-
Qadar Iyo Soomaaliya Oo Qorsheyaal Dhagaraysan Oo Ka Dhan Ah Heshiiska Dp-World Ka Dhex Abaabulaya Gudaha Dalka Somaliland Iyo Dhalinyaro Lacago Loo Qaybinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar xog ogaal ah oo Wargeyska Foore soo gaadhay ayaa daaha ka rogay qorsheyaal iyo hawlgalo dhagaraysan oo ay dabada ka wadaan Dawladaha Qadar iyo Soomaaliya oo laga dhex wado Gobolada Dalka Somaliland...
Saturday, March 17, 2018
-
Daawo Muuqaalada”Dadweynaha Reer Somaliland Oo Dibad-bax Ku Muujiyey Sida Aanay Raalida Uga Ahayn Faro-gelinta Dawlada Xamar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan Gobollada iyo Degmooyinka Dalka ayaa Maanta sameeyay Dibad-baxyo waaweyn oo ay ku taageerayaan Heshiisyada Dawladda Somaliland la gasho Shirkadaha iyo Dawladaha Ca...
Friday, March 16, 2018
-
Imaaraadka Oo Bilaabay Inuu Dalkiisa Ka Soo Dareeriyo Muwaadiniinta Ka Soo Jeeda Dalka Jabuuti Iyo Baasaaboorka Somaliland Oo Qarka U Saaran In Dalkaas Lagu Tago
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay bilaabeen qorshe ballaadhan oo ay dalkooda kaga eryayaan muwaadiniinta ka soo jeeda waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti halka ay sidoo kale damacsan yihiin i...
Thursday, March 15, 2018
-
Daawo,:- Iskaashadata booyadaha oo udoodeysa nimaan aan unaxey oo dhiigmiirato telesom la dhaho
Daawo,:- Iskaashadata booyadaha oo udoodeysa nimaan aan unaxey oo dhiigmiirato telesom la dhaho
https://youtu.be/h8gWriKouYM...
Wednesday, March 14, 2018
-
Faalo:- Telesom waxay ilowdey in olalihii xisbiga wadani ay gacan ku lahayd !!!
Aduunyada waa hadhkaa labadiisa galin
Ganacsatada iyo unaxariisashada umada somaliland waxaad moodaa inaaney ku jirin qorshahoodaba , waxaad arkeysaa ganacsade aan ogaleynba inuu wax ku soo celiyo bulshadiisa waliba kaabayaasha a...
Wednesday, March 14, 2018
-
Tixdii iyo Taariikhdii Abwaan Nimco Aadan Hurre (Nimco-gabaydo)
Qormada Labaad. W/Q Siciid Gahayr
Qaybta labaad waxa aynu ku soo qaadan doonnaa laba ka mid ah gabayadii Nimco-gabaydo IHUN, oo ka mid ah kuwii koowaad ee ay curiso kuwaas oo la kala yidhaahdo Qaranku kaa ...
Wednesday, March 14, 2018
-
Daawo;. Madaxwayne Muse Bixi iyo Faysal Cali Warabe iyo Wafti Ay Hogaminayan Oo U Kicitimay Magalada Dubai
Madaxwayne Muse Bixi iyo Faysal Cali Warabe iyo Wafti Ay Hogaminayan Oo U Kicitimay Magalada Dubai
...
Wednesday, March 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuul Sare Oo Uhadlay Shirkada Telesom Oo Soo Bandhigay Hadimooyin Uu Sheegay Inay Ka Tirsanayaan Xukumadii Hore Ee Kulmiye Iyo Ta Maanta Joogta Ee Muuse Biixi Hogaamiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Cali Yuusuf Alloore oo ka mid ah masuuliyiinta ugu saraysa shirkada isgaadhsiinta caanka ku ah ee Telesom, ayaa sheegay inay cabasho weyn ka qabaan dawladihii kala danbeeyay ee Somaliland gaar ah...
Wednesday, March 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wareysi Dhinacyo Badan Ka Hadlaaya Oo Madaxweweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Siiyay HCTV
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wareysi Dhinacyo Badan Ka Hadlaaya Oo Madaxweweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Siiyay HCTV
https://youtu.be/BTEV3EpPZNo?t=209
Berberatoday.com...
Tuesday, March 13, 2018
-
Amarkii Xukuumaddu Ku Joojisay Isticmaalka Furaha Internetka Somaliya Oo Saamayn Toos Ah Ku Yeeshay Jamaacadaha Ugu Weyn Somaliland Oo Hadda Uun La Ogaaday Inay Si Toos Ah Ugu Xidhnaayeen Furaha Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Boosaha Isgaadhsiinta Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa shalay soo saaray Go’aan lama qodob ka kooban oo ku saabsan furaha Internetka Soomaaliya,kaasi oo uu uga digay in gayi...
Tuesday, March 13, 2018
« Previous Page — Next Page »