-
Safiirad Mareykan Ujoogi Jirtay Dalka Yemen Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadashay Qaabka Waxbarasho Ee Dalalka Carabta Iyo Doorka Siyaasad ay Ka Galaan Shaqsiyaadka waxbarashada Ka Saaqidaa
Jane Marriott oo aheyd safiirka dalka ingiriiska u joogta dalka Yeman wax badanna iyadoo dibulamaasi ah ka shaqeeysay wadamada carabta baa tiri hadalkan mar ay ka hadleeysay waxbarashada wadamada carabta:
Nidaamka waxbarashada ...
Sunday, March 25, 2018
-
“Xukuumadda Waxaanu Leenahay, Yaan Dadka Timaha La Isugu Xidhin”Sheekh Adam-siira. Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) Ayaa khudbadii jimcaha ee maanta wuxu kaga hadlay Arimo Dhowr ah Kuwaasi oo ku taxaluqa xaaladaha kala duwan ee ka taagan dalka
Sidoo kale sheikh aada...
Saturday, March 24, 2018
-
Caqabadaha horyaala dhamaanDugsiyada dawlada oo gaadhaya 1284 Dugsi .Qalinkii A/Rahman fidhinle UK
Guud ahaan dugsiyada Somaliland ee madaniga ah ama dowliga ah ayaa gaadhaya 1284 dugsi oo isugu jira Hoose/ Dhexe iyo Sare. Tirada guud ee ardayda wax ka barata dugsiyadaasi waa 400,000 arday. Tirada macalimiinta wax ka ...
Saturday, March 24, 2018
-
Heshiiska DPW,JSL iyo Ethiopia Wadagaleen1/3/18 Wuxuu buriyey ansixintii Heshiiskii hore. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Ma Weecsin Beegsin mise Aloos iyo Agaasin Danbe !! Ma Qataabsi ama Qurbaani.. Mise Qadhaabsi iyo Qudh-Qudho joogto? Ma midigays iyo Oodeys ! Mise Gown iyo Maquuno kale !! Boowe …Malaa….Waa Qaliban !! Mise ..Waaba Suke ...
Saturday, March 24, 2018
-
Liiska Magacyada, Qabiillada Iyo Shaqooyinkii Ay Hayeen Dadkii Lagu Xasuuqay Xeebta Jasiira Ee Duleedka Muqdisho 17-Julaay Ee Sannadkii 1989
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa ay ahayd mid ka mid ah dhacdooyinka xanuunka badan ee soo maray shacabka reer Somaliland iyo xasuuqii ay kala kulmeen taliskii Milatari ee Soomaaliya. Waa in kabadan 50-kii xubnood ee lagu xasuuqay ...
Friday, March 23, 2018
-
Akhriso Qisada Nin U Xidhnaa 31 Sano Dambi Uusan Galin Oo Mag Dhaw La Siiyey
USA(Berberatoday.com)-Nin u xidhnaa 31 sano dambi uusan galinayaa ku guulaystay 1 milyan oo doolar oo magdhaw ah.
Golaha xuquuqda ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Arbacadii in magdh...
Friday, March 23, 2018
-
War Deg Deg Ah”Xisbiga Waddani Oo Kudhawaaqay Inuu Kalsoonidii Kala Noqdey Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley xafiiskiisa waxaa u sheegay in xisbiga Waddani uu kalsoonidii kala noqdey Komi...
Thursday, March 22, 2018
-
Berbera daadku ha qaado Abwaan Timacade gabay (Geeraar)Bil kadib Midnimadii Somaliland & Somalia1960
Berbera daadku ha qaado Abwaan Timacade gabay (Geeraar)Bil kadib Midnimadii Somaliland & Somalia1960
https://youtu.be/DlEObAPlyYA...
Wednesday, March 21, 2018
-
Ganacsade Caan Ahaa Oo Maanta Loo Caleemo Saaray In Uu Noqdo Suldaanka Guud Ee Beesha Ex Madaxweyne Siilanyo +[ Muuqaal ]
Hargaysa (Berberatoday.com)_ Ganacsade Caan Ahaa Oo Maanta Loo Caleemo Saaray In Uu Noqdo Suldaanka Guud Ee Beesha Ex Madaxweyne
Halkan Ka Daawo
...
Wednesday, March 21, 2018
-
Shirkadda HEMA BOOKS Oo Ka Warbixisay Doorkeeda Manhajka Somaliland, Kana Jawaabtay Dhaliilo Loo Jeediyay
“Shirkadda HEMA BOOKS Oo Ka Warbixisay Doorkeeda Manhajka, Kana Jawaabtay Dhaliilo La Huwiyay”
Maalmihii u dambeeyay warbaahinta kala duwan waxa lagu baahinayay oo ku soo baxay eedo loo jeedinayo Shirkadda HEMA BOOK...
Wednesday, March 21, 2018
« Previous Page — Next Page »