Maxaa Kala Haysta Hawsha Guriga Iyo Ragga Somalida Ee Qurbaha Ku Nool?
London(Berberatoday.com)-Ragga waxay qeyb ka yihiin shaqada guriga, waxayna reerka ka caawiyaan cunto karinta, adeegga suuqa iyo mararka qaar in dhulka la xaaqo ama ay caruurta sii hayaan.
BBC Somali ayaa booqatay qoys Soomaali a...