-
“Dadweynuhu Waa Inay Hubsadaan Qofka Lasoo Saarayaa Ma Caafimaad Qabaa oo N Ma Shaqeyn Karaa, Somaliland Ma Aaminsanyahay oo Dhiigiisa Ma Hurayaa Mise Waa Labac Labac”Madaxweyne Muuse Biixi
Madaxweyne Muuse Biixi oo shacabka ka codsaday in musharraxiinta tartamaya ay hubiyaan caafimaadkooda iyo inta uu Somaliland aaminsan yahay.
"Dadweynuhu waa inay hubsadaan qofka lasoo Saarayaa ma caafimaad qabaa oo n
Ma shaqeyn ...
Tuesday, August 13, 2024
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Daahfuray Ceelal Biyoodyo Cusub oo Shacabka Berbera Waraabin Doona Kuwo Kalena Dhagax Dhigay Beeb 35KM Ahna Daahfuray”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi oo Daahfuray Ceelal Biyoodyo Cusub oo Shacabka Berbera Waraabin Doona Kuwo Kalena Dhagax Dhigay Beeb 35KM Ahna Daahfuray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fycAVllz2Pg
...
Monday, August 12, 2024
-
Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Salaadiinta Beesha Gobolka Saaxil oo Lagu Go.aamiyay In Qiimaha Laydhka Berbera Hoos Loo Dhigo.
Kulankii caawa Madaxtooyada Berbera ku Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Salaadiinta Beelaha Ciise Muuse ayaa wararka naga soo gaadhayaa sheegayaan in lagu go.aamayay in qiimaha laydka Berbera laga dhigo 0.39 $ halkii Unit ha...
Monday, August 12, 2024
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Fagaare Kala hadlay Dadweynaha Berbera ee Soodhaweeyay”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi oo Fagaare Kala hadlay Dadweynaha Berbera ee Soodhaweeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/FCNQDQVDeXU
...
Sunday, August 11, 2024
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Gudida Siyaasada ee Beelaha Habar Awal Wuxu Usamaystay Inuu Ku Baabi,iyo Gudiyada Dan Iyo Duco Iyo Hoodaale”Dr Shiine Cabdi Barkhadle
"Madaxweyne Muuse Biixi Gudida Siyaasada ee Beelaha Habar Awal Wuxu Usamaystay Inuu Ku Baabi,iyo Gudiyada Dan Iyo Duco Iyo Hoodaale ee Reeruhu Samaysteen"Dr Cismaan Cabdi Barkhadle oo Iskacasilay Xisbiga Kulmiye uu Katirsanaa 23 S...
Saturday, August 10, 2024
-
”Xisbiga Gaboobay ee Kulmiye Iyo Deegaankeyga Way Ukala Dhamaatay”Gudoomiye Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf”Daawo Muuqaal
''Xisbiga Gaboobay ee Kulmiye Iyo Deegaankeyga Way Ukala Dhamaatay"Gudoomiye Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WhfhOeJwYzQ
...
Friday, August 9, 2024
-
“Waxaan Iska Casilay Xubinimadii Iyo Xilkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye”Xildhibaan Cabdirashiid Nuur Wacays oo Katirsan Golaha Deegaanka Berbera”Daawo Muuqaal
"Waxaan Iska Casilay Xubinimadii Iyo Xilkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye"Xildhibaan Cabdirashiid Nuur Wacays oo Katirsan Golaha Deegaanka Berbera"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/17GdO6f7W5I
&n...
Thursday, August 8, 2024
-
“Muuse Hala Soodhaweeyo Kolay Codkii uu 2017-kii Ka Helay Gobolka Saaxil Rubuceed Ka Helimaayee”Xildhibaan Aadan Dheere”Daawo Muuqaal
"Shacabka Gobolka Saaxil Waxan Leeyahay Madaxweynaha Hala Soodhaweeyo Waa Socdaalkiisii Udambeeyay ee Isagoo Madaxweynaha Ah uu Gobolka Yimaadee Kolay Codkii uu 2017-kii Ka Helay Rubuceed Ka Helimaayo Saaxil,e"Xildhibaan Aadan Dhe...
Wednesday, August 7, 2024
-
“Madaxweyne Waxba Kuuma Yaalaan Gobolka Saaxil”Xildhibaan Axmed Cabaade Weyd oo Golaha Deegaanka Berbera Katirsan”Daawo Muuqaal
"Madaxweyne Waxba Kuuma Yaalaan Gobolka Saaxil Dadka Aad Soo Diranayso ee Haaheeyda Kuhayaana Waxba Kuuma Soo Sidaan, Gobolkuna Wuxu Ubaahanyay Dad Waxtar Leh oo Kuu Ololeeya"Xildhibaan Axmed Cabaade Weyd oo Katirsan Golaha Deegaa...
Wednesday, August 7, 2024
-
“Xisbiga Kulmiye Wuxuu Noqday Kawaan Lagu Gowraco Dadka Hanka Leh ee Udhashay Gobolka Saaxil”Siyaasi Cali Dhegoole”Daawo Muuqaal
“Xisbiga Kulmiye wuxuu noqday Kawaan lagu gowraco dadka hanka leh ee u dhashay gobolka Saaxil”.
“215 km oo badka dhulka ayaa Muuse lumiyay, 500 oo nin ayaa xidhan 7 sanno ee uu talinayay ee dalka xaaladda galiyay ilaahay ay...
Tuesday, August 6, 2024
« Previous Page — Next Page »