-
4 Marxaladood Oo Jacaylku Uu Maro Iyo Muddada Ugu Badan Ee Uu Qofku Ka Soo Kabto Nabarka Caashaqa
London(Berberatoday.com)-Qofka caadiga ah ugu badnaan laba sano ayaa ay ku qaadataa in uu ka gudbo xaaladaha nafsiga ah ee ka dhashay jacaylka lagaga baxay ama ruux uu jeclaa oo uu si uun u waayey. Laakiin in jacaylku hungoobo wax...
Saturday, January 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Danjire Cawil Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Midaynta Shacabka, Cirro-Na U Soo Jeediyay Inuu Natiijadii Doorashada Aqblo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ambaasadoor Cawil Cali Ducaalec(Cawil) ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku ku jiro, waxaanu farriimo u diray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed...
Saturday, January 27, 2018
-
36 Guurada Dilkii Korneyl Cabdillaahi Xaaji Saciid 27 January 1982: Dhinbiishii Hurisay Halgankii Hubeysnaa Ee SNM
Maalin Arbaca ahayd 27kii Bishii Jenweri 1982kii waxaa si waxashnimo ahayd uu General Maxamed xaashi Gaanni oo dad qalkii Maxamed siyaad Barre ay isku reer Ahaayeen uu ugu Dilay Meesha la yidhaahdo Dharkayn-geenyo oo ka Tirsan G...
Saturday, January 27, 2018
-
Daawo/Akhriso:-Mashruucii Biyo Balaadhinta Magaalada Berbera Oo Dhaafi Waayey Qorshe Warqad Ku Qoran
Berbera(Berberatoday.com)-Mashruuca Biyo Balaadhinta Berbera Aya u Muuqda Mid Madhalaysa Oo Sanad walba Labo Xili Oo Kamida Loogaga hadlo Shir Aay Hogaaaminayaso Wasaarada Biyaha Somaliland,
September 16 2014 Ayaay Ahayd Markii...
Saturday, January 27, 2018
-
DP World 70% Lacagta Dekeda Berbera Kasoo Xeroota Ayay Maalin Walba Dollar Ubedeshaa Kuna Shubtaa Banka Dalka Isutaga Imiraatka Ee Dubai. Qiimaha Sarafka Intay Doonaan Ayay Siistaan W/Q Ameer Cabdalla
Galab walba 7 da fiid nimo waxa Dubai lagu shubaa 70% dakhliga maalintaa Dekeda ka soo xarooda. Waxa la masaxay Bankii Somaliland National Bank oo waxa lagu bedelay Dahabshiil oo lacagta dekeda Dubai u xawila iyadoo dollar ah gala...
Saturday, January 27, 2018
-
Akhriso Qisada”Wiil Iyo Gabadh Isu Doonanaa Oo Jeedal Lala Dhacay Ku Mutaystay Maxaad Isugu Dhawaateen Idinkoo Isqabin Dalka Indonesia+Daawo Sawirada
Indonesia(Berberatoday.com)-Gobolka Banda Aceh ee dalka Indunisia ayaa waxaa xukun jeedal ah oo tacsiir ah amase( dhaqan toosin) ah ku fuliyay wiil iyo gabadh isu doonanaa in ay is guursadaan balse la arkay iyaga oo isu soo dhawaa...
Thursday, January 25, 2018
-
36 Guurada Dilkii Korneyl Cabdillaahi Xaaji Saciid 27 January 1982: Dhinbiishii Hurisay Halgankii Hubeysnaa Ee SNM
Maalin Arbaca ahayd 27kii Bishii Jenweri 1982kii waxaa si waxashnimo ahayd uu General Maxamed xaashi Gaanni oo dad qalkii Maxamed siyaad Barre ay isku reer Ahaayeen uu ugu Dilay Meesha la yidhaahdo Dharkayn-geenyo oo ka Tirsan Gob...
Thursday, January 25, 2018
-
Wasiir Kamida Wasiiradii Xukumadii Hore Ee Madaxweyne Siilanyo Oo Xirfad Shaqo Rooti Soosaarka Ah Bilaabay Iyo Masuuliyiinta Xilalka Ka Waayay xukumada Cusub Oo Kala Foofay
Qiimeynta Wasiirraddii Xil-ku-xoogleyaasha ahaa iyo kuwa xirfadaha shaqo samaystay ee Bulshada la nool…
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubno kamid ah Wasiirradii hore ee Xukuumadda Kulmiye, ayaan inta badan lagu arag saaxada ...
Thursday, January 25, 2018
-
Maxaad Ka Ogtahay Taariikhda Uu Soo Maray Dalka Equatorial Guinea Iyo Dhaqanka Madaxweynayaashii Soo Maray
Guinea(Berberatoday.com)-Equatorial Guinea waa dalka keliya ee qaaradda Afrika lagaga hadlo, luuqadda Isbaanishka waxaana Xornimadiisa uu ka qaatay dalka Isbayn Sannadkii 1968-kii Francisco Macías Nguema, ayaana noqday madaxweyni...
Thursday, January 25, 2018
-
Saddex Dawladood Oo La Filayo Inay Ku Soo Biiraan Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Iyo Xarun Caalami Ah Oo Door Muhiim Ah Ka Ciyaaraysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddex dawladood oo cusub ayaa la filayaa ayaa la filayaa in ay ku soo biiraan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya .
Xarunta calamiga ah ee lagu magacaabo CENTER FOR HUMANITRIAN DIOLOGUE ayaa...
Thursday, January 25, 2018
« Previous Page — Next Page »