-
“Dr Abiy Wuxuu Meles La Wadaaga Niyad Samidii Uu Somaliland U Hayay…..” Danjire Cawil Oo Ka Hadlay Hogaamiyaha Cusub Ee Itoobiya
Hargaysa (Berberatoday.com)_ La taliyaha madaxweynaha Somaliland ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa ka hadlay doorashada Dr. Abiy Axmed loo doorty hoggaamiyaha xisbiga EPRDF ee Itoo...
Thursday, March 29, 2018
-
Turkiga Oo Ku Hanjabay Inay Weerari Doonaan Magaalada Manbij Oo Saldhig Millatari U Ah Ciidammada Maraykanka
Manbij(Berberatoday.com)-Dowladda Turkiga ayaa soo saartay digniin cusub oo ay u jeedisay dagaalyahanada Kurdiyiinta ee ay taageerto dowladda Mareykanka ee ku sugan magaaladda Manbij.
Golaha ammaanka qaranka Turkiga ayaa so...
Thursday, March 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudidii Abaaraha Heer Qaran Ee Somaliland Oo Madaxweyne Muuse Biixi Kala Diray Iyo Dhaqaalihii Ay Hayeen Oo Lagu Wareejiyay Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudidii Abaaraha Heer Qaran Ee Somaliland Oo Madaxweyne Muuse Biixi Kala Diray Iyo Dhaqaalihii Ay Hayeen Oo Lagu Wareejiyay Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta
https://youtu.be/0g43PvOKyO4?t=1...
Thursday, March 29, 2018
-
Fariin Caafimaad”Geedka Baamiyaha Oo La Ogaaday Inuu Daawo Uyahay Xanuunka Macaanka(Sonkorta)Iyo Qaabka Loo Isticmaalayo
بسم الله الشافي المعافي........
NABADEEY SOKOR .... INSHAA ALLAH.
Waxaan jecleestay in aan idin so gudbiyo macluumaad yar oo aad u faa'ido badan ee aan kasoo aqriyay Nin soo dhigay cinwaankiisa uu u leeyaha...
Thursday, March 29, 2018
-
Akhriso”Qisada Gabadh Laxaad La,aan Dhinaca Lugaha Ah Ku Dhalatay Oo Kawarantay Qaabkay Isku Guursadeen Seygeeda Oo Usamray Xaalada Ay Ku Sugantahay
WAA QISO KU SAABSAN GABARTII CUURYAANKA EHEED IYO NINKII SAMIRKA BADANAAAY.
Waa Gabar Diin iyo iimaan leh oo Ammaan Dumar ay ku idishahay, balse Aadanaha lama helo Ruux ka dheregsan Wanaag oo idil, ileen qof walba Cillad ...
Thursday, March 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maareeyaha Dekeda Berbera Iyo Masuuliyiinta Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Oo Kormeer Ku Tagay Goobo Lagu Keydin Doono badeecadaha Dalka Itoobiya Oo Laga Sameeyay Magaalo Xuduudeeda Wajaale
Wajaale(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareeyaha Dekeda Berbera Iyo Masuuliyiinta Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Oo Kormeer Ku Tagay Goobo Lagu Keydin Doono badeecadaha Dalka Itoobiya Oo Laga Sameeyay Magaalo Xuduudeeda Wa...
Wednesday, March 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Gabi Ahaanba Albaabada Uxidho Adeegyada Zaad Iyo Edahab Uu Sheegay Inay Sicir Bararka Abuureen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Gabi Ahaanba Albaabada Uxidho Adeegyada Zaad Iyo Edahab Uu Sheegay Inay Sicir Bararka Abuureen
https:...
Wednesday, March 28, 2018
-
Sheerarka DPW iyo Ethiopia oo isku ah 70% Waxay Shiiqinayaan Somaliland oo aan weli la ictiraafin. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Shirkada DPW waa shirkad dawladeed, waxaana ay ku shaqeysaa istiraajiyad dawladeed oo ku dhisan ilaalinta Dekedaheeda iyo danaheeda dawladeed. hadaad daalacato mareegaha shirkadan waxaa kuu cadaanaysa in Shirkada DPW ay tahay Ha...
Wednesday, March 28, 2018
-
Holland: Gabadh Reer Hargeysa Ah Oo Ka Mid Noqotay Golaha Deegaanka Ee Magaalada Emmen
Holand(Berberatoday.com0-Ugbaad Xasan Nuux Shabeel oo ka mid ah Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool Dalka Holand, ayaa loo doortay inay ka mid noqoto mid ka mid ah Goleyaasha deegaanka ee Dalka Holand.
Ugbaad oo haysata dhala...
Wednesday, March 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Asaasayaashii Haayada Kaluumaystada Taakulaysa Ee Fair Fish Oo Lix Sano Kadib Kormeeray Waxqabadyadii Ay Uqabteen Kaluumaystada Berbera Iyo Mashaariic Ay Hirgaliyeen
Berbera(berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Asaasayaashii Haayada Kaluumaystada Taakulaysa Ee Fair Fish Oo Lix Sano Kadib Kormeeray Waxqabadyadii Ay Uqabteen Kaluumaystada Berbera Iyo Mashaariic Ay Hirgaliyeen
https://youtu.be/uGs...
Tuesday, March 27, 2018
« Previous Page — Next Page »