-
Musow Morgan iska fogee ina aw Siciid iyo Sacad na iska qabo W/Q Ameercabdalla@gmail.com
Madaxweyne Muse Biixi miyuu il-duufay markuu weli Baashe Cawil Morgan xukuuma diisa ku hayo mise dar-daarankii qoyskii Silaanyo ayaa sidaa ahaa oo uu fulinayaa. Morgan waa yarkii odhan jiray Muse Biixi markaannu gacanta u qaadno w...
Wednesday, February 14, 2018
-
Wasiirka horumarinta biyaha oo cadeeyey in Mashruucii Biyo balaadhinta ee Xunbo weyne uu si xun u fashilmay. qalinkii A/rahman fidhinle
Waxaynu ka wada dheregsanahay in inyar oo kooban shacabka Caasimada hargeisa ay helaan biyo nadiif ah oo joogto ah.Waxay Xukuumadii Siilaanyo ee musuq badan ku fashilantay in ay hirgeliso mashruucii biyo gelinta ee Xumbo we...
Wednesday, February 14, 2018
-
Daawo:-Golaha Deeganka Salexlay Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2018-ka
Daawo:-Golaha Deeganka Salexlay Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2018-ka
https://youtu.be/cGvUPCH9c1c...
Tuesday, February 13, 2018
-
Muse Bixi maxaa toosin uga baahan?
Muse Bixi weli wakhti yar ayuu kursiga ku fadhiyaa, waxana isaga laaqan hawlaha hor yaalla iyo sidii uu kala hormarin lahaa, si uu dalka ugu hoggaamiyo tubta toosan. Laakiin waxa uu malaha weli la’yahay ciddii siin lahayd talo w...
Tuesday, February 13, 2018
-
Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Markii Uhoreysay Xukun Ku Riday Eedaysanayaal Lagu Qabtay Xayawaanka Diinka Iyaga Gaadhi Ku Sita
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada degmada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka xukun ku
riday 5 nin oo ka ganacsaayey xayawaanka Diinka isla markaana laba nin ay maqane yahiin
Maxkamada ayaa ku xukuntey midkiiba saddex sanno oo x...
Tuesday, February 13, 2018
-
Ka Fiirsasho La’aanta Magaacaabista Xoghayaha Dawlada/Hoose ee Gabiley oo Noqotay Hal Seegtay Madaxwayne Muuse Biixi ….W/Q Kaltuun Cabdilaahi Madar
Dhawaan ayay ahayd Markii uu Wasiirka Arimha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed uu Digreeto Wasiir Ku soo Saaray Magacaabista Xoghayaha Dawlada Hoose Gabiley Mustafe Maxmuud Xaaji Cabsiiye Kaasi Shacabwaynaha Reer Gabiley Ay S...
Tuesday, February 13, 2018
-
Nolosha Adagi Waa Tababar Kuu Socda Oo Maalin Maalmaha Kamida Ku Anfici Doonta”Akhriso Sheekadan
Nolosha adagi waa tababar kuu Socda!
------------------------------------------------
Gabadha yar ee sawirkan iidiin ka muuqata waxa la yidhaa Marwa. waa 10 jir oo kaliya, marwa waxa ay ku nooshay nolol faqiira, iyada ayaa...
Monday, February 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Dayib Xasan Boobe Oo Katirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran Ee Ka Taagan Shiidaal Baadhista Gobolka Saaxil Iyo Baaq Uu Udiray Madaxweyne Muuse Biixi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Dayib Xasan Boobe Oo Katirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran Ee Ka Taagan Shiidaal Baadhista Gobolka Saaxil Iyo Baaq Uu Udiray Madaxweyne Muuse Biixi
https://you...
Sunday, February 11, 2018
-
Hadalhaynta Xukuumada Cusub! Sidee shacabka Somaliland u arkaan Xukuumada cusub ? – Qalinkii A/rahman fidhinle UK
Shacabka Somaliland waxay madaxweyne MBA ka filanayeen isbedel siyaasadeed iyo mid maamul oo mug leh
(Political Reforms ) Waxaana laga filaayey dhisme dawladeed oo aan daboolneyn ee daahfuran taas oo ku saleysan cadaalad, wadatas...
Sunday, February 11, 2018
-
Oday 90 Jir Ah Oo Idaacadda Radio Hargeysa Ka Dhammeeyay Tafsiirka Quraanka Kariimka Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aw Maxamed Ibraahin Ismaacil oo ah oday da’da sagaashamaadka ku jira oo reer Hargeysa ah ayaa mudo shan iyo toban sanadood ah tafsiirka quraanka kariimka ah ka baranaayay idaacada Hargeysa oo uu ku xid...
Saturday, February 10, 2018
« Previous Page — Next Page »