-
Heshiiskii DPWorld 1/3/2017 La Gashay JSL Waxaa Kasoo Wareegtay Sanad Ee Maxaa Ka Qabsoomay ? Qalikii A/rahman fidhinle
Heshiiska DPWorld iyo Somaliland wadagaleen taariikhdii 9/5/20016 ayaa laysku wada raacay in uu ahaa heshiis lagu deg-degay oo xaqul qalin yar la siistay. Heshiiskaas oo lagu heshiiyey in Shirkada DPWorld Dekeda Berbera ku maa...
Thursday, March 1, 2018
-
Akhriso Magacyatada Wariyayaasha Uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojisay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaarada warfaafinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu goor dhaweyd uu shaqadii ka joojiyey 24 wariye oo ka hawl gala telefishanka qaranka Somaliland .
Sidoo...
Wednesday, February 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maamulaha Shirkada Ka Shaqeysa Horumarinta Kaluumaysiga Ee Fair Fishing Yuusuf Cabdillahi Guuled Oo Ka Jawaabay Eedo Culus Oo Kaluumaystada Berbera Ujeediyeen Shirkadooda
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulaha Shirkada Ka Shaqeysa Horumarinta Kaluumaysiga Ee Fair Fishing Yuusuf Cabdillahi Guuled Oo Ka Jawaabay Eedo Culus Oo Kaluumaystada Berbera Ujeediyeen Shirkadooda
https://youtu.b...
Tuesday, February 27, 2018
-
Xiisada muranka arimaha shidaal baadhista Gobolka Saaxil oo cirka isku shareeray. Qalinkii A/Rahman fidhinle
Xiisada muranka arimaha shidaal baadhista Gobolka Saaxil oo cirka isku shareeray. Qalinkii A/Rahman fidhinle
Shirkada ugu dhulka balaadhan ee dhawaan howlgalada sahaminta shidaalka dalka ka bilowday ee dadka iyo du...
Monday, February 26, 2018
-
Ex-Wasiir Qabbo: Kaskiisuu Hadlay, Dawladduhuna waxay Ilaashadaana Waa Amniga Iyo Dhaqaalahooda. Faallo; Maxamed Cabdi Guuled (Curad).
Ex-Wasiir Qabbo: Kaskiisuu Hadlay, Dawladduhuna waxay Ilaashadaana Waa Amniga Iyo Dhaqaalahooda. Faallo; Maxamed Cabdi Guuled (Curad).
Dhawrkii maalmood ee u danbeeyey, waxa isa soo tarayey hadalo iyo weedho Laaqi a...
Monday, February 26, 2018
-
Daawo :- Gudoomiyaha golaha guurtida oo ka hadlay khilaafka Wasaraada warfaafinta ka dilaacey + talooyin uu usoo jeediyey Gudidii abaaraha oo muuqeedii la waayey
Daawo :- Gudoomiyaha golaha guurtida oo ka hadlay khilaafka Wasaraada warfaafinta ka dilaacey + talooyin uu usoo jeediyey Gudidii abaaraha oo muuqeedii la waayey
BerberaTV markasta ka daawo wararka udanbeeya...
Monday, February 26, 2018
-
DAAWO:- “Noloshayda Waxa Badalay Sadex Odhaah Oo Abtigay I Baray” Sheekh Siciid Cali
DAAWO:- “Noloshayda Waxa Badalay Sadex Odhaah Oo Abtigay I Baray” Sheekh Siciid Cali
Feb 25, 2018 Hargeysa (Berberatoday.com) – DAAWO:- “Nolashayda Waxa Badalay Sadex Odhaah Oo Abtigay I Baray” Sheekh Siciid Cali
&nb...
Monday, February 26, 2018
-
Cabashadda shaqaalihii wasaaradda warfaafin oo wali taagan!
Wasaaradda warfaafintu waa wasaaradda ugu saammeynta badan wasaaradaha dalka waanna wasaaradda ugu cabashada badan intii aan arkayayba, waxaan aaminsan ahay inaan wali daawo loo helin halka cabashadu ku badan tahay taas oo aan wal...
Monday, February 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Guud Ee Dekedaha Dalka Jabuuti Abubakar Cumar Xadi Oo Ka Warbixiyay Sababaha Ay Uga Noqdeen Heshiiskii Shirkada DP World Ay Kula Jireen
Jabuuti(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Guud Ee Dekedaha Dalka Jabuuti Abubakar Cumar Xadi Oo Ka Warbixiyay Sababaha Ay Uga Noqdeen Heshiiskii Shirkada DP World Ay Kula Jireen
https://youtu.be/Soox8elmmYQ?t=236
...
Sunday, February 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Mashruuc Shidaal Baadhis Ah Ka Daah-furtay Gobolka Saaxil
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Mashruuc Shidaal Baadhis Ah Ka Daah-furtay Gobolka Saaxil
https://youtu.be/oGJ-09wJ-H4
Berberatod...
Friday, February 23, 2018
« Previous Page — Next Page »