Articles
-
Daawo Muuqalka”Wariye Mahad Faarax Oo Udooda Xuquuqda Door Joogta Somaliland Oo Ku Baaqay In La Badbaadiyo Xayawaanada Diinka Iyo Caasha Badhida Oo Suuq Lagu Iibsanayaa Somaliya Ka Furmay
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wariye Mahad Faarax Oo Udooda Xuquuqda Door Joogta Somaliland Oo Ku Baaqay In La Badbaadiyo Xayawaanada Diinka Iyo Caasha Badhida Oo Suuq Lagu Iibsanayaa Somaliya Ka Furmay
https://youtu....
Tuesday, January 2, 2018
-
YAA WASIIRADII HORE ISTAWUU (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)
YAA WASIIRADII HORE ISTAWUU
(W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)
Xilli ku beegnayd maalintii Sabtida ee Bisha December 23, 2017, waxaa Hotel Jirde ee magaalada Hargeisa ku kulmay xubno ka mid ah wasiiradii hore, ee dawladdi hore, ee Madaxw...
Tuesday, January 2, 2018
-
Sidee loo xalin karaa Qorshe la’aanta dhalinyarada Somaliland ee Malyuunka kor u dhaaftay?. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa 65% shacabka JSL. ardeyda dhigata dugsiyada Somaliland oo gaadhaaya 1284 dugsi oo isugu jira Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare waxaa lagu qi...
Tuesday, January 2, 2018
-
Xagee Ayay Ku Danbaysay Lacagtii Afarta Milyan Iyo Sagaalka Boqol Ee Kun Ee Dollar Aheyd(4,900,000&)Ee Loogu Talagay In Taaga Maraakiibta Soo Xidha Lagu Soo Iibiyo Dekeda Berbera Ee Cali Xoorxor Ku Wareejiyay Axmed Yuusuf Dirir”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Xagee Ayay Ku Danbaysay Lacagtii Afarta Milyan Iyo Sagaalka Boqol Ee Kun Ee Dollar Aheyd(4900,000&)Ee Loogu Talagay In Taaga Maraakiibta Soo Xidha Lagu Soo Iibiyo Dekeda Berbera Ee Cali Xoorxor Ku War...
Monday, January 1, 2018
-
Ninka Dhulkii uu ku dul soconayey Wax ka Qaban kari waayey “27 Sandood wali sida uu yahay la ogyahay”Hawadasare Maamulkeeda na Haba Sheegeen?.
Ninka Dhulkii uu ku dul soconayey Wax ka Qaban kari waayey “27 Sandood wali sida uu yahay la ogyahay”Hawadasare Maamulkeeda na Haba Sheegeen?.
Hadii ay run tahay sida ay sheegayaan kuwa isku magaacab inay yihiin Mada...
Monday, January 1, 2018
-
Maxaa sababay in dhalinyaradu timahooda iyo dharkooda ku mashquulaan oo wakhti ku lumiyaan?
Maxaa sababay in dhalinyaradu timahooda iyo dharkooda ku mashquulaan oo wakhti ku lumiyaan?
W/Q Farxaan Maxamed Suldaan (Rakad)
Adduunku waxkasta sabab ayay leeyihiin waanna kuwan waxyaalihii sababay Timaha dhaqanka ka baxsan;...
Monday, January 1, 2018
-
Saldhiga Berbera iyo Saameyntiisa xoogan ee Dagaalka Gacanka Cadmeed . qalinkii A/rahman fidhinle UK
Waxaa fo'gaan aragu ku doodeen in heshiiska Saldhiga Berbera ansixintiisu uu ka hor imanaayo Dastuurka Qaranka Somaliland maadaama aan si hufan oo daahfuran loo soo bandhigin heshiis rasmi ah oo dhameys tiran. sida lawada...
Monday, January 1, 2018
-
94 Sano Kadib Ma Laga Yaabaa Inay Xaqiijiyaan Dhakhaatiirta Dalka Masar In Fanaanka Sayid Darwiish Sun Lagu Dilay !
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda sare ee Dalka Masar ayaa waxa soo gaadhay dacwad aad u layaab badan oo ah in dib qabriga looga soo saaro Meydka Fanaankii Caanka ahaa ee Sayid Darwiish ee geeriyooday 94 sano ka hor si loo baa...
Monday, January 1, 2018
-
Somaliland Sidee Ayay U Maamulan Kartaa Hawadeeda?. Cabbdilaahi Axmed Caarshe,
Somaliland Sidee Ayay U Maamulan Kartaa Hawadeeda?. Cabbdilaahi Axmed Caarshe,
Waxaa in muddo ah khilaaf ka taagnaa maamulka hawada soomaaliya, oo ay somalilandna ku jirto, taasoo waqti dheer soo taxnayd iyada oo wada h...
Monday, January 1, 2018
-
Midowga Xuquuqda Aadanaha Ee Caalamiga Ah Oo Ka Digay In Saldhigyada Imaaraadka Carabtu Khatar Ku Yihiin Ammaanka Iyo Nabadgelyada Geeska Afrika
Roma(Berberatoday.com)-Hay’adda midowga xuquuqda aadanaha ee caalamiga ah oo fadhigeedu yahay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, ayaa war rasmi ah oo ay dorraad 29kii Diisambar 2017 soo saartay, ku codsatay in la xidho saldhig...
Sunday, December 31, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|