusto 2011 ilaa 2013 waxa marka uu soo xidho tangar shidaal laga so qaadi jiray sample oo loo diri...
Wednesday, April 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Shirkadaha Maamula Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo Qiray Inay Shidaal Wasakhaysan Keeneen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Sare ee Shirkadaha Gacanta ku haya Haamaha Kaydka Shidaalka Somaliland ee magaalada Berbera ee Berbera Oil Group, ayaa markii ugu horreysay si cad u qirtay inuu jiro Shidaal wasakhaysan oo lagu ...
Wednesday, April 18, 2018
-
“Maxaad Yeeli lahayd Haddii Aad Tahay Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ay dhacdo Fadeexadan Wayni. W/Q Prof : Cabdi Cali Jaamac .
Maanta oo kale anigu haddii aan ahaan lahaa Wasiir Sacad Cali Shire,Istiqaalad ayan dhiibi lahaa iyo waliba xaal-marin aan dadka waydiisto cafis; maxaa yeelay waxa dhacday Fadeexaddii Water gate.
Nasiib wanaag Sacad ma ih...
Wednesday, April 18, 2018
-
“Shirkadaha Haamaha Shiidaalka Maamula Ee Shiidaalka Wasakhaysan Dalka Keenay Waxa Kamida Som Oil Oo Raysal Wasaaraha Somaliya Share Ku Leeyahay Dalkuna Khatar Buu Kujiraa Hadaan Wax Laga Qaban”Gudoomiyaha Gudida Dabagalka Hantida Qaran Ee Golaha Wakiilada Xildhiban Nasir Xaaji Cali Shire”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Shirkadaha Haamaha Shiidaalka Maamula Ee Shiidaalka Wasakhaysan Dalka Keenay Waxa Kamida Som Oil Oo Raysal wasaaraha Somaliya Share Ku Leeyahay dalkuna Khatar Buu Kujiraa Hadaan Wax Laga Qaban"Gudoomiyah...
Wednesday, April 18, 2018
« Previous Page — Next Page »