-
“Cumaamadaha Odaygii Ma Sido Loo Codayn Jiraye. Camalbaa Wakhtiga Laga Dhigtaa Caaqil-baan Ahaye. Caa,ilad Kastaba Waxa Hor Tuban Caagle Fara Weyne. Cug Nimaan Ku iman-baa Usida Calanki Reeraaye”Gabayga Cibaaro Iyo Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfool
Berbera(Berberatoday.com)-CIBAARO Gabayga cibaaro wuxuu soo baxay 02.02.2018. Waxaa curiyay abwaan reer saaxil ah oo la yidhaahdo Xiis Maxamed Cilmi (Shanfool) Wuxuu kaga hadlayaa is bedelka hab dhaqabkii nololeed ku dhacay. Hadab...
Thursday, February 22, 2018
-
Halkay Ku Dambeeyeen Mashaariicdii Horumarineed Ee Ku Lammaanaa Heshiiskii Lagu Wareejiyey Dekedda Berbera?, Muxuuse Madaxweyne Muuse Biixi Waftiga DP-World U Sheegay?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inkasta oo aan si rasmi ah faahfaahin dheeraad ah looga bixin nuxurka rasmi ahaan qodobadii ay dorraad oo Arbaca ahayd ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Waftigii uu hogaam...
Thursday, February 22, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Si Layaab Leh Uga Hadlay Cidduu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Wareejinayo Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (Foore)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Jaamac Shabeel ayaa si layaab leh uga jawaabay su’aal laga waydiiyey Cidda Madaxweyne Muuse Biixi ku wareejinayo Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIY...
Thursday, February 22, 2018
-
20 FEB 1982. ANIGU BURCO AYAAN JOOGAY (W/Q: C/Raxman Caydiid)
35 sano kahor, 20 Feb 1982, maanta oo kale anigu waxaan joogay Dugsigii sare ee Farsamada Gacanta ee Burao (Technical Institute of Burao – ITB). Maalin ka dib markii Hargeisa dhagaxa laga tuuray ayay Burcana ka bilaabantay. Burc...
Thursday, February 22, 2018
-
Hooyo ka qayb gashay 20 February maalintii Dhalinyaraada Somaliland Waxa laga reebay wasiir baa wax noo tarin Xildhibaan ba wax noo tarin Agaasima wax noo tarin?
Waxa Hooyo ka qayb gashay 20 February ayaa waxa laga reebay Ka wasiir baa wax noo tarin Xildhibaan ba wax noo tarin Agaasima wax noo tarin?
Golayaasha iyo waxa isku mid ah geedkan tiinka ah.
Galoolkii iyo waxaa rawaxay...
Thursday, February 22, 2018
-
Xiisada muranka arimaha shidaal baadhista Gobolka Saaxil oo cirka isku shareeray. Qalinkii A/Rahman fidhinle
Shirkada ugu dhulka balaadhan ee dhawaan howlgalada sahaminta shidaalka dalka ka bilowday ee dadka iyo duunyada abaaruhu saameeyeen boodhka ku liqday waa shirkada cusub ee BGP ( China National Petroleum Company ) taas oo l...
Thursday, February 22, 2018
-
Fariin Culus Oo Lafa Guraysa Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Dhaqaalaha Xukuumadda Ka Soo Gali Lahaa Ee Baal Mara Oo Si Toosa Ugu Socota M/Muuse
Mudane Madaxweyne, waxaan halkan kuugu soo diraynaa warqad furan oo ka hadlaysa dareenka qaar ka mida shacabkii codka ku siiyey oo awoodi waayay inay fariintooda toos kuu soo gaadhsiiyaan, hase ahaatee goostay inay warbaahinta kuu...
Thursday, February 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Maareeayaha Guud Ee Shirkada Dp World
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa
galabta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday shirkada DP World oo uu hoggaaminayey maamulaha guud ee dekedaha ay xukunto DP World...
Tuesday, February 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Kaluumaystada Berbera Oo Eedo Culus Dusha Usaaray Haayada Fair Fishiing Oo Caawimooyinka Loo Soo Mariyo Kaluumaysatada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kaluumaystada Berbera Oo Eedo Culus Dusha Usaaray Haayada Fair Fishiing Oo Caawimooyinka Loo Soo Mariyo Kaluumaysatada
https://youtu.be/40qqgl-GT3c
&nb...
Tuesday, February 20, 2018
-
Madaxweyne Ka Werwer Qaba In Dadkiisu Dib U Soo Dooran Waayaan Oo Sheegay In Uu Mudalab Hudheel Noqon Doono!!
Bolivia(Berberatoday.com)-Madaxweynaha waddanka Bolivia Evo Morales oo ka mid ah Madaxweynayaasha inta badan hadaladooda iyo ficiladoodu xiiso badan galiyaan dadka, warbaahintuna wax badan ka qorto noloshiisa ayaa dhawaan shaaciye...
Tuesday, February 20, 2018
« Previous Page — Next Page »