-
Heshiiska DPW,JSL iyo Ethiopia Wadagaleen1/3/18 Wuxuu buriyey ansixintii Heshiiskii hore. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Ma Weecsin Beegsin mise Aloos iyo Agaasin Danbe !! Ma Qataabsi ama Qurbaani.. Mise Qadhaabsi iyo Qudh-Qudho joogto? Ma midigays iyo Oodeys ! Mise Gown iyo Maquuno kale !! Boowe …Malaa….Waa Qaliban !! Mise ..Waaba Suke ...
Saturday, March 24, 2018
-
Liiska Magacyada, Qabiillada Iyo Shaqooyinkii Ay Hayeen Dadkii Lagu Xasuuqay Xeebta Jasiira Ee Duleedka Muqdisho 17-Julaay Ee Sannadkii 1989
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa ay ahayd mid ka mid ah dhacdooyinka xanuunka badan ee soo maray shacabka reer Somaliland iyo xasuuqii ay kala kulmeen taliskii Milatari ee Soomaaliya. Waa in kabadan 50-kii xubnood ee lagu xasuuqay ...
Friday, March 23, 2018
-
Akhriso Qisada Nin U Xidhnaa 31 Sano Dambi Uusan Galin Oo Mag Dhaw La Siiyey
USA(Berberatoday.com)-Nin u xidhnaa 31 sano dambi uusan galinayaa ku guulaystay 1 milyan oo doolar oo magdhaw ah.
Golaha xuquuqda ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Arbacadii in magdh...
Friday, March 23, 2018
-
War Deg Deg Ah”Xisbiga Waddani Oo Kudhawaaqay Inuu Kalsoonidii Kala Noqdey Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley xafiiskiisa waxaa u sheegay in xisbiga Waddani uu kalsoonidii kala noqdey Komi...
Thursday, March 22, 2018
-
Berbera daadku ha qaado Abwaan Timacade gabay (Geeraar)Bil kadib Midnimadii Somaliland & Somalia1960
Berbera daadku ha qaado Abwaan Timacade gabay (Geeraar)Bil kadib Midnimadii Somaliland & Somalia1960
https://youtu.be/DlEObAPlyYA...
Wednesday, March 21, 2018
-
Ganacsade Caan Ahaa Oo Maanta Loo Caleemo Saaray In Uu Noqdo Suldaanka Guud Ee Beesha Ex Madaxweyne Siilanyo +[ Muuqaal ]
Hargaysa (Berberatoday.com)_ Ganacsade Caan Ahaa Oo Maanta Loo Caleemo Saaray In Uu Noqdo Suldaanka Guud Ee Beesha Ex Madaxweyne
Halkan Ka Daawo
...
Wednesday, March 21, 2018
-
Shirkadda HEMA BOOKS Oo Ka Warbixisay Doorkeeda Manhajka Somaliland, Kana Jawaabtay Dhaliilo Loo Jeediyay
“Shirkadda HEMA BOOKS Oo Ka Warbixisay Doorkeeda Manhajka, Kana Jawaabtay Dhaliilo La Huwiyay”
Maalmihii u dambeeyay warbaahinta kala duwan waxa lagu baahinayay oo ku soo baxay eedo loo jeedinayo Shirkadda HEMA BOOK...
Wednesday, March 21, 2018
-
mugdiga iyo Madmadowga ku gedaaman Heshiisyada DPW kuma xalaaloobayaan Somaliya ayaa inoo diidan!.qalinkii A/rahman Fidhinle
Shirkada DPWorld waxay Somaliland heshiish la gashay 9/5/2016 taa soo ilaa iyo maanta aan hawl muuqata oo la taaban karo ka qaban Dekedii Berbera oo ay sanad maamuleysay . Hadaba su’aasha qarnigu waxay tahay maxay shirkadu ka...
Wednesday, March 21, 2018
-
Wasaaradda Waxbarashadu way ka gaabisay dugsiyada qaarka loo leeyahay ee JSL oo gaadhay 315 dugsi. qalinkii A/rahman fidhinle uk
Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland ayaa gaadhay guud ahaan 315 Dugsi oo isugu jira kuwa sare iyo hoose/ dhexe oo u kala baxa 78 dugsiyo oo sare iyo 237 dugsi oo isugu jira Hoose / Dhexe iyo 39 ah kuwa boodhinka ...
Wednesday, March 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wareysi Banaanka Soo Dhigay Siraha Qarsoon Siyaasada Dalalka Carabta Oo Laga Qaadey Saxafi Yuusuf Cabdi Gaboobe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wareysi Banaanka Soo Dhigay Siraha Qarsoon Siyaasada Dalalka Carabta Oo Laga Qaadey Saxafi Yuusuf Cabdi Gaboobe
https://youtu.be/EEB5NIDoRcs?t=10
...
Wednesday, March 21, 2018
« Previous Page — Next Page »