Articles
-
Imaaraadka Carabta Oo Kashifay In Heshiiska Dekada Berbera Iyo Saldhiga Ciidan Ay Dawlada Somaliya Ogolaatay,Somaliland Ku Tilmaantay Dal Aan Xidhiidh Lalahayn Dalkooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibadda Dalka Isutaga Imiraatka Carabta Anwar Mohamed Qarqaash oo wareysi siiyay Idaacada BBC-da laanteeda afka Carabiga ayaa sheegay inay aqoonsan yihiin Midnimada Soomaaliya, is...
Wednesday, April 18, 2018
-
Shiidaal Xabag leh Oo Laga Soo Daabulayo Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Gaadiidkii Batroolka Ahaa Oo Cilad Uwada Yaala Geerashyada+Mooganaanta Xukumada
Berbera(Berberatoday.com)-Muddo Sadex Todabaad Ah Waxa Jahawareer Soo Wajahay Dadka Watta Baaburta Yaryar Ee Patrolka Ah Kadib Markii Uu Shidaal Xabaglahi Soogalay Kaalmaha Shidaalka Iibiya Ee Kuyaala Gobolada Somaaliland Ga...
Wednesday, April 18, 2018
-
Wasiirka Qorshaynta Oo Qabyaaladdii Qurbaha La Soo Dhex Galay Wasaaraddii Qorshaynta W/Q :- Axmed Jaamac + Akhriso
Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka
Mudane Cawaale Ibraahim Shirwac oo ah nin dhalinyaro ah oo laga filayay in uu la yimaado qorshe uu ku hogaamiyo Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo ah hormoodka...
Wednesday, April 18, 2018
-
Wariye Cabdisalaan Ibrahim Hareeri oo Garoowe kusoo bandhigay Buugga la magac baxay FEEDH QALLOOCAN (Sawirro)
Garowe:- Cabdisalaan hareeri oo kamid ah suxufiyiinta waweyn ee ka howlgala warbaahinta Afka soomaaliga wax ku tabisa ayaa Magaalada Garoowe kusoo bandhigay Buugga FEEDH QALLOOCAN oo uu qoray Nuradiin Faarax,Cabdisalaana uu ...
Wednesday, April 18, 2018
-
DAAWO:DOOR INTEE LEEG AYEY DAHABSHIIL GROUP KU LEEDAHAY MAALGALINTA GANACSATADA YARYAR.APRIL 17.18
DAAWO:DOOR INTEE LEEG AYEY DAHABSHIIL GROUP KU LEEDAHAY MAALGALINTA GANACSATADA YARYAR.APRIL 17.18
HaRGAYSA...
Wednesday, April 18, 2018
-
“Haddaan Anigu Madaxweynihiyo Noqon Lahaa Muuse Manhaj Kiisa Kuma Sii Socdeen Maamulkii Hore e”Musuq maasuqaan joojin laa miridhka Koobaade” Ragna Waan Maxkamadayn Lahaa Macalo Waaweyne”Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed
Haddaan Anigu Madaxweynihiyo iyo noqon lahaa muuse
Manhaj kiisa kuma sii socdeen maamulkii hore e"
Musuq maasuqaan joojin laa miridhka koobaade"
Ragna waan maxkamadayn lahaa macalo waaweyne"
Haddaan anigu madaxweynih...
Tuesday, April 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shacab Weynaha Berbera Oo Cabasho Ka Muujiyay Koronto La,aan Soo Wajahda Xiliyada Roobku Da,ayo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacab Weynaha Berbera Oo Cabasho Ka Muujiyay Koronto La,aan Soo Wajahda Xiliyada Roobku Da,ayo
https://youtu.be/se6gqB5R0q8?t=1
Berberatoday.com...
Sunday, April 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Biyaha Saleebaan Cali Koore Iyo Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Saaxil Jaama Yuusuf Axmed Oo Warbaahinta Isu Mariyay Aflagaadooyin Iyo Dhaliilo Isu Huwan Oo Ka Kadhashay Xaalada Biyo La,aanta Ka Taagan Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Biyaha Saleebaan Cali Koore Iyo Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Saaxil Jaama Yuusuf Axmed Oo Warbaahinta Isu Mariyay Aflagaadooyin Iyo Dhaliilo Isu Huwan Oo Ka Kadhashay Xaalada Biyo ...
Sunday, April 15, 2018
-
Mucjisooyinka Wadnaha: Xubin Jidhka Ka Mid Ah Oo Aanu Dhiigga Gaadhsiin, Garaaca Wadnaha Ragga Iyo Dumarka Oo Kala Badan Iyo Sawirka Jacaylka Aynu Ku Cabbirno Oo Aan Ahayn Wadne
Tehran(Berberatoday.com)-Wadnuhu waa xubinta ugu awoodda badan jidhka aadamaha, oo ah mishiinka ka shaqaysiiya qaybaha kala duwan oo dhan. Waxa uu shaqadiisa bilaabaa marka uu ilmuhu 21maalmood oo keliya ku jiro uurka ho...
Friday, April 13, 2018
-
Daawo Muuqaalka”Gaadiidka Yaryar Ee Bada Iyo Beriga Ee Berbera Oo Uwada Fadhiistay Cilado Uu Sababay Batrool Wasakhaysan Oo Lagu Shubay Kaas Oo Haamaha Shiidaalka Berbera Laga Soo Dhaamiyay Iyo Mulkiilayaasha Gaadiidka Oo Cabasho Ka Muujiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Gaadiidka Yaryar Ee Bada Iyo Beriga Ee Berbera Oo Uwada Fadhiistay Cilado Uu Sababay Batrool Wasakhaysan Oo Lagu Shubay Kaas Oo Haamaha Shiidaalka Berbera Laga Soo Dhaamiyay Iyo Mulkiilaya...
Friday, April 13, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|