-
“Waligoodba Reer Xamarku Ha Buunbuuniyeene Itoobiya Iyo Somaliya Waxay Ku Heshiiyeen Inay Is Aaminaan Laakiin Majirto Wax Kaloo Laga Wada Hadlay”Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadlay Wada Hadalka Somaliya Iyo Itoobiya ee Turkigiga Ka Qabsoomay”Daawo Muuqaal
"Waligoodba Reer Xamarku Ha Buunbuuniyeene Itoobiya Iyo Somaliya Waxay Ku Heshiiyeen Inay Is Aaminaan Laakiin Majirto Wax Kaloo Laga Wada Hadlay"Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadlay Wada Hadalka Somaliya Iyo Itoobiya ee Turkigiga K...
Thursday, December 12, 2024
-
Haweenay Ka Shaqaynaysay Makhaayad Cunto oo Booliska Mareyakanka Ugu Gacan Galisay Gacan Ku Dhiigle La Raadinaayay oo Cunto Ka Dalbaday
Marka ay shacabka iyo laamaha amniga wada shaqeeyaan dambiile ma baxsan karo.
Ninkan wuxuu arbacadii New York ku dilay madaxii ugu sarreeyay ee shirkadda adeegga caymiska caafimaadka bixisa ee United Heath Care.
Sawirr...
Tuesday, December 10, 2024
-
KULAN XIISA BADAN OO BOORAMA KU DHEXMARAY XADDI IYO CALI MAHAD
KULAN XIISA BADAN OO BOORAMA KU DHEXMARAY XADDI IYO CALI MAHAD
Subaxnimadii 30.11.2024 oo Aniga (Maxamed Soo Fadhiiste) iyo Cali Mahad Yuusuf aanu tagnay Huteelka Oslo ee Magaalada Boorama.
Waxaa Noogu yimi Pro...
Monday, December 9, 2024
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xadhiga Jaray Hutelka Dawlada ee Hargeysa Club oo Dhamaaday”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xadhiga Jaray Hutelka Dawlada ee Hargeysa Club oo Dhamaaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YnY2FNMhuW4
https://youtu.be/1j_niScKZG8
Ber...
Sunday, December 8, 2024
-
“Xilka Iyo Waajibka Saaran Madaxwaynaha Doorani Waa Inuu Xasuusto Dadka Shacabka Ah ee Faqriga Iyo Daryeel Xumada La Daala Dhacaya ee Waayuhu Hayo”Garyaqaan Guuleed Dafac
"Intii ololaha lagu jiray suxufi ayaa i waydiiyay waxa ay ku kala duwan yihiin murashaxiinta safka hore ku jira tartanka madaxwaynenimo. Waxa jawaabtaydu ahayd, aydhooloji ahaan wax muuqda kuma kala duwana, balse shaqsiyadda lab...
Saturday, December 7, 2024
-
Warshada Sibidhka ee Horn Cement ee Maxamed Awsiciid Ma Waafaqsana Xeer Lr 17/2001″W/Q Axmed Indha Yare
~Berbera Horn Cement~
Wershadda Sibidhka Ee Horn Cement Ee ku taala magaaladda berbera ee uu Mulkiilaha Ka Yahay Maxamed Aw-siciid ma waafaqsana xeerka maamulka dhulka iyo magaalooyinka ee xeer Lr 17/2001,
...
Monday, December 2, 2024
-
Madaxweynaha La Doortay Cabdiraxmaan Ciro oo Kulan La Qaatay Culimo Awdiinka Somaliland
Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa galabta kulan gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah culimada waa weyn ee Reer Somaliland .
Ugu horeyn culimadu waxay alleh uga baryeen...
Monday, December 2, 2024
-
Wax Ka Baro Taariikhda Aqoonyahan,Sugaanyahan Iyo Qoraa Maxamed Cabdilahi Riiraash oo Xaalad Caafimaada Uyaala Cusbataalka Hargeysa
Maxamed Cabdilaahi Riiraash waxa uu ka mid yahay dadka fara ku tiriska ah ee aqoonta Soomalida kor u Soo qaaday waxa uu ku dhashay 1945 Jameecada oo ka tirsan Gobolka Gabiley isaga oo waxbarashadiisa ku Soo qaatay Dugsiyada Shii...
Tuesday, November 26, 2024
-
Wariye Axmed Siciid Cige oo Kawaramay Tariikh Nololeedii Marxuum Wariye Cabdirisaaq Xaji Maxamed Siraad.
Wariye Axmed Siciid Cige oo Kawaramay Tariikh Nololeedii Marxuum Wariye Cabdirisaaq Xaji Maxamed Siraad.
TACSI Geerida weriye Cabdirizaaq Xaaji Maxamed Siraad
ilaahay ha u naxariisto waxaa caawa 24.11.2024 ku geeriyo...
Monday, November 25, 2024
-
“Waan Umahad Naqayaa Cidkastoo Nala Wadaagtay Murugada Geerida Xaajigaygii Axmed Siilanyo ee Ilaahay Naga Jeclaaday’Marwo Aamin Waris oo Hadashay
Marwo Aamina Weris oo hada hadashay,
“Anigoo ah Marwo Aamina Weris Sheekh Maxamed Jirde, Marwadii Koowaad ee Madaxweynihii Afraad ee JSL, Kuna hadlaya guud ahaan afka qoyska, Geerida ku timid Madaxweyne Hore Marxuum Xaaji...
Wednesday, November 20, 2024
« Previous Page — Next Page »